Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Erayadii dhumay

Recommended Posts

Jimcaale, qatarnimo miyaa waxaan mise waala soo qishay. Naga dhaaf yaaqeey ciyaal waamo saan maku ogeyn, LoL.

 

Saa tiri waaye, waa keentay. Buugga hada ma ii dhawo, koleey saas camal ee u fasireen.

 

Leyliga waa sii socon doonaa, Eebbe ha idmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cara.   

I'm going through all the pages MMA, mouthing the words and struggling with the definitions xitaa.

 

As a side-note: I would've said "erayadii lumay". Is that incorrect or a dialect thing?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maskiin Macruuf, Af somaaligaaga aan ka qeyliye nin yahow...hore maa macalin usoo eheed waa la yaabee? anaaba jiiro i gelisey!..wah redface.gif

 

 

Intaas kalmood aa soo taxdey oo dhanba hal xabo kama fahmin, intee wax ka bilaawdaa aan ku jiraa.

 

 

Cashirkaan inkastoo aan aad ugu soo daahey, waxaan iska rabi lahaa inuu weli meeshiisa kasii socdo waa hadaa (tabar u leedahey inaa dhameestirtid) ane markaas aan qalinkey iyo buugey lasoo boodaa. Haye hee macalinka, adaan ka warsugaa inaa ila soo socod siisid goortaa cashirkaas sii wadi doontid iyo waqtiga homeworka la qeybinaayo...miriqdaada lee yaan la waynin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this