Sign in to follow this  
Muraabidh

Gabadhiii geesiyada ahayd ee MOSUL

Recommended Posts

mosul.jpg

 

 

 

waatan dhulkii dajla iyo furaat (iraaq)

ayaa gacanta u galay ciidamadii maraykanka 2003

sidoo kale jihaadkiina wuu bilaawday

 

 

waxaa ka mid ahaa dadkii u imaaday jihaadka iraaq ABUU CABAAS

wuxuu ka yimid jaziirada carabta, dhulkii maka iyo madiina..

wuxuu yimid iraaq asagoo mujaahid ah oo soo hijrooday

wuxuu xifdisanaa quraanka iyo saxiixaynk (bukhaari iyo muslim)

waxay ka markhaati kaceen labo nin inuu ahaa nin taqwa badan..

wuxuu aad u necbaa XANTA agtiisa ma ogolayn in wax lagu xanto.

 

waxaa la soo xiriirtay walaashiis oo ku tiri: hadaad hesho nin mujaahid ah ood kheyr u malaynayso ii guuri.

 

abuu cabaas wuxuu fiirfiiriyay ragii wuxuu ka helay walaal asna muhaajir ah oo reer yaman ah oo la dhaho ABUU TAMAAM

wuxuu ku yiri: walaasheey ayaan ku siiyay e seed u aragtaa?

abuu tamaam wuu ku farxay arintii wuuna ka ogolaaday.

 

sedexdoodii ayaa ku kulmay wadan iraaq daris la ah halkaas ayuu meherkoodi ka dhacay.

sedexdoodii ayaa dhulkii jihaadka soo aaday

lug ayeey iraaq xadka oga soo talaabeen..

magaalada MUUSAL ayuu arooskoodii ka dhacay

wuxuu ahaa aroos aan hees laga tumin illaahayna lagu caraysiinin..

gabadhan waxay ahayd gabadh illaahay inay raali galiso rabta in ka badan nafteeda..

waxay ahayd gabadh Quraanka xifdisan..

waxayna jihaadka u soo hijrootay waqti ragii uu fariistay..

ninkeey guursatayna wuxuu ahaa mujaahid xaafid ah

oo horay afghaanistaa uga soo jihaaday

hadana muusal u soo aaday jihaad..

 

maalmo ayaa ka soo wareegay

maalin kasta waa guul iyo shahiid..

maanta waa maalinkii abuu cabaas (gabadha walaalkeed)

baabuur ayeey qaateen koox mujaahidiin ah abuu cabaas ayaa darawal ka ahaa ..

markii la is galay xabadiina ay bilaabatay

ayuu abuu cabaas baabuurkii ka dagay..asagoo leh ALLAAHU AKBAR.

walaal ayaa yiri waxaan arkay ciidankii mucatabka oo ooyaya abuu cabaasna uu xabad ku furayo

asna xabad ayeey ku soo fureen ..

gacanta ayeey kaga dhacday rasaas..qorigii ayaa ka dhacay..

xabad kale ayaa ku dhacday.. markiiba asagoo qararacdii u dambaysay ku jira ayuu SUJUUD la sujuuday si uu ugu dhinto asagoo alle u sujuudsan..

illaahoow u naxariiso..

 

markii ay walaashiis maqashay in walaalkeed shahiiday ayadana way sujuuday..wayna sabirtay..

 

ayaama ka dib habeen habeenada ka mid ah ayeey riyo ku aragtay walaalkeed oo ku faraxsan oo ku leh abaayo maxaa kugu dhacay aaway balantii? soo isbuuc ka dib waan kaa daba iman maadan dhihin 12 bari ayaa ka soo wareegtay.. mise ma rabtid inaad shahiido?

waxay ku tiri: maya walaal balantii kama bixin e arimaha illaahay gacantiisa ayeey ku jiraan. e isug..

 

 

habeen habeenada ka mid ah ayeey gabadha iyo ninkeedii markeey salaatu layl tukadeen oo quraan akhristeen. ayeey furaashkoodii ku seexdeen..

waxay ku soo tooseen dhawaaq oo albaabkooda hortiisa.. waxaa gurigoodii isku gadaamay tiknikadii maraykanka..waxaa soo kexeeyay jaajuus diintiisii iibsaday..

gurigii ayeey soo weerareen..

wiilkii iyo gabadhiiba way soo boodeen ayagoo bambooyin gacmeed ku tuuraya gaalada

waxay ka dileen gaalada 5 askari ..maraykanku se waxay qirteen 2 askari..

xabadii ayaa si aad ah loogu soo furay..

xabadii waxay ku dhacday wiilkii .. abuu tamaam..

gabadhii waxay aragtay ninkeedii oo janada ooga hor maray..ayadana bamba midigteedu ku jirtay ayeey gaaladii ku tuurtay.. midii labaad ayaadoo ku tuuraysa ayeey xabadii qabsatay...

illaahoow u naxariiso ..shahiidnimadana ka aqbal

 

(Ùرحين بما آتاهم الله من Ùضله ويستبشرون بالذين لم يلحقوا بهم من خلÙهم...) 170:آل عمران

 

jayshu ansaaru sunah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this