Sign in to follow this  
General Duke

News: Bur-Hakabo latest [clan courts vacate?]

Recommended Posts

Malayshiyaadkii maxaakiimta la sheegay inay ka bexeen Buur hakaba

 

 

Buur hakaba, Wararka naga soo gaaraya degmada Buur hakaba ayaa sheegaya malayshiyaadka Maxaakiimta islaamiga ee magaalada Muqdisho ay isaga baxeen degmadaaas Buur haba oo beryahaan ku sugnaayeen.

 

Ilaa hadda lama soo sheegin sababta dhabta oo ay uga bexeen degmaas Malayshiyaadka maxakiimtu, mana jiraan wax dagaala ah oo ku soo wajahay deegaankaas, waxana la sheegayaa inay u ambabaxeen dhanka wada dheer ee Muqdisho, wallow aan la sheegin halka ay degaanka ka dhigteen.

 

Dadka ku sugan magaalada Buur hakaba ayaa sheegay in Malayshiyaadka maxakmadaha oo wata qaar ka mid ah gawaaridooda dagaalka ay u amaba bexeen dhanka wada dheer ee magaalada Muqdisho.

 

Degmada Buur hakaba ayaa dhowan waxa isaga soo guuray sidaas oo kale Ciidanka DFKMG oo iyaga oo aan wax dagaal ahi ku qabsan, iyaga oo xilligaas muddo yar oo kooban ku suganaa markaas ka qabsaday malayshiyaad taageersan Midowga maxakiimta islaamiga ah.

 

Buur hakaba ayaa noqotay halka ugu shidada badan oo in badan uu ka aloosmo khilaafka u dhexeeya labada dhinac ee hadda Soomaaliya isku haya waxaana dhinac kastaa sheegayaanayaa in lagu soo xad gubay degmada Buur hakaba.

 

Xarunta wararka Waayaha.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Buurhakaba: Ciidamada maxkamadaha oo si nabad galyo ah uga baxay magaalada Buur hakaba.

Isniin, October 30, 2006

 

Buurhakaba (AllPuntland)- Ciidamada maxkmadaha magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka baxeen magaalada Buur haba ee gobolka Bay halkaasoo ay mudooyinkaas ku sugnaayeen.

 

Ciidamada maxkamdaha ayaa si nabad ah uga baxay iyaga oo aan cidna kula dagaalin, waxaana ay u ambabaxeen dhanka magaalada Muqdisho.

 

Sida ay shaaciyeen qaar ka mid ah dadka ku sugan magaalada Buur hakaba ciidamada maxakmadaha oo wata qaar ka mid ah gawaaridooda dagaalka ayaa waxa ay ka baxeen magaalada si nabad galyo ah.

 

Mudo ay halkaasi ku sugnaayeen ciidamada maxkamdaha ayaa waxaa booqasho ku yimid mas`uuliyiin ka mid ah madaxda maxkamadaha oo uu ka mid ah yahay gudoomiyaha golaha fulinta ee maxkmadaha.

 

Magaalada Buurhakaba ayaa waxa ay noqotay xarun ay marba ciidan tagaan kuwaasoo ka kala socda maxkamadaha iyo xukuumadda Soomaaliya iyada oo ciidan walibaa uu si iskiis ah uga baxayay.

 

Mahad Jama Koronto

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Aqoona a kugu dhiman nimankan sxb. Wa xelaad dagal oo logu bartey, intey kaga baxaan oo gadal u durkan ayey wax yar kadib ayago dheg la qabto an laheyn oo weliba laso gam'ey ayey kuso geli donan.

Iska jir aan ku dhabey hadaba waku shegey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Ok, so when the TFG troops left it was out of cowardice and when they leave its because of tactics?

 

Anyhow this news is not confirmed, other than these two sites.

Share this post


Link to post
Share on other sites

BUUR-HAKABA: Xiisado u dhexeeya Malleeshiyooyinka Maxkamadaha iyo Ciidammada Dowladda oo ka taagan Buur-hakaba

Posted to the Web Oct 30, 15:01

 

 

Buur-hakaba (PP) - Inta u dhexeysa Degmooyinka Buur-hakaba iyo Baydhabo ayaa axaa ka taagan xiiisado aad u kacsan oo u dhexeeya Malleeshiyooyinka Makamadaha ee halkaas ku sugan iyo Ciidammada Dolwadda.

 

Xiisadahan ayaa yimid kaddib markii Malleeshiyooyinka Maxkamadaha ay billaabeen dhaqdhaaqaaqyo Milateri oo fara badan, waxaana la sheegay in dhanka Dowladda ay iyaguna billaabeen inay heegan buuxa geliyaan ciidammadooda.

 

wararka ka imaanaya halkaas ayaa waxay sheegayaan inay dhici karto inay isku dhacaan labada dhinac oo haaatan isku dhow, waxaana la sheegay in halkaas uu guubaabooyin fara badan ka wado Guddoomiyaha Golaha Fulinta o ku boorrinaya inay dagaalamaan Maxkamadaha isla markanaa ka hortagaan wax walba oo keeni kara in goobaha ay ku jiraan looga saaar ama lagu so weerar.

 

Sheekh Shariif oo halkaas gaaray dhawaan ayaa ku boorriyay Malleeshiyooyinka Maxkamadaha inay dagaallada ay la galayaan Ciidammada Dowladda Federaalka iy kuwo Ethiopian-ka ah oo uu sheegay inay ku sugan yihiin Baydhabo uu noqdo mid ay si iskiu mid ah u arkaan.

 

Magaalada Baydhabo ayaa la sheegay in ciidamamda dowladda ay ka bilaabeen dhaqdhaaaqyo xoog badan, waxaana la sheegay in ciidamamda dowladda oo hubeysan ay soo gaareen afaafka hore ee degmada Buur-hakaba.

 

Isku dhac ka dhasha is-horfadhiga labada dhinac ayaa keeni kara inuu burbur ku yimaado shirka Sudan oo maanta lagu wado inuu ka fumo dalka Sudan.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

^^^Ok, so when the TFG troops left it was out of cowardice and when they leave its because

Well once again I refer to you Jenerale, we dont know anything about the TFG troops sxb do we? As you said in many times and places they have never fought anyone anywhere. So we cant say whether it is cause of cowardice or tactics. We will learn about them in the coming days Inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

while we wait let's make do'aa for our brothers inshallah :D

 

Ya allah protect Sheik Abdiallahi Yusuf and make him one of those you bestowed mercy upon. Help him in his Jihads against the United Southern courts. May allah make him the winner in this jihad. Ya allah protect him.

 

 

Long live Sheik Abdiallahi Yusuf smile.gifsmile.gif

 

Death to unitedsoutherncourt :mad: :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

No fear at sharp end of brewing war, Somalis say

30 Oct 2006 14:54:34 GMT

Source: Reuters

 

 

By Guled Mohamed

 

 

BUUR HAKABA, Somalia, Oct 30 (Reuters) - Shuffling along with a walking stick and an AK-47 rifle slung over his shoulder, Mohamed Maalim Abdi reported for holy war.

 

 

"I am ready for jihad. I have a lot of experience. I fought Ethiopia in 1977," the 72-year-old farmer said on Monday as he stood next to a six-wheeled Islamists' truck bearing an anti-aircraft gun.

 

 

Earlier, Abdi had greeted the Islamist fighters with a shout of "God is greatest!" at a junction about 30 km (18 miles) from what analysts fear will be the flashpoint of a Somali war that sucks in Horn of Africa rivals Ethiopia and Eritrea.

 

 

The Islamist gunmen here are the rear guard of a series of defensive lines arrayed against an opposing force from Somalia's interim government and allies from the far more formidable Ethiopian military.

 

 

The Ethiopian presence, there to protect the government of President Abdullahi Yusuf, prompted the militarily powerful Islamists to declare jihad against Ethiopia this month.

 

 

A U.N. report says Eritrea is arming the Islamists to frustrate its arch-enemy Ethiopia, which Asmara denies.

 

 

Buur Hakaba, a south-central Somali town of maize fields on the road from Islamist-controlled Mogadishu, is their closest base to the only town the fractious government controls, Baidoa.

 

 

In the past month, government and allied Ethiopian soldiers have taken it over twice, and twice the Islamists have returned. This time, they came in force.

 

 

The rival Somali sides were due to start a third round of Arab League-backed peace talks on Monday, but few expected any progress. At the frontline, the troops expected war.

 

 

"We are only waiting for the talks to end. We will attack them," fighter Ismail Yusuf, 21, told Reuters, on a break from his post on along the road and bushlands leading to Baidoa.

 

 

'TENSER AND TENSER'

 

 

He estimated that at least 3,000 Ethiopians, along with government troops, had moved within 10 km (6 miles) of the Islamist frontline. Another 2,000 were in Baidoa, he said.

 

 

"There is a lot of troop movement from both sides. Fighting can start at any time. It's getting tenser and tenser," Islamist gunman Abdinasir Ahmed said.

 

 

Ethiopia says it has only sent several hundred armed military trainers to Somalia, but has threatened to crush any attack by Islamists it says are led by militants.

 

 

The Islamists have emerged as the most powerful military force in Somalia since seizing Mogadishu in June and advancing across much the country's south, imposing strict sharia law and exploiting traditional Somalia enmity against rival Ethiopia.

 

 

In Buur Hakaba, where the ordinarily sere and dusty plains have turned muddy and green with grass from recent rains, Islamist troops are everywhere.

 

 

Unlike in most towns at the sharp end of a war ready to break out, most residents say they are not worried.

 

 

But the roughly 30,000 people in Buur Hakaba, like most Somalis, have suffered unending mayhem since 1991, when warlords ousted the last national president and ushered in anarchy.

 

 

"We have never seen so many troops and weapons like this. We have no fear. The Islamists are here to defend us. At least 250 local residents have registered for jihad. I registered myself five days ago," driver Abdullahi Ibrahim, 30, told Reuters.

 

 

And like many Somalis, their public loyalties tend to lie with the strongest.

 

 

"The people of Buur Hakaba have chosen sharia law. I have no option but to follow their will," said Mohamed Abdi Hussein, a district chief installed by the government six months ago.

 

 

"I am personally ready to please God and take part in the jihad."

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^A rossy picture in what is expected to be if it happens the bloodiest war we have seen.

 

The clan courts are facing a huge army ahead of them, they have so far relied on the foreign elemnts, Eritreans, Oromo and others to gain advantage over ome grown millitias, but this is different and altogether more dangerous.

 

The article alos points out to the fact that the TFG is not vased, they have moved closer to Bur, while the courts media where hyping the news about them being 18km from Baidoa, you cant be 18km from Baidoa and the TFG forces 10km from Bur, what gives?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this