Sign in to follow this  
Cowke

Kismayo: Sheikh Aden Madobe Arrives With Envoy

Recommended Posts

Cowke   

Sh Ahmed Madoobe iyo Ciidamo uu horkacayo oo soo gaaray magaalada Kismaayo

Posted to the Web Sep 27, 05:44

 

 

Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka jubada Hoose ayaa sheegaya in xalay 11:00 uu soo gaaray magaalada Kismaayo Sh Ahmed Madoobe iyo ciidamo xoogan uu horkacayo.

 

Ciidamada uu hogaaminayo Sh Ahmed Madoobe ayaa waxaa ay ka soo galeen magaalada Kismaayo laba jiho oo kala ah wadad dheer ee ka timaada Dhoobley iyo dhanka Buula Xaaji waxaana si weyn u soo galbiyey ciidamada Xisbul Islaam oo ay ku mideysan yihiin Caanoole iyo Kaambooni.

 

Xoogaga Al-Shabaab ayaan isku dayin in ay horjoogsadaan ciidamada uu wato Sh Ahmed Madoobe waxaana la filayaa in uu saaka kulamo la qaato wafdiga Xisbul Islaam ee ku sugan magaalada Kismaayo.

 

Wixii warar ah ee soo kordha iyo sawirada ciidamada Sh Ahmed Madoobe kala soco Halgan.net

 

 

A/Cawale

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this