Sign in to follow this  
Sky

puntland creates nabadsugidda PSS= monster in the making?

Recommended Posts

Sky   

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ku dhawaaqay hay'adda nabadsugidda Puntland

Garoowe - 4.May.2005 Waxaa maanta magaalada Garoowe lagu dhisay hay'adda nabadsugidda Puntland (PSS), waxana hoosta ka xarriiqay dhismaha hay'addaasi, madaxweyne kuxigeenka Puntland, ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Puntland, Xasan Daahir Afqurac.

 

Madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa dhismaha hay'addan cusub u cuskaday dastuurka dawlad goboleedka Puntland, ila markaasna xeeriyey baahida loo qabo hay'adda nabad sugidda Puntland (Puntland Security Service).

 

Xasan Daahir Afqurac waxaa uu xeeriyey in ay xarunta hay'addu noqoto magaalada Garoowe isla markaasna ay xafiisyo ku yeelan doonto magaalooyinka Puntland.

 

Madaxweyne kuxigeeku waxaa uu sheegay in ay hay'adda nabad sugidda Puntland ay tahay hay'ad dawli ah isla markaasna hoos imaan doonta madaxtooyada Puntland.

 

Mas'uuliyadda hay'addan:

 

 

1. Maaraynta hawlaha nabad sugineed ee Puntland.

2. Ururinta, habaynta iyo weliba u hawl gelidda xogta nabad sugineed.

3. Tayaynta iyo tababarridda shaqaalaha hay'adda.

4. Ururinta Xogta.

5. Adeegsiyga tiknoolojiyadda casriga ah ee ku aaddan hawlaha nabad sugidda.

6. Hay'addani waxay wada shaqayn la yeelan doontaa dhamaan hay'adaha amaanka Puntland.

7. Hay'addu waxay toos u hawl geleysaa marka uu qaab dhismeedkeedu dhammays tirmo.

8. Hay'addu iyada ayaa samaysaneysa xeer hoosaadyadeeda.

 

Waxaa wareegtadan ku saxiixnaa Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Puntland, Xasan Daahir Afqurac.

 

C/naasir Yaasiin

SBC Garoowe

 

 

==============================================

 

 

will this endanger the freedom n infant democracy of puntland? puntland already has a CID in boossaasso to fight organised crime in the smuggling business, but what does it need puntland security service for? there are no imminent threats to puntland or does it have to do with that the vice presidents kinsmen practically owned the NSS back in the day. :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

there are no imminent threats to puntland or does it have to do with that the vice presidents kinsmen practically owned the NSS back in the day.

:confused:

 

 

From what I've noticed Cadde Muuse seems to be the best thing that happened to Puntland. The man is clearly aiming to strengthen the region through economic empowerment and sound security. You are a double edged sword sxb, sometimes I smell hypocrisy and double meanings in your posts, but Cadde Muuse should so far be applauded for his work.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

im a double edged sword loool - can u elaborate on that one. i say what i think, and i do what i say.

 

u dont have to tell me how my president is the next best thing to my state. unlike the other puntland presidents c/yussef, j/c/jaamac and m/xaashi, general c/musses star is rising into the level of famous somali singers. ppl love him in every province. not only his actions now, but also his history proves that. i read a book by an ssdf veteran and he spills the beans about how the shit went in the ssdf. basically c/musse was always the peacemaker whereas c/yussef was the troublemaker.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

Correction: Jama Ali Jama has never held the title of 'Puntland President.' Perhaps, 'moryan sympathizer' is a befitting title for him.

 

PSS is a way to put all the security services under one branch, which will make security more effective because police, intelligence, frontier forces and prison police will all work together. Cadde is only making the security apparatus in Puntland more effective so that failures (like Galkayo) don't happen again. I'm all for it because I know the integrity of such men as Nuur Salaad (Puntland police commissioner) - a career police official who's held various posts under different leaders with respect to the organization and the people.

 

FOR CONTEXT (via PuntlandPost.com):

 

Waxaa horay uga jirtay Puntland Hay’ad lagu magacaabi jiray PIS, oo hoos imaan jirtay Madaxtooyada, taasoo la sheegi jiray in ay gacan ka heli jirtay dawlado shisheeye gaar ahaan kuwa la dagaalama waxa ay ugu yeeraan dhaq-dhaqaaqa argagixisa geeska Africa, waxa ayna haatan u muuqataa in hay’adaani badali doonto PSS, waxaana xusid mudan in deegaamada Puntland Hay’adda PIS looga yaqaanay Ashahaado la dirir .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this