Sign in to follow this  
Jacaylbaro

French Delegation to Somaliland

Recommended Posts

Hargeisa(Qaran)-A delegation led by the French consul to the Republic of Djibouti, Monsieur Berkin Iras has arrived on a three day visit to Somaliland.

 

The delegation which consists of five French diplomats from the embassies in Djibouti, Kenya and Ethiopia are on a fact-finding mission to Somaliland.

 

Speaking at a ceremony to welcome the French diplomats at Egal International Airport in Hargeisa, the Somaliland minister of Foreign Affairs and International Co-operation, Mudane Cabdillaahi Axmed Ducaale, confirmed to the gathered members of the press, that Somaliland and France along with Djibouti, Kenya and Ethiopia are about to embark on a programme to combat the spread of HIV/Aids and Tuberculosis in the region.

 

Mudane Ducaale also stated that the visit of the diplomats from France to Somaliland would afford the opportunity for both countries to further explore areas of mutual interest and co-operation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxtooyada Somaliland Warsaxaafafeed

Madaxtooyada Somaliland

 

Date: 25/10/2007

 

Warsaxaafadeed

 

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefdi ka socda Dawlada Faransiiska oo booqasho gaaban ku yimid Somaliland.

 

 

Wefdigaasi oo ka kooban Shan qof waxa ka mid ah Safiirada Dawlada Faransiiska u fadhiya Wadamada Nayroobi iyo Jabuuti .

 

 

Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin hadal soo dhawayn ah oo uu wefdiga u jeediyay waxa uu ku sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay booqashada wefdiga Faransiisku ku yimaadeen Somaliland , isaga oo sheegay in Dalka Faransiiska iyo Somaliland xidhiidh soo jireen ah uu ka dhaxayn jiray tan iyo dagaalkii labaad ee dunida , sidaa darteed Shacbiga Somaliland ay ka filayaan in Dawlada Faransiisku ay dhinacyo badan oo horumarka ah ay ka taageerto Jamhuuriyada Somaliland.

 

 

waxa kale oo uu madaxweynuhu soo qaaday in Shirkadii ugu horeysa ee maal gashata Somaliland ay tahay Shirkadda Patroolka ee Faransiiska loona yaqaano TOTAL .

 

 

Waxa kale oo uu madaxweynuhu sheegay in Dawlada Faransiisku ay gacan ka siisay Somaliland shirkii lagu dhisay Qaranimada JSL ee Lagu qabtay Magaalada Boorame sanadkii 1993-kii, hase yeeshee mudadii ka dambaysay wax kaalmo ah aanay Faransiisku u fidin Somaliland.

 

 

Madaxweynuhu waxa kale oo uu wefdiga uga waramay waxyaabaha ay Somaliland qabsatay iyo horumarka ay ku tallaabsatay tan iyo intii qaranimadeeda kala soo noqotay Wadankii la isku odhan jiray Soomaaliya.

 

 

hogaamiyaha wefdiga Faransiiska Ambassador Yves Bertin oo ah Danjiraha Dawlada Faransiiska u qaabilsan dhinaca siyaasada , fadhigiisuna yahay Magaalada Jabuuti , waxa uu isna halkaa ka sheegay in isaga iyo wefdigiisuba ay aad ula dhaceen waxyaabaha ay Somaliland qabsatay , gaar ahaan dhinaca Nabad gelyada, Xasiloonida iyo nidaamka dimuqraadiyada.

 

 

Ambassador-ku isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu sheegay in ujeedada wefdigiisu ay ka mid tahay in ay indha indheeyaan warbixina u gudbiyaan Dawladooda meelaha u baahan in laga taageero dalka Jamhuuriyada Somaliland , si ay sii wadaan horumarka ay ku tallaabsadeen.

 

 

Ambasador-ku waxa kale oo uu sheegay in wefdigoodani aanu noqon doonin wefdigii ugu dambeeyay , hase yeeshee ay filayaan inuu wufuud badan oo Dawlada Faransiiska ka mid ahi ay soo booqan doonaan mustaqbalka soo socda.

 

 

Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu is baray Wefdiga Faransiiska iyo wakiilka cusub ee Somaliland ee dhawaan loo magacaabay Faransiiska Mudane Maxamuud Saalax Fagadhe oo ah nin muddo dheer ka soo shaqaynayay Arrimaha Dibada , waayo aragnimo-na u leh xidhiidhada iyo wax wada qabsiga ka dhexeeya caalamka.

 

 

kulankaasi Maanta dhex maray Madaxweynaha iyo wefdiga Faransiiska waxa kale oo goob joog ka ahaa Wasiiro dhawr ah oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibada Mudane C/laahi Maxamed Ducaale , Wasiirka Caafimaadka Mudane Cabdi Haybe , Wasiirka Kalluumaysiga Mudane Cali Maxamed Xasan iyo Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane C/risaaq Waaberi Rooble.

 

 

Alla Mahad leh,

 

 

Siciid Cadaani Mooge

 

La taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca Warbaahinta,

 

isla markaana ah Afhayeenka Madaxtooyada

 

 

 

 

Jamhuuriya Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda dalka Faraniiska

 

Hargaysa (QARAN)- Waxa ayaamihii ina soo dhaafayba dalka ku sugnaa wafti culus oo ka socda dalka Fransiiska oo ay hogaaminaysay Safiirada dalka Faransiiska u fadhida dalka Jabuuti, ayaa maanta wax kula fool ka fool ah ay la yeesheen madaxweynah Somaliland, kuankaasi ka dib warsaxaafdeed ka soo baxay madaxtooyada oo loo qaybiyay saxaafada ayaa waxa uu u qornaa sidan hoos ku sharaxan.

 

 

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefdi ka socda Dawlada Faransiiska oo booqasho gaaban ku yimid Somaliland.

 

 

 

Wefdigaasi oo ka kooban Shan qof waxa ka mid ah Safiirada Dawlada Faransiiska u fadhiya Wadamada Nayroobi iyo Jabuuti .

 

 

 

Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin hadal soo dhawayn ah oo uu wefdiga u jeediyay waxa uu ku sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay booqashada wefdiga Faransiisku ku yimaadeen Somaliland , isaga oo sheegay in Dalka Faransiiska iyo Somaliland xidhiidh soo jireen ah uu ka dhaxayn jiray tan iyo dagaalkii labaad ee dunida , sidaa darteed Shacbiga Somaliland ay ka filayaan in Dawlada Faransiisku ay dhinacyo badan oo horumarka ah ay ka taageerto Jamhuuriyada Somaliland.

 

 

 

waxa kale oo uu madaxweynuhu soo qaaday in Shirkadii ugu horeysa ee maal gashata Somaliland ay tahay Shirkadda Patroolka ee Faransiiska loona yaqaano TOTAL .

 

 

 

Waxa kale oo uu madaxweynuhu sheegay in Dawlada Faransiisku ay gacan ka siisay Somaliland shirkii lagu dhisay Qaranimada JSL ee Lagu qabtay Magaalada Boorame sanadkii 1993-kii, hase yeeshee mudadii ka dambaysay wax kaalmo ah aanay Faransiisku u fidin Somaliland.

 

 

 

Madaxweynuhu waxa kale oo uu wefdiga uga waramay waxyaabaha ay Somaliland qabsatay iyo horumarka ay ku tallaabsatay tan iyo intii qaranimadeeda kala soo noqotay Wadankii la isku odhan jiray Soomaaliya.

 

 

 

hogaamiyaha wefdiga Faransiiska Ambassador Yves Bertin oo ah Danjiraha Dawlada Faransiiska u qaabilsan dhinaca siyaasada , fadhigiisuna yahay Magaalada Jabuuti , waxa uu isna halkaa ka sheegay in isaga iyo wefdigiisuba ay aad ula dhaceen waxyaabaha ay Somaliland qabsatay , gaar ahaan dhinaca Nabad gelyada, Xasiloonida iyo nidaamka dimuqraadiyada.

 

 

 

Ambassador-ku isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu sheegay in ujeedada wefdigiisu ay ka mid tahay in ay indha indheeyaan warbixina u gudbiyaan Dawladooda meelaha u baahan in laga taageero dalka Jamhuuriyada Somaliland , si ay sii wadaan horumarka ay ku tallaabsadeen.

 

 

 

Ambasador-ku waxa kale oo uu sheegay in wefdigoodani aanu noqon doonin wefdigii ugu dambeeyay , hase yeeshee ay filayaan inuu wufuud badan oo Dawlada Faransiiska ka mid ahi ay soo booqan doonaan mustaqbalka soo socda.

 

 

 

Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu is baray Wefdiga Faransiiska iyo wakiilka cusub ee Somaliland ee dhawaan loo magacaabay Faransiiska Mudane Maxamuud Saalax Fagadhe oo ah nin muddo dheer ka soo shaqaynayay Arrimaha Dibada , waayo aragnimo-na u leh xidhiidhada iyo wax wada qabsiga ka dhexeeya caalamka.

 

 

 

kulankaasi Maanta dhex maray Madaxweynaha iyo wefdiga Faransiiska waxa kale oo goob joog ka ahaa Wasiiro dhawr ah oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibada Mudane C/laahi Maxamed Ducaale , Wasiirka Caafimaadka Mudane Cabdi Haybe , Wasiirka Kalluumaysiga Mudane Cali Maxamed Xasan iyo Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane C/risaaq Waaberi Rooble.

Share this post


Link to post
Share on other sites

President Riyaale hold talks with the French delegation visiting Somaliland

 

 

Hargeisa(Qaran)-The President of the Republic of Somaliland, Mudane Daahir Riyaale Kaahin held a meeting, yesterday, October 25th, 2007 with the delegation from France, led by Ambassador Yves Bertin.

 

The meeting held at the Presidency was attended by several ministers from the government, including the Ministers of Foreign Affairs, Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale, of Health, Mudane Cabdi Haybe, of Fisheries, Mudane Cali Xasan Maxamed, and of Culture Cabdrisaaq Waaberi Rooble.

 

In his opening remarks to the visiting delegation, President Riyaale, expressed his pleasure at receiving the distinguished officers from France, which included among others the French ambassadors to the Republic of Kenya and the Republic of Djibouti.

 

President Riyaale also mentioned in his remarks the assistance provided by the French government during the Somaliland reconciliation talks in 1993. Mudane Riyaale described the French government's support during those talks as vital to Somaliland's progression to a democratic and stable nation.

 

As well as French assistance during the talks in 1993, President Riyaale mentioned that role played by the French conglomerate, TOTAL, which contributes to the economic growth and development of Somaliland.

 

In response, Monsieur Bertin expressed a complete satisfaction with welcome afforded to the French delegation by the government and the people of Somaliland. Ambassador Bertin remarked on the political, economic and stable development of Somaliland .

 

Also attending the discussions, and playing an integral role in the visit, was the new Somaliland representative to France, Mudane Maxamuud Saalax Faagadhe. Mudane Fagadhe is an experienced diplomat and former Somaliland Foreign minister.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Confirmed to the gathered members of the press, that Somaliland and France along with Djibouti, Kenya and Ethiopia are about to embark on a programme to combat the spread of HIV/Aids and Tuberculosis in the region.

That is great, maybe now those draft laws will come in to force to help those who suffer from Aids/ HIV.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Of course it is good ,,, currently we run a project related to this funded by France. It is a cross-border project among Somaliland/Ethiopia/Djibouti

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

This is a good project and hopefully we can get some further funding from the French. The whole area needs funding to help contain this spread of the diseases.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this