Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Soomaalida iyo quruxda

Recommended Posts

Nephissa   

^L0L. Waa ii muuqataa asoo saan leh:

"Allow yaa galbeed kuma wacnee gaadhi kula dhoofa

Allow yaa gayiga aan dagniyo bariba gaarsiiya :D

Allow gob lama caasiyee aniga ii guursho." :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Waan gartey sharmakee iyo MMA. qof walbee wax baa laqurxoon. whethers its dilated pupils or not.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Nephthys:

^L0L. Waa ii muuqataa asoo saan leh:

"Allow yaa galbeed kuma wacnee gaadhi kula dhoofa

Allow yaa gayiga aan dagniyo
bariba gaarsiiya
:D

Allow gob lama caasiyee aniga ii guursho."
:D

^Oh Bishaaro you got quite clever there...weliba waqti baan waayaye'e i got very close to where she lives :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Ninkii jiray waxa uu yiri! Quruxda iyo dadnima dumarka waxaa la ogaan karaa marka ay guursato!

 

Ameer riiray caano iyo ilma lagu ogaadaaye,

Aragiisi maan maleh intuu adhaxda taagaayo.

 

Gabadh oogadeed iyo guraa lagu ogaadaaye

Arageedu maan ma leh intay tima agliilayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Originally posted by Dabshid:

Ameer riiray caano iyo ilma lagu ogaadaaye,

Aragiisi maan maleh intuu adhaxda taagaayo.

 

Gabadh oogadeed iyo guraa lagu ogaadaaye

Arageedu maan ma leh intay tima agliilayso.

dabshid, see lagu og'aada , i mean maxaa lagaa wada waxa kor ku qoran. im sure i have annoyed many nomads here by asking always "maxaa ka/laga wada".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this