Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Mudane Siilaanyo oo Magacaabay La Taliye Siyaasadeed

Recommended Posts

Axmed Siilaanyo Oo Markii U Horeysay Magacowday La Taliye-Siyaasadeed

 

 

Hargeysa(Qaran)- Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo], ayaa markii u horeysay maanta magacaabay qof kala taliya Arrimaha dhinaca siyaasada.

Jagadaasi oo uu u magacaabay wakiilkii hore Somaliland ee dalka Ethiopia, Md Yuusuf Jaamac Buraale, oo dhawaan ku biiray xisbigaasi, markii laga qaaday xilkii uu hayay.

 

War-saxaafadeed uu Soo saaray Gudoomiyaha KULMIYE, ayaa lagu shaaciyay magacaabistaasi, oo u qornay sidan:-

 

"Mudane danjire, Markaan tixgeliyey Aqoontaada Dublamaasiyadeed, iyo Waayo-aragnimada aad u leedahay dhinaca siyaasadda , oo aad in badan ka soo shaqeysay, isla markaana aan eegay baahida Xisbigu u qabo in jagadan cid loo helo, waxaan maantoo ay bishu tahay 29 January 2008 kuu magacaabay in aad noqoto LA TALIYAHA ARRIMAHA SIYAASADDA EE GUDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE.

 

Sidaasi darteed, waxaan ka codsnayaa dhammaan xubnaha Hoggaanka sare ee Xisbiga Kulmiye inay gacan ku siiyaan Danjire : Yuusuf Jaamac Buraale xilka loo magacaabay, anigoo ilaahayna kaaga rejeynaya inuu kuu fududeeyo".

 

Dhinaca Kale, waxa magacaabista La taliyaha Arrimaha Siyaasada ee xisbiga Kulmiye ku soo beegantay xili aanu xisbigaasi wali qabsan shirweynihiisii labaad oo lagu dooranayo murashixiinta Gudida fulinta iyo Hoggaanka shanta sanadood ee soo socda xisbigaasi majaraha u hayn doona.

 

 

 

Cumar Maxamed Faarax

 

Qarannews/Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by xiinfaniin:

Is that brother Northern
:D
?

LoL

 

Too early for me saxib. Maybe in Sept '08 ;)

 

JB, what say you of this news?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Northerner saved you yaa Jac!

 

My q is relevant to the topic at hand. Yours as always is beside the point :D ! fahimta walaa lisa yaa majnuuna laylaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^anta faahim kula xaagah! yaa rabb :D !

 

su'aal sacbah (nisbiyah) laka yaa akhuuya: maa hiyal cilaaqa baynak wa bayn majnuun layla? inkunta bimaa zacimta :D , that is!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anaa majnuun layla binafsii yaa zool ,,, mush inta samicta al-qissah ? ,, Laylaa mawjuudah hinaa fil SOL ,,, laazim tasmacak dal wa'at ,,

 

Laylaa yaa laylaa

Waynak yaa laylaa

Mush caawuz Qayrak yaa laylaa

mush caawuz aakul min duunik yaa laylaa

Al-Nawm raaxa macaak yaa laylaa

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@yaa zool

 

al qisah macrufah; xattal xalaalif amriica samichaa, basi anaa sa'altak al cilaaqah wal gawaab bitacak laa takfii yaa zool!

 

lakin al xaqu yuqaal: al lisan qiilak axsan min lisaan xalak...

 

edi: Allah, wal' aan al sheekhal qaryah gaay'i...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this