Sign in to follow this  
Nomadic Activist

Trouble in galkacyo while the president is there?

Recommended Posts

A/yusef can't even control Galkacyo.I'm very eagered to see how he going to go to Jowhar and stay there safely than go to the capita, VERY EAGERED.

 

 

Maleeshiyo hubeysan oo isku hareereeyey xero ay leeyihiin ciidmada Puntland kaddib markii ciidmada Puntland ay xalay magaaladaas ku dileen Saddax dhalinyaro ah

 

July 10, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

 

Maleeshiyo hubeysan ayaa isku hareereyey xero ay leeyihiin ciidmada Puntland iyadoo maleeshiaydan ay ku heyb yihiin Rag xalay ciidamada Puntland ay ku dileen magaalada Gaalkacyo.

 

Sida uu HornAfrik u xaqiijiyey Burhaan Axmed Daahir oo ah Suxufi ku sugan magaalada Gaalkacyo xiisadan ayaa ka dambeysay kaddib markii Sadax dhalinyaro ah oo ay isku heyb yihiin maleshiyadan ay ciidamada Puntland xalay dileen.

 

Maleeshiyadan isku hareereysay xeradan ayaa dalbaneysa in gacanta loo soo galiya ciidamadii Puntland ee ka dambeeysay falkaas.

 

Ciidamada Puntland ee degan xerada Kabka ee Waqooyiga Gaalkacyo ayaa la sheegayaa in dhalinyaradaas ay si ula kac ah u dileen xalay.

 

Maamulka gobolka Mudug ayaa ku guuldareystay in xeradaas ay ka wareejiyaan maleeshiayda maanta isku gadaamay.

 

Arrintan ayaa ku soo beegantay xilli madaxweyne C/laahi Yuusuf uu ku sugan yahay magaaladaasi gaalkacyo.

--------------------------------------------------

 

Dilal Ka Dhacay Xalay Magaalada Gaalkacyo

 

Iyada oo uu socdo kulammadii sarsare ee madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf iyo ra'isul wasaare Cali Maxamed Geeddi iyo xubnaha kale ee dowladda federaalka ah iyo weliba dowlad goboleedka Puntland oo iyaduna kulammo gaar ah la leh madaxda dowladda Federaalka ah ayaa waxaa shalay galab bartamaha suuqa Gaalkacyo lagu dhaawacay nin dhallinyaro ah. Waxaana ninkaas dhaawacay niman dabley ah oo aan la aqoonsannin ka dib markii ay isbaareysteen isaguna uu isku dayay inuu baxsado halkaasna ay rasaas kala heleen lugta.

 

Shil kaas la mid ah ayaa waxaa ku dhintay hal nin waxana ku dhaawacmay laba ruux oo kale. Shilkaan ayaa waxa uu dhacay isla shalay gelinkii dambe. Shilkan ayaa waxaa geystay koox maleeshiya ah oo rasaas oodda kaga qaadday dhallinyaradan.

 

Nimankii dhaawaca ahaa ayaa waxaa iminka lagu daaweynayaa isbitaalka magaalada Gaalkacyo, sida uu Gedonet u xaqiijiyay goobjoog ku sugan magaalada Gaalkacyo.

 

A M A

Gedonet

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ You must be joking..It seems the supposed child is running around headless.. Chill no such thing happened in Galkacyu.

 

The PM and his large nevoy went to Galkacyu, met the President had a long closed door meeting then flew back to the new capital. Now thats what happened in the capital of Mudug Puntland state.. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Duke (Abti), don´t worry , he´s not even close to how you run headlines , i swear he dosen´t work for Mogadishu. :D

 

But then hey ,, " he dosen´t make the NEWS"

:D:D:D , he just presented what was written .

 

Abti , am gonna tell him to stay away from ya Job, cutting n pasting , rubish headlines is just for YOU :D:D

 

P.S He hasen´t mentioned RADIO Voice of Peace in Galcaio getting shut, closed and equipments confiscated.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke (Abti), don´t worry , he´s not even close to how you run headlines , i swear he dosen´t work for Mogadishu. [big Grin]

 

But then hey ,, " he dosen´t make the NEWS"

[big Grin] [big Grin] [big Grin] , he just presented what was written .

 

Abti , am gonna tell him to stay away from ya Job, cutting n pasting , rubish headlines is just for YOU [big Grin] [big Grin]

 

Waryaa jhonny uu sheeg ninka, I just pasted and copied just like he does all the time.

 

 

Duke knows how to make BULLSH*T propaganda.

 

 

P.S He hasen´t mentioned RADIO Voice of Peace in Galcaio getting shut, closed and equipments confiscated.

I didn't know about it. :D

 

 

The PM and his large nevoy went to Galkacyu, met the President had a long closed door meeting then flew back to the new capital. Now thats what happened in the capital of Mudug Puntland state.. [Wink]

My topic had nothing to do with gedi or his meeting with the "president," nor did I ask you to tell me about their meeting. All I was talking about was the safety of Galkacyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ lol. I know who the boy/man is and thats no problem, he can like a man or clan or region and he has the right to hate. But a word of advice dont lie to yourself son.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa maalinkii labaad xerada ciidamada Puntland ee magaalada Gaalkacyo ku hareereysan maleeshiyo beeleedyo ay isku heyb yihiin dad habeen hore lagu diley magaaladaasi.

 

July 11, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

 

Waxaa maalinkii labaad xerada ciidamada Puntland ee magaalada Gaalkacyo ku hareereysan maleeshiyo beeleedyo ay isku heyb yihiin dad habeen hore lagu diley magaalada Gaalkacyo.

 

Arrintan waxaa ku dhex jira sidii wax looga qaban lahaa madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed.

 

Xerada warshadda kabka ee magaalada Gaalkacyo halkaasoo ay dagan yihiin cutubyo katirsan ciidamada daraawiishta ee Puntland, ayaa waxaa maalintii labaad ka taagan xiisad u dhaxeysa ciidamada Puntland iyo maleeshiyo halkaasi shaley isku gadaantey.

 

Maleeshiyadan oo ay isku heyb yihiin dad rayid ah oo habeen hore lagu laayey magaalada Gaalkacyo, ayaa dalbanaya in gacanta laga soo galiyo dad ay sheegeen iney ciidamada kamid yihiin, iyadoo ciidamada saraakiil ka tirsanina ay sheegeen in dadkii la diley ay amarka ciidamadan oo hawl ku jira ay iska dhaga tireen amarkii la siiyey.

 

Madaxweynaha Soomaaliya Col. Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa isagu soo fara galiyey arrintaasi, kadib markii madaxda Puntland ay arrintaasi u caal waayeen.

 

Hotelka Taar City ee magaalada Gaalkacyo halkaasoo oo uu dagan yahay madaxweynaha dowlada federaalka Cabdulaahi Yuusuf Axmed, ayaa waxaa ka soconaya dadaalo ay wadaan, iyagoo ku doonaya in lagu qaboojiyo xiisada halkaasi ka aloosan.

 

-------------------------

 

More trouble in Puntland, I just hope everything becomes calm in the so called most stable regions in Somalia. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Thanks for the info however your concenrs are nooted for we do nott want trouble in as you have corectly noted the most peaceful regions in Somalia. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this