Sign in to follow this  
Prinz

Raaxeeye??

Recommended Posts

Prinz   

Akhyaarta fanka iyo suugaanta wax ka taqaan, waxaan jeclaah lahaa in hadii aad wax ka maqasheen dhowr hees baa jira oo giddi isku magac ah, dhowr hobalna ay ku luqeeyeen.

 

Heesta magaceeda waxaa la yidhaa: Raaxeeye

ilaayo hadana fanaaniinta qaada waxaan ka arkay;

Axmed Muxumad Good Shimbir, Magool, Max'ed Yusuf Cabdi, Max'ed Saleemaan Tubeec, Max'ed A. Kuluc..kwd

 

Heesahaas maxaa looga jeedaa, kolay macna baa ka dambeeya, wax ka dhaha bal, waana wada mahadsantihiin ^

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

ilaayo next generation aa? Shiikh Cabdu qaadir iyo shufeerkiisoow :confused:

 

 

Adi heesaha wax ma ka taqaantid miyaa mukulaal ku qaniintee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Miskiin ^ Abaa haa sidaas waaye, adaa xaga fanka qatarisaana ku eh nooh.

 

Just go check askarmotors.com/music.htm heeso badan oo qaaci ah ayaa jiro oo gidi la wada yiraahdo Raaxeeye, hadaa xaga qaraamiga ku fara dhuudhuuban tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soori, macalinka. Ani iyo qaaci iyo qaraami wixii la dhahaba ma isku fiicni. Heesaha kataaradda lagu garaaco somehow waa ku gam'aa, oo hurdo hurdo igu qabato.

 

Waa kasoo biloow kuwii Cumar Dhuulle [Eeebba ha u naxariistee] ilaa iyo qaar kamid ah Axmed Naaji kuwiisa -- kuligood iima baxaan, wax kataarad lagu garaaco.

 

Now, if you want to talk about Cumar Shooli, Sulfa, Faadumo Qaasin, Shimaali, heesahooda dhamaantood, we are in a un-caajis zone for me then. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Iga tag aa lagu yiri abaaba, qaraami classic songs ayaan ku dhaartaa, Magool's, Ilma Mooge, Tubeec, Dhuule, Kuluc, Xasan Diirie, Hiba Nuura, Maryan..music-gii Saciid Xarawo iyo, ani alaabahaas aanba ku heestaa, heesta hadeesan lahayn kaban, turumbo tiiba talyaani, iyo durbaan gadaal ka yeeraayo hore leen uga sii socdaa, specially heesaha jugta waayadan dambe dibada lagu soo casriyeey isma arki karno walahi, rag waa ragii hore hadalna waa koodi ay soomalida dhahaan, nin walba intuu Europe, North America tago, ceer iska qaato, ayuu caac iska soo leeyahay aasaa lagu leeyahay waa fanaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raaxeeye waxaan u aqaan Buska kursiga dheer ee ugu danbeeyo .. oo la isku kala bixiyo markii safar dheer lagu jiro.

 

hadaa aad hasho hal xabo aad quraan waraabe ku akhrisid intaad dhexda ku jirto kaba sii fiican :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this