Sign in to follow this  
guraad

British Government To Meet Jaalliyadda Sool Sanaag Bari iyo Cay .

Recommended Posts

guraad   

London (Radiolascaanod) 18.03.2004 Khamiis Warar aanu ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa tibaaxaya inay jiraan abaabulo ay Wadaan dadka u dhashay Jaalliyada SSC.

 

 

Bishan dabayaaqadeeda dawlada ingiriiska waxay martiqaadyo u fidisey xubno ka tirsan deegaanada SSC ee ku dhaqan wadankan ingiriiska, isla markaasina si buuxda uga tirsan maamul goboleedka Puntland, waxaanay kulankaasi ku lafa guri doonaan arimo xaasaasi ah oo la xidhiidha masiirka Ummadaasi.

 

 

 

Xubnahaasi ka socda Jaalliyada SSC waxay sidoo kale soo hor dhigi doonaan qaraaro cad cad oo ku muujinayaan fikirkooda siyaasiga ah iyo mowqifka cad ee ay ka taagan yihiin Midnimada Ummadda Soomaaliyeed oo agtooda ka ah Lama taabtaan iyo wax aan gorgortan gelin.

 

 

 

Wixii ka soo kordha waanu idin la soo socodsiin doonaa

 

 

RadioLaascaanod

 

 

Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this