Sign in to follow this  
nuune

Halxiraale

Recommended Posts

Muhammad   

sxb: waan helay

 

suaasha jawaabteedu Doqonimada tahay waa:

cudurkii ku doorshee

daduu helana aan dilin

dawa aan yeelan ii sheeg?

 

 

kuwa kale waan ka soo fekeri sxb

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muhammad   

ok

 

Halxidhaalaha aay Heestu ku socoto waa:

 

xidigahan dusheena middaan uga dan leeyahee

doonaayo ii sheeg aan doonaayo ii sheeg?

 

Jawaabteeda ma hubo, armay tahay gabadha uu heesta la qaadaayo ee Dahabo? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Saaaxudiin, waa sax jawaabta ay tahay doqonimo, laakin waxaad khaladey halxidhaalihii ahaa ula jeedada heesta,

 

 

hadda saddex halxidhaale unbaa la furey, saddex kalaa hadhey iyo su'aashii ula jeedada heesta dhanba,

 

saddexda hartey waa halxiraalaha ugu horreeyo iyo labada ugu danbeyso, isku day wacan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bakar   

Jawaabta koowaad waa fiidmeerta , sababto ah fiidmeerta geedaha unbey kudagataa ama hoy ka dhigata. jawabta hadaysan taas, waan ka gudbaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
Bakar, maashaa allaah, saxiix, waad sheegtey, hadda laba ayaa hartey, waa labada halxiraale ee ugu danbeeyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bakar   

Nuune, widaayow waan kugu wareeray. Farxan waxu ku jawabey Albatros, anigana waxaan ku jawabey fiidmeer. labada xayawan soo makala gedisna? Haday saas tahay, Farxan baa sheegey, marka ka raali noqo jawaabt aan kuceliey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

bakar, waa caadi sxb, labada soo hartey bal isku dayya, waa labada ugu danbeyso, midda horta ah: xidigahan dusheena ah, taas aad bey u adagtahay mana sii faahfaahsano, marka tan waan idinka deynayaa, haddaad isku dayyi kartaana isku tijaabiya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bakar   

xidigahan dusheena middaan uga dan leeyahee

 

Waxaan umaleynaa Eebe/Allah. Ileyn asaga ayaa daacad loo noqdaa, kana koreeya Xidigaha. waxyaalo badana baa ka koreeya xidigaha, balse Illaah uun baa daacad loo noqdaa.

 

Haye qatar ma ahay smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waa runtaa, wax ilaah ka korreeyo ma jiraan, balse jawaabata saas ma ahan, jawaabta anaa soo wada qori doono oo heesta ku dhammeestiri doono.

 

laakin tan ugu danbeeyso isku dayya, saan horey u sheegayna jawaabta xaraf D bey ka billaabataa,

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Maadaama halxiraalayaasha qaar aan laga jawaabin, saas a tahay jawaabaha waan soo wada qorayaa:

 

dhulka waxaan usoo dagan

cirkana daarad ku laheyn

ee duula ii sheeg ?

 

Fiidmeerta waxaa sheegey Farxaan iyo Bakar

 

cudurkii ku doorshee

daduu helana aan dilin

dawa aan yeelan ii sheeg?

 

Doqonimo waxaa sheegey Salaaxudiin

 

waxa socodka diinka leh

dabeeshana ka orad badan

een daalin iisheeg?

 

Dayaxa waxaa sheegay Farxaan

 

waxa dugaaga raaco

dibadana u hoydo

dad la moodo ii sheeg?

 

Daanyeerka waxaa sheegay Salaaxudiin

 

xidigahan dusheena

middaan uga dan leeyahee

doonaayo ii sheeg

aan doonaayo ii sheeg?

 

Calankeena Soomaaliyeed halxiraalahan aad uma sharaxsaneen!

 

qof dibbira la jiifo

gaajana la daaco

diidaayo ii sheeg?

 

Dumarka tan qof ka jawwaaba waa la waayey halxiraalahan ugu danbeeyo ayuuna ahaa ula jeedada heesta dhanba

 

micnaha qof dibbira la jiifo waa dumarka markey uurka yihiin, saas waaye sharraxaada, waa qof dibbirsan xagna gaajo heyso!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Outch! waa liiga horsheegay haye halxiraalaha?

Anyway, it's good if you've already found it, website kale oo ay ku jirto aan hayaa, it's a great song full of xikmad iyo hadal waaweyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Shukran walaal, waxaa kaloo jiro heeso halxiraalayaal ka kooban, hadaad aragto heesahaas bal noo keen.

 

 

heestan muusigadeeda waa yaa salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this