Sign in to follow this  
Rayyan

Ibrahim Gadhle (AHN)- was a Literary figure par excellence

Recommended Posts

Rayyan   

Alle haw naxariiste Ibrahim-Gadhle was a philosopher, a poet, and Playwright, He was a literary figure of supreme quality, a genius extraordinaire to be exact, a legendary in his own maxims, stanza, and light humour, always coming up with different style of poetry, which amazes all his co-dramatists, and literary circles.A burcaawi/Djaboutian, may allah bless his soul, both sides of the fence a beloved figure he was.

 

On Iscadaynta hablaha Dhayaanada marsada:

 

Muran baa adduunyada ka jira amase maandhaafe

Marwo iyo ninkeedii maxaa maanta kala haysta!!

Maariin dhalaaliyo hablahaa madawga diidaaya

 

Hablahaa madiidee wejiga madhiyey diirkiisa

Maskax xumo kolbaa loo cabbaa mur iyo diibaaqe

Malab iyo nimaan kala aqoon midhaha waabayda

 

Isaguba kol buu Jowharoow dacar magaabshaaye

Haddii ay masiibada ogyiin mawdku daba yaalo

Oo ay micnaha garanayaan may is mariyeene

Maxaa midabka dheehiyo hablii maanta kala haysta

 

Maaley qadhaadh iyo kuwaa morohda soo qooshtay

Sidii neef muqloobay ayey lugaha kala maroorshaane

Maxaa kii murqaamiyo qof weyn maanta kala haysta

 

 

His Maanso of Maansooy iyo Dircsooc:

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

SIDA DAALLINKII HORE DADKA KII WAX BARAYEE MA MID DIINTA NECEBEE CULIMADA DILEY DHALI!

 

MISE DAWRKAN MAANTAA SHEEKH LAGA DUCEYSTIYO WELI DAAHIREY DHALI!

 

SIDA DAALLINKII HORE DAARADDIISUUN DARAJADA KU KOOBEE INTA KALE DULMEY DHALI!

 

MISE DAWRKAN MAANTAA DADKU MIDUU U SIMANYOO.....

 

SIDA DAALLINKII HORE DUUL WADA WALAALAA MA MID KALA DURKIYIYO BEELO KALA DILEY DHALI!

Allah naxariistii janno ha siiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this