Sign in to follow this  
Dr Ligle

Somaliland Woman Admits Siyad Barre Was Not Bad Leader After-all

Recommended Posts

Dr Ligle   

u_1854d_2009-9-1-15-32-27f_filsan1%5B1%5

 

Ileyn Maxamed Siyaad bare Muu Xumeyn. BY: Filsan Xuseen

 

(Hadhwanaagnews) Tuesday, September 01, 2009

 

Filsan xuseen khaliif faahiye

 

Waxaan doonayaa maqaalkeygen in aan kaga hadlo xaalada cakiren ee uu dalku marayo ma jecleyn in aan siyaasad ka hadlo laakiin waa waajib in aan dalkayga u hiiliyo waan adkeysan kari waayey waxaa ii hayaa jaceyl wadaninimo,maanta waxaan doonayaa in aan ka hadlo laba arrimood oo kala ah

 

1: hadelkasoo yeedhey eng:maxamed xaashi cilmi oo uu lahaa waar dalka hala xoreeyo

 

2: colaada ceelbardaale ee beelaha walaalaha ah yey dani ugu jirtaa ?

 

Hadaba hadii aan labadaa arrimood ka hadlo hadel ka soo yeedhey madaxda kulmiye nin ka mid ah waa maxamed xaashiye wuxuu sheegey in dalka la xoreeyo hadaba waayahee yaa dalka laga xoreynayaa ?yaa se loo xoreynayaa ?yaa la gumeystaa ? yaa la cabudhiyaa ?yaa in uu siduu doono dalka umaro loo diidey? Taloow siyaad barana ma siden uunbaa loo lahaa waa gumeyste kalidii taliye dalka halaga xoreeyo ? anigu waxba kamaan ogeyn siyaad bare iyo taldiisii waqtigii aan dhashey ayuu dalka xukumaayey anigoon waxba ka areg ayaa si aad ah la i nacsiiyey in uu dadka gumeysan jirey oo dallka laga xoreeyey ayaa la ii sheegey hadana maanta oo aan waynaadey oo aan kala garanaayo wixii xun iyo wixii san ayaa qaar ka mid ah waxgaredka kulmiye yidhaahdeen dalka hala xoreeyo ? dalka yaa laga xoreynayaa ma ma daahir riyaale axmed yuusuf yaasin c/laahi yuusf ducaale c/lahai ciro ma iyaga laga xoreynaya dalka ma ajaanibaa ? yaa loo xoreynayaa ?miyaaney ka fikireyn nimenka leh dalka ha la xoreeyo baritoolana in iyaga la odhen doono halaga xoreeyo!!

 

Hadaba waayahee goormaa dalku xornoqonayaa ?!!

 

Anigu ma ihi gabdh sadexda xisbi midna taageerta laakiin waxan ka hadlayaa oo kaliya fikirkeyga ninka kursi doonka ahi wuxuu urusadaa dhaliyarada iyo haweenka wuxuu galiyaa fikrad khalden si uu dantiisa u ga fushadao waana kuwa ugu nugul dhaliyarada iyo haweenku haween iyo dhaliyareey ma waxaad u xiisooteen qaxoontinimadii xabashidii boorashka iyo boodherka idiin qaybin jirtey dumaroow ma taqaanaa kaalinta aad bulshada muslimka ah ku dhexleedahey waa kaalin mahiim waxaa lagaaga baahenyahey in aad soo saartid jiilka mustaqbalka dalka hagi lahaa oo tayo leh dhalinyareey adiguna aayahaaga ka tali waxaad tahey madexdii baritoole ha isku ciyaarina yaan qalbiga la idinka xadin oo qaxoonti la idinku celin anigu hadii aba ka hadlo sida ana dalkeyga ugu dhexnoolahey waxaan ku joogaa nabed habeenkii anoo bilaa gaadhi ah ayaan xiligaan doono danaheyga soo dhameystaa waxbarashdeyda ilaa kow ilaa hada oo aan marayo heer jaamacadeed waan wataa shaqanaa dalkeyga ayaan ka heley mar walba waad ogtihiin hayadaha iyo dawladuba shaqadoodu waxay ku xidhantahey aqoonta aad leedahey iyo nasiibka .

 

 

Hadaba qof kasta oo dalka ku nool waa ogyahey wanaaga wadenkiisa iyo xoriyada uu haysto wadamadu waxay ku camirmaan jaceylka muwaadinka (waar aawey jaceylkii wadaninimo ) siyaasi kursi raba ayaanu idinku duulin oo aan allah ka cabsaneyn iimaankiisuna ku maqenyahey kursi dhiiga walaalkiisana ku doorsanaya kursi waa hal kursi boqol kuris miyuu noqonayaa ? kursi dartii miyaad soomaalaay isku dhameyseen .ma jecleyn in aan siyaasad galo ama aan cid ku duulo laakiin waan jeclahay dalkeyga mana doonayo nin kursi doon ahi in uu dakher yar u geysto ,waxan maqley in dawladii siyaad bare madaxd ka ahaa in ay aheyd dawladii ugu quwada wayneyd africa soomaaliduna ay barigaa dad jira ahaayeen hadaba waxa is waydiin muden dawladii siyaad bare ma waxaa burburiyey kursi doon ,

 

2: arrinta labaad ee aan doonayo in ana ka hadlo dagaalka ceelbardaale ee beelaha walaalaha ah yey dani ugu jirtaa ? waxay ugu jirtaa nin qasdi ka leh abti iyo adeer kursi doon yuu isku kiin dirin waxaa jira dad iskaga kiin dhigaya in ay wax idiin tarayaan kursigiibaa idiinka dhex sawirmay iska jira

 

Waxaan hadelkeyga ku soo gabagabeynayaa ramadaan kariim ilaahey khayrka ha ina fahensiiyo aad ayaan u jeclahey dalkeyga

 

Filsan xuseen khaliif faahiye

 

filsanxkh@hotmail.co m

Source: http://hadhwanaagmed ia.net/detail.asp?id =1854

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

looooooooooooooooooo ol, its funny how he calls her a somaliland women, only yesterday he was saying waaqoyi galbeed, im sure i can find people in puntland who would tell me that the SNM did a good job but they should have killed more.

 

 

loooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr Ligle   

Gaarodi, the fact is you hate siyad because you been told to hate siyad because he bombarded hargeysa. Where-as this lady has used her logic and actually studied the scenario without just blindly following the snm cue-card, that her parents thought her. This was from her own words

Taloow siyaad barana ma siden uunbaa loo lahaa waa gumeyste kalidii taliye dalka halaga xoreeyo ? anigu waxba kamaan ogeyn siyaad bare iyo taldiisii waqtigii aan dhashey ayuu dalka xukumaayey anigoon waxba ka areg ayaa si aad ah la i nacsiiyey

The point is there is two side to a story, accepting blindly one side for clan-sake won't help you in the long run. Siyad was running a country, hargeysa was de-stabilizing that country as rebels and they were doing that just because siyad was different clan, nothing else. Not because he didn't provide a good government, they wanted everything for their clan and that was their motive.

 

Today they are doing the same thing, just different characters but still same old clan card.This lady was wise enough to wake up and see the facts which you won't be...sxb if ur snm clan killed even 1 million muslims in mecca you would still praise them for the sake of clan and that is why noone takes you serious and noone takes most somaliland ppl serious in somalia or the wider international community.

 

However this lady people will take serious because she is accepting reality!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

these men fought because of a systematic campaign of discrimination, curroption, humiliation of destruction. you know very little of history. The people of somaliland were arrested for buying new beds for its hospitals and given life sentences what are you talking about.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The people of somaliland were arrested for buying new beds for its hospitals and given life sentences

GAAROODI, forward yur evidence please, I heard many made up stories about Siyaad Barre but this is the most childish I ever heard, or are you reading some Harry Potter books Mr Gaadoori. :D

A Harry Potter book and Barjeys are lethel combination which can couse helusination and paranoi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

Atleast, meesha lama soo shir tagin, "Siyaad's troops ate our babies and raped our goats while they bombed our city".

 

OH CRAP I GUESS THAT WAS GONNA BE HIS NEXT ALLEGATION AGAINST THE DICTATOR!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

why do Somali people still live in the passed , I mean the people of Somaliland moved on Whether siyaad barre was a great guy or a dictator wuxu ah ba dhimay , oo wa inaga hoosseya alla na ha uu naxariisto , that’s all I can say , only fools live in the passed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   
:D:D Another Disparate UDUB member trying to discredit the Opposition. This writer have gone as far as using some Female kid Photo in his propaganda. Garoodi stop blaming the messengers here go back to your UDUB backyard Under the leadership of an unpatriotic model of "VLADMIR PUTIN"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this