Sign in to follow this  
General Duke

Huge news: 4000 newly trained Somali national troops enter Baidoa + 3000 more on

Recommended Posts

Fabregas   

Originally posted by money:

Ever heard of Anbar Awakening ..it is being planned in Nairobi, Garissa and Mogadishu.

Saxiib, care to elaborate?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

dee waxan ku idhi elaborate. Anigu, I suspect somethign kaluuny(fishy) ba soo-socda. But I haven't found the evidence just yet. Marka, care to elaborate? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
money   

professore -- dalka abaar xun aa ka jirta, starvation, famine and worst of the worst - a return to 1992-93 and city of death is on us.

 

Dhoobleey Gaarisa aa laga xukumaa Dhuusamareeb-na kuwa waxaa jira America wadato oo sida awalba loo maleeyhayayo danaha mareeykanka u adeego. Marka waxaa la ii sheegay in dad labadaas dhinac oo waa fahmi kartaa Xasan Turki iyo Ceyroow isku dhinac ah in safaaradda Nairobi looga yeeray - lacag ilaa 10 Million ah la dhahay as Compensation aan idiin siineeynaa - odayaasha (easily corrubtible elders) ha ka soo celiyaan dhalinyaradda Al-Shabaabka-

 

Amerika waxaa ka lunsan in Al-shabaab Soomaali oo dhan ku jiraan.

 

Saaxiiboow arintaas aa socoto - hadaad ogtahay iyo hadii kale - Soomaaliya ma ka soconee waaye? hadeey Ciraaq ka shaqeeysay? midda kale Itoobiyaanka waa ka dhamaatay sheekadana Bush gebegebadiisa aa la maraa ...marka wax badan aa is bedeli doono. Nairobi week iyo labo ka hor waxaa joogay 6 congressmen oo democrats ah. Waxeey la kulmeen Faarax Macalin, Somali Business Community in Nairobi, Somali elders, Refugee Settlement Agencies, Somali civil society groups and so on.

 

Arintaan dad ka qeyb galay aa ila soo socodsiiyay ... waxna Safaaradda aa wado, waxna Bush dhamaadkiisa sidi Itoobiya laga yeeli lahaa iyo sidii Soomaaliya loo habeeyn lahaa aa socda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Money ,

 

These 6 congressmen have names right?

May I please know who they are. I will be much obliged to you for your gracious answer.

 

 

dhulQarnayn,

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke, baliis stop calling others what they are not. He said he is not Olol. Do you have an evidence on the contrary and he, in fact, is Olol? If not, baliis jooji the accusations.

MMA, adeer you have much work to do as a moderator in this forum, thus stop the partisan nonsense. This fellow is in my opinion Olol, his actions and pretences are as clear to me as yours are Mr Miskiin.

Or have you had no new news on your hero the Qad Merchant lately?

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this