Sign in to follow this  
Ismahaan

Maxaa kugu yaab badnaa intaa qof u turjumaysey??

Recommended Posts

Originally posted by AYOUB:

Immigration Officer: Full name please

Interpreter : Magacaa?

Sujui Man: Abdi Farah

Immigration Officer: Where did he travel from?

Interpreter: Xagee baad ka..

Sujui Man: Ma-ga-ra-na-yo af soomaali

Interpreter: From Somalia

Immigration Officer: How did he get here?

Interpreter: Suurad Faataxa akhri

Sujui Man: Alxamdu lillaahi rabii.....wala daalin aamin.

Interpreter: He praised God for making it here. He says he travelled from...

Immigration officer: What about his family?

Interpreter: Suurad kale akhi..

Sujui Man: Qul accuudu bi rabbi nnaas...

Interpreter: He says he lost contact with them when they got displaced ...

 

Inuu Quraanku mucjiso yahay cid diidaysaa jirin.
:D

loooool. I think many are familiar with these kind of stories, back in the days.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Originally posted by umu zakaria:

 

Doctor. What is your problem?

Me........ xagee lagaa hayaa?

Aunt.......... Maandhaay rubuq raabuqoo dhan baa mutulaato i ah oo meel ii fayoow ma leh

Me.......... :confused: :confused: :confused:

rubuc raabuqoo dhan aa aga :D Somali langauge miyaa bal ii sheeg aan kaa faidaystee waxa laga wado pls sis :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Ka warran tanna!

 

Dhaqtarka: Maxaan kaa caawiyaa?

Turjubaanki: Maxaa laga caawiyaa ayuu ku leeyahay dhaqtarku.

Bukaan socod eedo Xaliimo: Eedo, waxaad ku tiraahdaa halkaas [tilmaameysa meel jirkeeda ah] halkaas ma ujeeda, halkaas iyo aagagaas dalawda hoosteeda ah ayaa sidaa hadde sidaa ii dikaameysa waxaad u maleysaa in middi sidaa un loogu juq-juqeynayo. Waxa kale u sii raacisa dhaqtarka in habeen kasta markii aan seexdo korkayga oo dhami lagu durdurinhayo lana garaacayaa qaw qaw-daa un halkaa daqayda ahiba ha ugu sii darnaato e. Usheeg eedo intaas dhaqtarka....

Turjibaanki: :eek: :confused: :eek: :confused: ... waan soo noqonayaa ee wax yar iga raali ahaada [in somali and in danish]

Dhaqtarki..War ninyahow qoftaan sidaan ha iiga tegin ee bal sug intan kaniinayaal fiitamiin ah bay u baahan tahaye aan u qoree ha tagin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. S slash that cracked me up.

 

 

Ismahaan

Rubuq raabuq means the abdomen, it is softest parts! inta markii la taabto ugu sii jilicsan waliba dee markay dadku sii duqoobaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

mine was the worst. the lady kept calling me by my initials.... OJ!

 

she didnt give it to me!! i had to go to court to get it. i should have OJed her.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Eedo, waxaad ku tiraahdaa halkaas [tilmaameysa meel jirkeeda ah] halkaas ma ujeeda, halkaas iyo aagagaas dalawda hoosteeda ah ayaa sidaa hadde sidaa ii dikaameysa waxaad u maleysaa in middi sidaa un loogu juq-juqeynayo. Waxa kale u sii raacisa dhaqtarka in habeen kasta markii aan seexdo korkayga oo dhami lagu durdurinhayo lana garaacayaa qaw qaw-daa un halkaa daqayda ahiba ha ugu sii darnaato e. Usheeg eedo intaas dhaqtarka....

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Mid cousin-kayga ah oo aniga xataa la iigaga turjumo siduu afkiisa u adag yahay, baa intuu fak yiri [indho adeeg] qolyo Bantu ah u noqday turjumaan.

 

Islaantii baa ku tiri: Awo ma seehdoow, maalin ma seehdoow an dhan dhuuriyaaye, madaha i dhuuriyaaw.

 

Asagii, siduu "naa maxaad leedahay" ugu haayay, finally turjumaan kalaa loogu yeeray. Asna waa la ceeyriyay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nephthys .......... looooooooooool you really make me lough i recken that your Cousin was prober Reer mudug(indha adeeg)....Awo Ma Seehdow akakakakak i couldn't hold back "Naa Maxaad leedahay"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Nephthys:

Awo ma seehdoow, maalin ma seehdoow an dhan dhuuriyaaye, madaha i dhuuriyaaw.

:D

Inaalillaahi ,,,,,,,,,,, :D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this