Sign in to follow this  
RedSea

Somaliland says no to E-Passport.

Recommended Posts

me   

Ka dib markii ay Jabhada SNM [somalida Neceb Midnimada] ay weerarka ku soo qaadeen gobolka Sool ayaa waxaa soo badanayey Bililiqada ay ka geysteen magaalada Laascanood waxayna qaateen Alaabo badan oo isugu jira Ducument iyo Alaabada Guryaha,waxaana ka mid ahaa Alaabada ay qaateen 500 Boqol oo ah Baasaboorka Cusub ee Somaliya ka dib markii ay jabsadeen Xafiiskii Socdaal iyo Baasaboorada Magaalada Laascanood.

 

Magaalada Burco ayaa maalmahan waxaa ka taagnaa is qabqabsi kaas oo maanta gaaray heer la isu qaado gacan,waxaana la isku haystaa Baasabooradii sidi loo kala qeyb sanlahaa madaama la joojiyey Baasaborkii hore ee Somalia.

 

 

Beesha Habar jelco ayaa ku doodaysa in ay iyagu Xaq u leeyihiin in ay qaataan 500 Boqol ee baasaboor madaama ay iyagu yihiin cida soo biliqiqaysatay,arinkaa ayaa waxaa diidan maamulka Riyaale oo iyagu raba in ay qaataan madaama laga joojiyey Baasaboorkii hore ee somalia oo ay ku dhoofi jireen.

 

 

Dhinaca kale mar aan maanta la hadalnay Ahmed Ashkir oo ah Madaxa Socdaalka Safaarada ku taala magaalada Adis ababa ayaa noo xaqiijiyey il la joojin doono Baasabooradaa laga bililiqeystay magaalada Laascanood wuxuuna yiri Baasabooradanu waa Computereysi waana fududahay sida loo joojin karo

 

 

Arinka ayaa dhabar ku noqondoona Jabhada SNM [somalida Neceb Midnimada]

 

Boocame Online News!!!

 

Laascaanod Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

As usual you try to go against the messenger and not the message :D

 

You have no comment on the article, why because its true.

 

The question we should ask ourselves is, why have the militia's looted the new passport? Is it that valuable in the secessionist enclave?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this