Sign in to follow this  
Siciid1986

Calanka Xisbiga Kulmiye Oo Magaalada Hargeysa Ka Noqdey Ka Iibkiisu Ugu Qaalisan yahe

Recommended Posts

Calanka Xisbiga Kulmiye Oo Magaalada Hargeysa Ka Noqdey Ka Iibkiisu Ugu Qaalisan yahey

 

 

Hargeysa(GNS)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa, calanka astaanta ah ee ili qabatinka wanaagsan leh islamrkaana, isugu jira huruuda iyo dooga, ayaa qiimihiisu ksoo sadex laabmay labada calan ee Xisbiyada Ucid Iyo Udub, lacagta lagu iibsanayo gudaha Magaalada Hargeysa.

 

 

Calanka Xisbiga Kulmiye oo dhawrkii maalmood ee ufanbeeyay, aad looga iibsanayey gudaha Magaalada Hargeysa, ayaa dhalinyarada iibiya calamada Qaranka, iyo kuwa Xisbiyadu waxey ku sheegeen qiimihiisa in uu yahey sadex Dollar, oo udhiganta (dhawr-iyo labaatankun) oo shilinka Somaliland ah,kaas oo marka la barbar dhigo labada calan ee Xisbiyada kale Ucid iyo Udub kusoo laabmaya, in kabadan sadex jeer qiimaha lagu iibsanayo.

 

Maxamad Cabdi oo ah iibiyaha calamada ayaa, Shabakada Wararka Hornpress u sheegay, in calanka Kulmiye lagu iibsanayo qiima aad uga badan ka la siisanayo , calamada labada Xisbi ee Udub iyo Ucid, waxanu sheegay iibiyahaasi isagoo si daacada ah uwaramaya in qiimaha Calanka Udub yahey, sadex kun oo shilinka Somaliland ah halka ka Ucidna kayahey 2500 oo shilinka Somaliland ah ka Qarankuna yahey 2Dollar iyo badh.

 

 

Sikastaba ha ahaatee waxa daraasadan kala qaalisanaanta calamada Axsaabta Somaliland lagu ogaadey kadib markii ay dadweynaha Reer Somaliland, dhawrkii maalmood ee lasoo dhaafey u iibsanayeen calamada, xuska munaasibada maalinta qaranimada Somaliland ee 18ka may, taas oo iibsiga calanka Kulmiye wali kasocdo guud ahaanba suuqyada Magaalada Hargeysa

 

3863896621_f6cba7fda9.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this