Sign in to follow this  
General Duke

March to madness Aydeed Vs Ali Mahdi 2009 Clan warfare

Recommended Posts

thumbnail.php?file=xaga_163980204.jpg&si

 

Muqdisho: Xaaladaha dagaalka Muqdisho oo isbadalay & Wararkii ugu dambeeyey.

11. maj 2009

 

Muqdisho(AllPuntland )- Dagaalada Muqdisho ayaa lasoo baxay kaarar hor leh, waxaana magaalada badankeeda ku faafay dagaaladii ugu xumaa ee abid ka dhaca, kuwasoo dhacay maanta galinkii dambe.

 

Dagaalka maanta oo aysan dhinacyadu waxba iskula harin ayaa ugu dambeyntii hada ka socda meelihii uu ka bilowday saakadii hore, ayadoo dhinacyada diidan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya lasheegay in ay ka soo ruqaansadeen saldhigyadii Milateri ee ay saaka joogeen oo ay horay ugu durkeen goobaha ciidamada dawladda.

 

Wariyaha AllPuntland ee Muqdisho ayaa soo sheegaya in ay dagaaladan umuuqdaan kuwa jawi cusub galay, maadaama rag ka tirsanaa dawladda Soomaaliya aysan wali ciidamadooda dagaalka galin, siiba rag taageersan nidaamka Siyaasadeed ee Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, isla markaasna ay mudo dheer ku soo wada jireen dagaal ay la galeen dawladihii ugu horeeyey Muqdisho.

 

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lasoo hadlay AllPuntland ayaa ka dayriyey xaalka Caasumada, wuxuuna sheegay in ay dagaaladu isku badali doonaan hadii aan wax laga qaban qaab qabaa'iileed ayna dagaaladu isku badalayaan Koonfur iyo Waqooyi ee magaalada Muqdisho.

 

Ciidamo badan oo taageersan Al- Shabaab & Xisbul Islaam ahna gurmadkii labaad ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwasoo ka soo baxay goobaha aadka ugu durugsan magaalada ay dagaaladu ka socdaan ee Muqdisho.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Inaa lilaahi wa'inaa Ilayhi Raajicuun, Ilaahay masaakiinta iyo Shacabka ha ufududeeyo, Subhannallah, wax laga naxo waaye walahi...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Cumar Xaashi Aaden oo goor dhaw la kulmay Shariif Sheekh Axmed kalana hadlay arimo xasaasi ah.

11. maj 2009

 

Muqdisho(AllPuntland )- Shir aan saxaafada loo ogolaan ayna yareyd xogta laga heli karo ayaa goor dhaw ka dhacay aqalka Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, xili ay ku socoto duqeymo xoog leh, waxaana shirkaasi si gaar ah uyeeshay Wasiirka Amniga Qaran Cumar Xaashi Aaden iyo Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

 

Waxyaabaha ay ka wada hadleen ayaa lugu sheegay in ay ugu weyneyd dagaalada qaraar ee ka socda magaalada Muqdisho ee lugu jabiyey cududii Milateri ee maxaakiimta iyo taageerayaasha Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Wasiirka Amniga Qaran Col. Cumar Xaashi Aaden ayaa lasheegay in uu sidoo kale ugudbiyey Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed xil ka qaadis deg deg ah luguna sameeyo Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid) oo maanta lasheegay in uu gabi ahaanba diiday in uu hubkiisa dagaal-galiyo.

 

Xil ka qaadista uu doonayo Cumar Xaashi Aaden in uu ku sameeyo Jen. Cabdi Xasan Cawaale ayaa ah mid ay dad badan aad udhowrayaan, isla markaasna waxaa soo baxaya warar sheegaya in uu dagaalka Muqdisho galay jawiyo beeleedyo hor leh.

 

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa saaka si rasmi ah uga soo horjeestay in uu hub uu leeyahay qeyb ka noqdo dagaalada ka socda magaalo madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, wuxuuna sheegay in aysan muhiim aheyn in dagaal waqtigan laga curiyo magaalada Muqdisho.

 

Cabdi Xasan Cawaale iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa ka soo kala jeeda beelo Soomaaliyeed oo kala gedisan, inkastoo ay uwada dhasheen beelweyn guud, hadana labada Siyaasi waxa ay kala-tabanayaan waxyaabo kala gedisan, maadaama horay Cabdi Xasan Cawaale looga qabsaday Muqdisho xiligii uu Shariif Sheekh Axmed ahaa Hogaamiyihii Maxkamadaha Islaamigaa, maantana ay xaaladu ku ciirsan tahay Shariif Sheekh Axmed uuna muuqdaan in ay kala aarsanayaan.

 

Wararka ugu dambeeyey ee Muqdisho ayaa sheegaya in kulankaasi soo dhamaaday, waxaana aan la ogaan karin waxyaabaha laysku afgartay, inkastoo ay labada Siyaasi ee Shariif Sheekh Axmed & Cumar Xaashi Aaden Saaxiibo aad iskugu dhow yihiin maalmihii ugu dambeeyey oo laga yaabo in ay hal mowqif ay yeeshaan.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Maybe that is something you folks secretely wish for?

 

-------

 

SH.Shariif has little support from his tol since he spend more time and effort enlisting the support of others which became clear in his ministerial posts. His Tol received not a single minister post plus he always ignored the odayasha dhaqanka of that clan, namely their Suldaan and ofcourse the famoust Imaan. Hell, even A.Yusuf spent more time and resources to appease that clan then Sharif.

 

So, the group will not come to his rescue. Ofcourse, they will defend their districts and group interest in the city.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Ofcourse, they will defend their districts and group interest in the city

^^ :D Abti, sheekadaas waa hore ay dhamaatay. The age where qabiils 'defended' their 'districts' is long gone. No more green line bullshit. Xamar will be united and secure as it was in 2006 and as Kismaayo, Baidoba, and Merka are today.

 

Any 'entity' that comes against this will, very simply put, be destroyed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Any 'entity' that comes against this will, very simply put, be destroyed.

 

What will happen when the shabaab start fighting among themselves. Then who will you root for their destruction, Kb warrior waaxid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Then Shabaab 1 will find something to criticize about Shabaab 2 and everything will start over again.

 

The value of human life needs to be re-learned for the fighting to stop. The war today has little to do with clans, foreign troops and other bullshit excuses. It's simply a total and utter disregard for human life. Madness. Bloodlust. Call it what you want.

 

Everyone who has a rifle needs to slap himself back to sense and then go to sleep. If you can't do something productive, go to bed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

What will happen when the shabaab start fighting among themselves

I know that's what you fervently wish for, as a envious Yusufite scum. You wish to see the united ranks of the legions of Raas Kaambooni, Khaalid bin Waleed, Canoole start squabbling amongst themseleves. But that will never happen, inshallah.

 

But unlike some fulays up in this crib, I don't shy away from answering tough questions. So here's your answer: After the TFG is annihilated and sent packing as refugees to Addis Abba and Kampala, if the Thoroughbreds then start fighting among themselves, they will lose my support and the support of millions of Umada Soomaliyeed oo Xalaasha ah. They will have proven to be as corrupt and greedy as the Afghan Mujahideen who fought each other 100 times fiercer than they fought the Russians.

 

And then, a Somali version of the Taliban will rise to chase them away as happened in Afganistan as well.

 

Principles, my friend, rule the day. Not men. Not power-hunger. Not money. Not Jago. Principles. You would do wisely to discover them, fargone in your dhaboqhoodi'nimo as you are.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Are you kidding me? Shabaab is far from the "united front" it used to be back in the day.

 

I supported Shabaab during the war with Ethiopia, but today's ash-shabaab is not the same anymore. Today's opposition is a rag-tag coalition of young men who know nothing but war and would rather blow something up than talk to another human being. It's not their fault, it must be something in the air.

 

Now don't get me wrong. If Shabaab wins, and the victory is FINAL then I'm happy. But I'm highly skeptical and I think other power struggles will ensue.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this