Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland speaker of parliament returns back Home Pics

Recommended Posts

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabatay

Hargeysa(OWN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Ciro) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay, kadib safar mudo uu ugu maqnaa wadamada Yurub.

Gudoomiye Ciro ayaa waxa maanta uu ka soo dagay Madaarka Cigaal Internaional Aribort ee Magalaada Hargeysa, waxa kalaasi ku soo dhaweeyey labadiisa ku Xigeen ee Cabdicasiis Maxmed Samaale Iyo Baashe Maxmed Faarax, koox mudanayaal ah ee Taabacsanaa Shirgudoonka. Wasiiro Iyo Masuuliyiin kale oo tiro badan, Gudoomiye Ciro ayaa waxa uu Qolka nasashada ee madaarka ugu waramay Warfidiyeenkada waxana uu sheegay in safarkiisii uu ugu maqnaa dalka Austria ay kala soo noqdeen Guul isla markaana ay waxyaabo badani uga soo qabsoomeen, waxaanu sheegay in uu kulamo kala duwan lasoo yeeshay Baarlamaanka dalkaasi iyo Masuuliyiin kale.

Md Ciro waxaa kale oo uu ka hadlay Muranka Golaha dhexdiisa ka taagan isla markaana kala qaybiyey isku duubnidii golaha intii uu dalka dibadiisa ku maqnaa,

waxa uu sheegay in uu ku rajo weynyahay in uu si wanaagsan ku dhamaan doono khilaafka u dhexeeya mudanayaasha golaha wakiilada,waxaanu shacabka reer Somaliland ugu bishaareeyey inay wax wanaagsaani kasoo bixidoonaan golaha maalmaha soo socda.

Soo laabadshada Gudoomiye Ciro ayaa waxa ay ku soo beegatay wakhti uu khilaafkii u dhaxeeyey Golaha Wakiiladu uu sii xoogaysatay isla markaana ay Fashilaad ku dhamaadeen xadhdhexaadino uu waday Madxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, islala markaana ay Garabka Muacaaridka ee Dabada ka wada Mooshinka buuqu ka dhashay sheegeen in ay Maxkamada Distooriga ah u Gudbiyeen dacwad ay ka qabaan Habdhanka Shirgudoonka Golaha Wakiilada.

soodhawyn.jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

Awoowe Hanjab, Happy New Year!

Warkaan hoose maxaa ka jira?

Ciidamada Jamhuuriyadda la baxday Somaliland ee jooga jiida hore ee Gambadha ee Sool fadhigoodu ahaa ayaa la sheegay inay shalay u ruqaansadeen tuulada Tuka-raq ee xuduuda Somaliland iyo Puntland, halkaas oo la sheegay in saldhig ay ka samaysteen.

Ilo xogogaal ah oo aanu ka helay deegaanka gobolka Sool ayaa xaqiijiyey, in ciidamada Somaliland oo ku gaashaaman hubka culus ay isku balaadhiyeen xuduudaha bariga Somaliland iyo deegaanada xuduuda ku siman.

Dhinaca kale ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo jooga degmada Buuhoodle ayaa xaqiijiyey in ciidamo ka socda Maamul goboleedka Puntland oo uu hogaaminayo Col. Dayr Iska Toos, ay soo gaareen shalay galab degmada Buuhoodle.

Ciidankaasi aya la sheegay inay ka soo baxeen magaalada Garoowe ee Puntland, iyadoo dhinaca kalena la sheegay, in ciidamada Somaliland ee ku sugnaa deegaanka Maygaagle ee nawaaxiga Buuhoodle ay heegan culus galeen, ka dib markii ay ka war heleen ciidamada Puntland ka yimid.

Wararka ka imanaya deegaanada bariga Sanaag ayaa sidoo kale sheegaya, in ciidamo ka socda Puntland ay soo dageen tuulada ceeleeyo oo qiyaastii dhinaca bari uga jirta magaalada Laasqoray 130-Km, iyagoo wararkuna intaa ku daraya, in xalay ay ciidamada Puntland iyo Kooxda Atam ee ka dagaalanta buuralayda Galgala ee bariga Sanaag ay hubka hoobiyaha isku adeegsadeen dagaal Madaafiica oo xalay dhex maray.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Somalina;684247 wrote:

Awooowe happy new year warkaas waxba ka jira

Share this post

Link to post
Share on other sites

awoowe dagaal ma dhicin peaceful ruqaansi ba la yidha koonfurians waxa ma yaqanin nafar waxba kuma noqon, wax ka barta oo cashar qaata tuulada gambadhe ba laga gudbay oo tukaraq ba la tagay

14e75l3.jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

Awoowe, maxaad Koonfur afka u soo marisaa every chance aan wax isweydaarsano?

Oo hadda Garoowe maad u socotiin si nabad ah? loooool

Share this post

Link to post
Share on other sites
bilan   

Actually Xamar bay u soo socdaan si nabada, after 20 years ay dhaxanta taagnaayeen, they are coming back.

Sow ma ogid in Xundhuf in his imagination uu dhowr iyo toban jeer qabsaday Buuhoodle, marka waxba ma aha in haduu magaalo kalena u soo ruqaansado, Allow haduu yaqaano meesha ay Tukaraq kaga taal Somalia.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Somalina;684287 wrote:
Awoowe, maxaad Koonfur afka u soo marisaa every chance aan wax isweydaarsano?

Oo hadda Garoowe maad u socotiin si nabad ah? loooool

Dee waxad tihin jaarkayaga wax wanaagsan banu idin la jecelnahay waxanu rabna inad nugu dayatan oo aad naga baratan

garowe maya ,maxa naga yaala garowe , garowe wa Somalia ,, laakin meel 5 km u jirta garowe baan u socona wa halkay xuduudu ku dhanthaay inshallah lool

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

loooool@5 KM u jirta Garowe...

Taa la idinkama aqbalaayo waad ogtahayee, ww4 aa dhacaayo markaas. What is this story oo is diyaariska ah?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this