Sign in to follow this  
Mooge

Gen, Gaafow: Waan Joojinay Isticmaalka Baasaboorkii Hore Ee Soomaaliya

Recommended Posts

Mooge   

Muqdisho (RBC Radio):- Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Hay’ada Nabadsugida Qaranka Dowladda FKMG Soomaaliya Gen, C/laahi Gaafow Maxamuud ayaa sheegay in ay joojiyeen isticmaalka baasaboorkii hore ee Soomaaliya. Gen, Gaafow ayaa sheegay in sanadkan cusub laga bilaabo uusan shaqeyn doonin baasaboorkii hore ee Soomaaliya oo lahaa midabka cagaarka, kaasi oo Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo [...]

 

More...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

waa joojinnay baa la iska dhahayaa...meeqo jeer buu hadda ka hor sidaan oo kale dhahay oo socon weysey. Gaafoow illaa ay dowladdu samayso qaab ay Soomaalida ku kala baahsan caalamka ay baasaboorkan heli karaan waa joojiyey ma soconayso. Dadkaan awalba iska dhibaataysnaa in caqabad loogu sii daraa ma habboona. Soomaali badan oo arday, shaqaale amase degaan ahaan u jooga goobo ay ka mid yihiin: Sucuudi, Imaaraadka, Suudaan, Shiinaha, Hindiya, Bakistaan, Maleesiya iyo meelo kale oo badanba soo arrintani caqaband ku noqon mayso oo degganaashihii waddamadaas ay ku haysteen lagama joojinayo? Dadkaan Soomaalidu ay xilalka u dhiibtaan horta maxay naxariistu uga guurtaa oo ay keliya uga fekeraan labada shilin ee iyaga soo geleysa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this