Sign in to follow this  
Nur

Sheikh Muxammad Macallin ( Allaha U naxariisto)

Recommended Posts

Nur   

Ramadan Kareem

 

 

Waxaan halkan idiinku soo bandhigayaa, interview ay BBC la yeelatay Sheikh Muxammad Macallin 1994.

 

 

Sheikh Muxammad Macallin wuxuu ahaa caalimkii ugu raadka weynaa saxwadda Islaamka Somalia, gaar ahaan markii dunidoo dhan ay ku dadaaleysay si dadka diinta looga fogeeyo oo shuuciyadda la galiyo.

 

 

Wuxuu ka hadlay:

 

1. Taarikhda raadintiisa cilmiga sharciga ah

2. Luqadda carabiga ah ahamiyaddeeda si diinta loo fahmo

3. Taariikhda xarakadaha saameeyey marku Azhar wax ku baranayay

4. Ku soo laabashadiisa Somalia iyo shaqadii loo dhiibay oo aheyd Agaasimaha wasaaradda arrimaha diinta.

5. Halgankiisa uu la galay dowladda Siyaad Barre.

6. Islaamka qaladka laga fahamsan yahay iyo wanaagiisa, iyo arrimo kale oo badan.

 

Allaha raalli ka noqdo dadaalkiisa iyo diinta xaqa ah uu na soo gaadhsiiyey.

 

 

Sheikh Muxammad Macallin

 

 

2010 eNuri Xuska Culimada Umadda

Culimadu waa kuwa dhaxla Anbiyada

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this