Sign in to follow this  
General Duke

has Ethiopian threats halted Al Shabaab advance ?

Recommended Posts

Ciidamada Itoobiya Oo Hakiyay Socodkii Al-Shabaab

20 May, 2009 01:23:00 Toronto t.

Font size:

 

Kadib markii ciidamada Itoobiya ay soo galeen gudaha Soomaliya gaar ahaan Kalabeyrka ayaa waxa hakad ku yimid duulaankii ciidanka Al-Shabaab ay damacsanaayeen inay dib ugu qabsadaan gobolka Galgaduud iyo Hiiraan. Ciidamadii Al-Shabaab ee ku sugnaa Buula-Barde ayaa lasoo sheegayaa inay dib usoo gurteen oo difaacooda hore ay ka dhigeen Mahadaay.

 

Ciidamada Itoobiya ayaa waxa horkacaya maleeshiyaadka Ahlu Sunna oo ay soo hubeeyeen, waxana la filayaa in Ahlu Sunna ay horay usoo dhaqaaqaan oo soo weeraraan gobolka Sh. Dhexe. Hubka iyo gaawirada ay adeegsanayaan Ahlu Sunna ayaa ah mid ka yimaada Itoobiya, waxana laga cabsi qabaa inay isku soo balaariyaan gobolka Sh. Dhexe, iyo Hiiraan, maadaama ay gacanta kusoo wada dhigeen gobolada Galgaduud iyo Mudug.

 

Xoogaga Al-Shabaab oo xoogoodii balaariyay ayaa waxa dhici karta inay usoo jabaan sidii ay u jabeen dhamaadkii 2006 markii dhinac walba ay kasoo weerareen ciidamad Itoobiya oo kaashanaya diyaaradaha Maraykanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

General Duke,

 

The simple answer is no I think. Mogz needs to be cleaned up first before the cleaning crew hit the pirates nest.

 

Why leave behind a real thread in Mogz?

 

The march north can only start when Mogz is cleaned up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. ME adeer they are only going to cause more death and destruction in Mogadishu, then they will lose as the locals are now waking up to their threat.

 

Already they have been halted in Galgaduud, Hiiraan is next and they are stuck looting NGO's property in Lower Shabbele.

 

Again would have much better if they spared the Muslims of Mogadishu and did their work in Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cabsi kasbi karta Barakac horle oo soo wajahday dadka ku dhaqan G/Hiiraan

 

Waxaa cabsi iyo qalqal xoogan ay soo food saartay dadka ku nooq deeganada Jawiil iyo Kalabeyr halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamo Itoobiyaan ah oo maalmo ka hor soo gaaray .

 

Deegaanada ay soo gaareen Ciidamada Itoobiya ayaa waxaa isaga cararay dadkii rayidka ahaa ee ku noolaa iyagoo ka baqa qaba dagaal u dhexmara dhinacyada Ciidamada Itoobiya iyo xoogaga ka soo horjeeda .

 

Ciidamada itoobiya oo halkaasi soo gaaray mudo haatan laga joogo 3maalin ayaa waxaa ay wadaan howlgalo iyo isku balaarin qeybo badan oo ka tirsan degmooyinka gobolka iyagoo xiray wadooyin badan oo ay gaadiidka ganacsiga iyo kuwa rakaabka isaga kala gooshaan kuna fulinaya baaritaano iyo weydiin su’aalo inkastoo wararkii ugu dambeeyay ee na soo gaaraya ay sheegayaan in baaritaankii cuslaa ee ay gaadiidka baarayeen ay jojiyeen ciidamadaasi ayna gaadiidka ku amrayaan in aysan istaagin goobaha ay fariisimada ka sameysteen.

 

Qal qal iyo cabsi xoogan ayaa so wajahday dadka deegaanada ka agdhow goobaha ay ciidamada Itoobiyaanka fariisin iyo dufeysyadaba ka qoteen kuwaasi oo cabsi xoogleh ka muujinaya in ay soo laabtaan weeraro ciidamadaasi loo geysto halkaasina ay ka dhashaan dhibaato iyaga soo gaarta .

 

Magaalada Baladweyne xarunta gobolka Hiiraan ayaa dadweynaha ku nool ayaa wixii ka dambeeyay imaatinkii ciidamada Itoobiya qeybo ka mid ah gobolka iska weydiinaya su’aalo iyagoo ku wareersan sida ay wax u soconayaan waxna iska weydiinaya maamulka haatan gacanta ku haya gobolka iyo Ciidamada Itoobiya sida ay isku wajihidoonaan .

 

Dhacdooyinkan ayaa waxay ku soo beegmayaan xili habeenimadii xalay uu shaqadii u uhayay maamulka haatan ka taliya gobolka Hiiraan uu isaga tagay Duqii magaalada Baladweyne isagoo saxaafada u sheegay in laga bilaabo Habeenimadii xalay uusan heyn wax xil ah kana mid yahay shacabka Baladweyne .

 

Ilaa iyo haatan waxaan la ogeyn sababta uu isku casilay gudoomiyihi Baladweyne iyadoo imaaneysa xil ka tagistaan xili ay soo baxeyso qilaafaad soo kala dhexgalay masuuliyiinta sar sare ee maamulka haatan gacanta ku haya gobolka .

 

Tawane Cabdi Cali

SBCInternational- Baladweyne

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^Ooh sorry, I didn’t see you were making a statement. The question mark mislead me into believing you were asking a question.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No statement adeer, just the fact that Al Shabaab & their other groups seem to be less brave as the Ethiopians enter the fold.

 

Thus no worries you are still where you have always been out of your depth.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this