Sign in to follow this  
Wiilo

Baahida Loo Qabo Bulsho Soomaaliyeed oo Aqoon Leh:

Recommended Posts

Tuujiye   

Fiiriya sxbiyaal...intaan dhaheyno "ilahey dadkaan dad ha u keeno", maan anaga iska bilaawno...

 

Wiilo I have read that article before sis, And it is true...if you are realy consurned about your community here in north america, we have to take steps first before we expect other to come and help us.

 

Here in my community Canada, We have united all our university students..We named it Somali student Union..We are all university students.. I know the same is being done in america but it is not that strong yet...

 

With unity like this, we could lots of things for our community.

 

Marka instead of looking for others to do things for us, we should start with our selfs..

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Marka instead of looking for others to do things for us, we should start with our selfs

Walaalkiis aad iyo aad baad ugu mahad santahay qoraalkaada marka xigana walaalkiis waa runtaa waa inaan annaga iska bolownaa howsha inta aan sugi lahayn dadka kale inay wax inoo qabtaan. Magaaladayda runtii waan leenahay urur ardayeyd (Somali Student Union) oo waliba aad iskugu xiran xoogaa baad moodaa in uu dhaqdhaqaaqaynu yar yahay balse bulshada soomaaliyeed aad baan sumcad ugu leenahay as an Students wixii aanu udoonana way ina siiyaan mark walaalkiis waan kuugu raacsanahay inaan anaga iska bilowno hoosha iska markaana aanu raadinno sidii aan bulshawaynta u gaarsiin lahayn, wax qabad mooqdana aan ula imaan lahayn.

 

Wabillaah:............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waad fiicantihiin ,,, halkaa ka sii wada dadaalka ,,,, aadna waad ugu mahadsan tihiin sida fiican ee aad u fekeraysaan ,,,,

 

Khayr baan Ilaahay idiinka rajaynayaa ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

J'baro walaalkiis adna meesha kama marnid ee soo daa ra'yigaada mar labaad,,,,,,,,

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wax aan ku daro ma leh intii hore ,,, anigu dadkeenna quus baaan ka taaganahay ,,, laakiin ilaahay lagama quusto ,,,, Rabbi ha u gargaaro laakiin meesha dad kuma hayno ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Marka anigaa ku waydiin su'aal Maleedihiin wax urur ardayd ah oo jira? Haddii aysa jiraan wax dhaq dhaqaaq ah oo aad qabataan ma jiraan? for the community,,,,,

 

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Marka hore imisa arday baa iskuulada ku jirta? specially higher Educationka. Waa maxay xiriirka ka dhexeeya ardayda? Mise ardaydu wax xiriir ah kama dhexeeyaan oo arday kasta waa gooni usocod oo arday arday ka war hayaa ma jiro?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Loooool waa sidaa aad sheegayso oo qof qof ka war hayaa ma jiro ,,,,, wax lee la bartaa ,,, waana la kala dareeraa ,,,,, :mad: :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waan gartay J'baro,, dee marka waxaan u baahantihiin inaad yeelataan urur ardayayd oo isku xiran ninyahow.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waa tahay ee bal talo iga hoo,,,,

 

Waxaad dhistaa urur ardayd uguna magac dar deegaalka ama iskuulka ama gaar ha'aan ugu magac dar deegaanka adigana u noqo madaxwayne (balo baan rabaa inaan qoorta kuu galiyo ma aragtaa) anywayz do that and then let me know what happens,,,

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ok ,,, waa sax ,,, bal haddaba aan u hawl galo sidii aan ciyaalka u soo aruurin lahaa ,,,, :D:D ,,,

 

Igu daa baan ku dhahay ,,,, anigaa ka soo dhalaaliye ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this