Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Tirada maleeshiyaadka Al shabaab iyo halkay kaso jeedaan.

Recommended Posts

Maleeshiyadda u dagaalanta Al-Shabaab ee kaso jeeda bay & bakool ayey tiradoodu tahay 4230 askari Sida ku cad liis ay ku qoran yihiin tiradda iyo qabiilada ay u kala dhasheen Maleeshiyadda Al-Shabaab.

Liiska maleeshiyadda Al-Shabaab oo Waagacusub.com ka heshay Saraakiil ka tirsan waaxda tirakoobka Al-Shabaab waxaa tirada Maleeshiyadda kaalinta 2-aad ku jira Beesha DA****D oo tirada ugu jirta ay tahay 3106 askari.Askarta u dagaalanta Al-Shabaab ee qabiilka D*****dka u dhashay waxaa u badan OG iyo M****xaan.sida ku xusan tilmaamaha lixaad ee qabiil hoosaadyada Liiska la qoray 12 Agosta 2010.

Qabiilka Hawiyaha oo kaalinta 3-aad galay tirada Maleeshiyaadka u dagaalama Al-Shabaab waxay dhan yihiin 2401 askari,

75% Maleeshiyadda H**iye ee Al-Shabaab waxay u dhasheen beelaha Muru**** iyo Dud*****.

1982 askari oo ka mida dagaalyahanada ajnabiyiinta ALQAEDA ee ka dagaalama Koofurta Somalia laguna magacaabo MUHAAJIRIIN ayaa noqonaya tirada kaalinta 4-aad.

Dagaalyahanada Alqaeda ee jooga gudaha Somalia waxaa ka mida Saraakiil ku xeeldheer culuumta Melleteriga,Dhaqaalaha,Istiraatiijiyada dagaal,dabagalka,amaanka iyo information technology.

Qabiilka uu ka dhashay Hogaamiyaha Al-Shabaab Ahmed Abdi Aw Mohamud Godane ee D** ayaa noqonaya qabiilka ugu tirada yar Maleeshiyaadka ee ku jira kaalinta 5-aad ,waxayna askarta D**ta dhan yihiin 1702 askari.

Liiska waxaa ku qeexan in 753 ka mida askarta D**TA ay u dhasheen beel hoosaadka Ahmed Godane ee Is***

Beelaha loogu yeero others-ka ama .5,askarta u dhalatay ee Al-Shabaab u dagaalanta ayaa dhan 1005 askari waxayna u badan yihiin arday iyo xamaalato laga aruuriyay koofurta Somalia.

Guud ahaan marka la isku daro tirada Maleeshiyadda Al-Shabaab ee Somalida iyo ajnabiyiinta iskugu jira waa 14'426 ,toban iyo afar kun,afar boqol,labaatan iyo lix askari,lamana oga in tiradaan ku jiraan maleeshiyadii ka dhimatay iyo inay yihiin kuwa nool oo kaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this