Sign in to follow this  
AYOUB

Dadka Sanaag Bari waa dad talo leh - Boqor Cismaan Buurmadoow

Recommended Posts

So, I see the courting is in full swing now, eh? Sure, people of Haylaan region (formerly Eastern Sanaag) have decided and guess what the verdict is?

 

When not pocketing the proceeds of aid from the international donor agencies for the drought stricken regions, the Hargeisa administration tries is very hard to barter, but unfortunately it never goes beyond Hargeisa Club.

 

“V. WFP Hargeysa.

 

Sida ku cad Warqadda WFP-Bossaso ee ku taariikhaysan 22/Nov/2003, sumaddeeduna

tahay WFP/BOS/DROUGHT/FILE/VOL1/10; waxa qorshuhu ahaa in degaammada kuwa WFP

Boosaaso u gurmatey ka baxsan ay WFP Hargeysa u geyso oo Caawimadii Caalamku ugu

deeqay gaadhsiiso, Nasiib-darro, qorshahaasi ma fulin, WFP-Hargeysana sidii

caadada u ahayd waa duudsiday oo hagratay Dadkii Reer PL ee lagu halleeyey;

waxayna Caawimadii ku koobtay Deegaanka Shacbiga S/Land ku abtirsadaa deggan

yahay”

 

Read the study detailing the situation in the Haylaan region after the droughts.

http://www.somaliatalk.com/2004/jan/13jan504.html

 

More importantly, here is where they stand on the issue of Somaliland.

Q: Maxay tahay sababta keentay in ay haatan S/land ciidamo keento Gobolka [sanaag]?

Answer: Somaliland waxaa la oranjiray (british protectorate) Hargaysa iyo Boorame oo uu Gumaysanjiray , Sool iyo Sanaag waxaa la oranjiray(Asutu Airia) anaga ingiriis nama gumaysan canshuuurna nagama qaadin anugu waxaan nahay dad soomaali ah oo reer Puntland ah isla markaana sugaya dawlad soomaaliyeed, walaalahayaga Hargaysa waxaan ugu baaqaynaa nabad iyo daris wanaag dadkuna waa walaal waxaan marlabaad ka cod sanayaa in la ilaaliyo nabadgalyada Gobolka. http://www.puntlandpost.com/News.php?id=1445

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Boqor Cismaan Buurmadow deserves to be the president Soamlia.

 

He is one of the few Somalis who have the ability to lead our devestated country.

 

Most of those who gathered in Kenya couldn't even speak as a normal human being let alone to lead a country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Under these sorts of threats, intimidation and harrasment, even I of all people would come out of my house shounting 'I am a Puntlander, long live the great leader Col Yusuf!!' >>>>>>>> Dad Lagu Xidh Xidhay Magaalada Laascaanood, Qaarna Loogu Hanjabay

- Friday, January 23, 2004 at 21:11

 

Laascaanood (AllPuntland)- Waxaa baryahan magaalada Laascaanood ka socday hawlgalo ay fulinayeen ciidamada Booliska ee degmadu, kuwaas oo lagu qabqabtay dad aad u tiro badan marka laga reebo afar dhalin yaro ah oo loo taxaabay dhanka Garoowe ka dib markii lagaga shakiyey in ay arrimo basaasnnimo ka wadeen jiida hore ee ciidamada Daraawiishta Puntland Ku sugan yihiin, iyagoo goobahaasi ku wareegayey, ayaa waxa magaalada Laascaanood ka dhacay ilaa sadex xadhig oo aad moodid in maamulka Puntland shacabka Gobolka Lagaga Horkeenaayo.

 

 

Arrintan oo isugu jirta xadhig iyo handidaad ay dadbadani ku sifeeyeen in ay tahay sharciga oo si qaldan loo adeegsaday ayaa waxa si aan haboonayn u fulinayey Ciidanka Booliska Degmada iyaga oo sida ay sheegeen amar ka haysata xeer ilaalinta guud ee gobolka.

 

 

Waxaana arrinta lagu fuliyey laba dhalin yarada magaalada ka tirsan oo lagu kala magacaabo Maxe,d Yuusuf X. Xuseen iyo Siyaad Xuseen Cumar Mursal oo isagu ah nin dhalin yaro ah oo taageersan hawlaha uu maamulka Puntland ka wado Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn.

 

 

Mar aanu Siyaad wax ka weydiiney sababaha Han jabaada iyo haddidaada ah ee isaga loo geystay, ayaa sheegay in ay isaga ugu muuqato sharcigii oo si aan haboonayn loo adeegsanayo , si maamulka iyo dadweynaha deegaanka laysaga horkeeno, wuxuuna sheegay in ay arrintan aad moodid in loogu adeegayo cadawga Puntland si ay uga Faa'iidaystaan, dacaayada Rakhiisana ugu helaan maamulka Puntland.

 

 

Asad Cadaani Ibraahim

AllPuntland, Laascaanood

 

ALLPUNTLAND.COM

Share this post


Link to post
Share on other sites

When ir rains in Hargeysa, not only does it pour, in fact stone-iced frozen particles penetrate the ceilings almost close to injuring anything with which contact is etablished.

 

Wonder though what the good "Boqor" is up to this time? Or is it "Gu'" season in Hargeysa?

 

Xukuumadda [Riyaale] qorshahan ujeedadiisu waa sidan:

1.In Sool iyo Sanaag go’aan inta aanu dhammaan shirka Nayroobi.

2.In Somaliland loo eekaysiiyo Soomaalida kale ee fawdada iyo qaska ah.

 

Waxaan haddaba laba qaylo dhaan u kala dirayaa.

1.Shacbiga Somaliland

2.IGAD iyo

3.International Community in ay culays saaraan colaadda ka aloosan Somaliland iyo Puntland iyo inay gacan siiyaan intayada xalka wada.

4.In Cabdillaahi Yuusuf ka baxo Sool iyo Sanaag, waxaan shacbiga iyo sharcigaba u caddaynayaa inaan hormood ka ahay sidii xadka lagu tegi lahaa iyo nabad in la helaba.

 

 

http://jamhuuriya.info/index.php?art_id=1703&categ=2&expand=2&file=view_article.tp

 

http://allpuntland.com/news1/eng/news_item.asp?NewsID=985

 

http://allpuntland.com/news1/eng/news_item.asp?NewsID=989

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

''Anigu waxa aan xogogaal ka ahay xifaaltanka u dhaxeeya Maamulka Puntland iyo Dowladda Somaliland, dhibaataduna ma aha wax maanta la isku haysto waa wax Caalamku ogyahay, waa wax xuduud leh oo wado cad leh oomaanta aan u baahnayn muran iyo wax la isku qabsado. Sida awgeed, tallaabada Maamulka Cabdillaahi Yuusuf soo qaaday waxa aan u arkaa mid gardaro ah oo uu cid dhib ugu gaystay,markaa wadada ugu fiican ee uu inagaga baxaa, waxaan u arkaa in ay tahay iyaga oo raali gelin bixiya, xadkoodana ay si nabadgelyo ah ugu noqdaan inana (Somaliland) aynaan wax yeelin sharafin in ay inoogu jirtaa, khaladkooda in Caalamku arko in ay inaga gar daran yihiin.

 

Cabdillaahi Yuusuf, waxa uu qirayaa inuu diblomaasiyad ogol yahay in Somaliland iyo Soomalaiuya laba kala yihiin, wuu ogyahay laakiin ta BBC-da laga weydiinayo iyo ta xaqiiqda ahi waa kala gaar anigu ta xaqiiqda ah ayaan ogahay oo reer Puntland iyo isaguba ee aaminsan yihiin taas oo ah in aynu si nabadgelyo ah ku heli karno dhulka dalkeena ah. '' -- Boqor Cismaan Buurmadoow

There you have it Samurai, stop believing the Mudug Online rubish :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaan Buurmadow is known to say different things to different audiences.

 

However, I believe that for him to achieve some measure of advancement of his "populist agenda" as well as his alleged "future political goals", he would probably be best served by avoiding any inflammatory nationalist/tribalist rhetoric which can derail his mission or ruin his reputation as a peacemaker both in Somaliland and Southern Somalia. So far he is doing a good job on that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this