Sign in to follow this  
Siciid1986

SOO DHOWEYNTII FAYSAL CALI WARAABE IYO GUD/BARLAMKA JSL CERIGAABO

Recommended Posts

faysal%20cali%20war%202.JPG

 

faysal%20cali%20war%203.JPG

faysal%20cali%20war5.JPG

 

faysal%20cali%20war%207.JPG

 

 

gudoomiyaha xisbiga qaran ee UCID Eng,faysal caliwaraabe iyo gudoomiyaha baarlamaanka jamhuuriyada somaliland Mudane C/raxmaan Ciro ayaa maanta lagu soo dhoweeyey magaalo madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo gudoomiyayaasha ayaa socdaalkooda ay ku weheliyey qaar ka mid ah xubnaha baarlamanka JSL waxaana duleedka magaalada ceerigaabo ka soo gelbiyey oo ugu sii diyaar ahaa dadweyne aad utirobadan oo ka kala tirsan laamaha xisbiga ee gobolka iyo xisbiga kale ee mucaaradka ah ee Kulmiye oo iyana ay taageerayaashu si weyn u soo dhoweeyeen waxaana taagerayaashaas horkacayey gudoomiyaha xisbiga Ucid ee gobolka snaag C/laahi axmed maxamed{daamur} taageerayaashaasi oo ka koobnaa dhalinyaro waayeel iyo qaarkamida ardayda waxkabarata dugsiyada magaalada waxaana weftigaas loosoo gelbiyey dhanka magaalada ceerigaabo iyadooay gelbinayaan fardo iyo dadweynaha taageersan xisbigaasi oo aad utiro badnaa waxayna isugu yimaadeen badhtamaha magaalada

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this