Sign in to follow this  
General Duke

Puntland diaspora and clans support their Admin....

Recommended Posts

W/Ameerika : Bayaan Ku Wajahan dhamaan Shacabka Reer PL

Posted to the Web Nov 15, 12:17

 

 

KU:-MADAX WEYNAHA DGPL.

 

OG:-GOLAHA XUKUMADDA DGPL.

 

OG:-GOLAHA BARLAMANKA DGPL.

 

OG:-CULUMO UDIINKA DGPL.

 

OG:-SHACAB WEYNAHA DGPL.

 

Anagoo ku hadlayna magaca Aqoonyahanada,Siyaasiinta,Boqorada, isimada,hooyoyinka, iyo hogaamiyo dhaqameedka, jaaliyaddaha reer Puntland oo ku nool Qaradda W/America iyo wadamada reer yurub ayaan halkaan waxaan ka soo jeedinaynaa Bayaan ku wajahan dhamaan

shacabweynaha reer Puntland iyo Soomaali weyn meel kasta oo ay jogto.

 

1-In reer puntland ilaaliyaan jiritaanka DGPL.

2-In la adkeeyo Difaaca iyo wada jirka Puntland.

3-In wixii jiritaanka PL khal khal galinaya meel looga soo wada jeensado.

4-In DGPL Umadda soomaaliyeed nabad ugu Baaqdo.

5-In DGPL dhamaan Ummadda Soomaaliyeed Nabad kula nolaato.

6-In DGPL iyo Shacabkeedu IxtiramanWadamada soomaaliya dariska la ah.

7-In DGPL iyo Shacabkeeduba Tageeraan DFKM ah.

8-In Shacabweynaha PL Gudaha iyo Dibaduba ay malgaliyaan Gobalada PL.

 

MAXKABADAHA MUQDISHO:-

 

Waxaan ugu baqaynaa in ay nabad ka shaqeyaan oo ay joojiyaan Coladaha ay hurinayaan iyo Dulamada ay ku hayaan meelaha nabada ah, iskana ilaaliyaan burbur danbe oo soomaaliya gasho,waxaan kula talinaynaa in ayna ku deg degin dhiig bilaamacno daro ku daata iyo burbur hor leh,waxaan ugu baqaynaa in miiska wada hadalka ay fariistan oo ay la xajoodan DFKM.

 

Waxaan ugu baqayna Maxkabaddaha iyo DFKM ah si deg deg ah in loo furo wada hadal shuruud la'aan ah,dhamaan ummadda soomaaaliyeed waxaan ugu baqaynaa in la adkeeyo Midnimadda ummadda soomaaliyeed iyo jiritaankeeda si loo soo celiyo nidaamkii iyo kala danbayntii islamarkaasna loo diyaar garobo doorashooyin xor ah.

 

BAYAAN WAXAA DIYAARIYEY :

 

1-Dr.Xabiib Abshir Xubeer.

2-Prof.Cali Caydiid Warsame

3-Dr.Maxamed Omar (Dhigic-dhigic)

4-Prof.Maxamed Jamac Xaamud

5-Prof.Cabdiwali Cabdulahi Sh.Osman

6-prof.Maxamed Xaaji Cabdi

7-Drs.Shamad Xalwo

8-Bashiir Boqor Muuse

9-Muxyadiin Boqor Muuse

10-Ugaas Cabdi Xaashi Shirwac

12-Nabadon Caabi Farax Cali

13-Caqil maxamed Diriye Samantar (Qorad)

14-Suldaan Maxamed Suldan aadan

15-Suldaan Cabdiwahab Suldan Cali Yusuf

16-Suldan Cabdullahi Cali Barre

17-Nabadon Maxamed Axmed Nuur (Jabdhurwaa)

18-Nabadoon Cubayd Axmed Aadan

19-Nabadon Cabdulaahi Cabdule (Cagbacag)

20-Cabdirashiid Goolnuug

21-Dr Barhan Xaashi

22-Farax Maxamud Aadan

23-Kalaf Cabdi Maxamed

24-Cabdirashiid Maxamed Jaamac

25-Cabdinur Cali Maxamud

26-Cabdulaahi Sh Axmed

27-Cabdirixman Cabdilaahi Axmed

28-Aadan Ciise Cali (Dana dhagax)

28-Cali Sacid Ciise

29-Axmed Cali Ciise

30-Maxamed Axmed Samantar

31-Cabdibarre Xaaji Yusuf

32-Yusuf Cilmi Samantar

32-Aadan Samantar Cade

33-Aadan farax Samantar

34-Cabdi Aadan Samantar

35-Axmed Aadan samantar

36-Cabdulqaadir Aadan farax

37-Farxan Aadan Madoobe

38-Axmed Jamac Yaqub

39-Yusuf Maxamed Farax

40-Maxamed Cabdi Cali Dalab

41-Maxamed maxamud Cali

42-Jamac Muuse Kalid (Carabey)

43-Maxamed Cali Cigaal

44-Cabdulahi Cali cigaal

45-Cabdikarin Geelle cadceed

46-Warsame Yusuf Jibriil

47-Ciise Cali Barre

48-Xuseen Xaashi Xirsi

49-Daud Tahalil Xuseen

50-Cabdirixman Cali Shire

51-Nur sacid Maxamed

52-Maxamed Xirsi Diriye

53-Maxamed Cabdi Qaac

54-Cabdulahi Maxamed Maxamud

55-Axmed Shire Cali (Bonbale)

56-Cali Sacid Xaaji (Cali-Dheere)

57-Maxamed Nur Yusuf

58-Nur Sacid Cilmi

59-Cabdirashid Xaaji Cali

60-Axmed Saleban Geelle

61-Cismaan bandhabow

62-Ibraahi Aw Cali

63-Maxamed Warsame Cade

64-Maxamed Axmed Ciise

65-Cabdikarin Ciise Qaxiye

66-Aamina Jaamac Deeble

67-Mxamed Ciise Qaxiye

68-Dahir Maxamud Cali

69-Xasan Cabdulaahi Maxamed

70-Khalif Farax Cali Dacar

71-Ciise Barre Saciid

72-Saciid Muuse Axmed (Sheho)

73-Cabdirisaq Maxamed Nur

74-Mahadd A Maxamed

75-Maxamed Cabdulaahi Xoday

76-Dahir Ibraahim Aadan (Jigis)

78-Cawiil Saciid Farax

79-Cabdi Dheere Cali Ashkir

80-Cabdisalan Warsame Cabdi

81-Saciid Cilmi Dhagood

82-Muuse Farax Guleed

83-Cabdulaahi Xaashi Deer

84-Saciid Cabdulaahi Calai Barre

85-Diriye Xuseen Samantar

86-Cali Dhiir Yusuf Warsame

87-Axmed Yusuf Warsame

88-Muuse Xasan Yusuf (Galac)

89-Maxamed Jaamac

90-Maxamed Miire Cabdi

91-Cali Cabdilaahi Daud

92-Maxamed Cabdi Hawle (Orfane)

92-Jamac Farax Cigaa ( Darbaal)

93-Axmed Nur Cali Miire

94-Axmed Faarax Geelle (Diged)

95-Mxamed Cabdi Cali (Fare)

96-Xuseen Xaashi Xuudi

97-Xasan Warsame xasan (Gurey)

98-Cabdulahi Yusuf Wasuge

99-Cabdirixmaan Elay

100-Cabdulaahi Sh.Maxamed

101-Ibraahim Sh.Maxamed

102-Xaawo Aadan Axmed (Xaawo Ayeeyo)

103-Xaawo Kamaludiin

104-Sheekh Ciise Barre

105-Lul xasan Laari

106-Faadumo Kamaludiin

107-Asli Sugule Cali

108-Suldaamo Shire Ciise

109-Xaliimo Khaliif

110-Jaamac Aadan Diriye

111-Cabdiwali Cali Shire

112-Cabdulaahi Axmed Shire

113-Axmed Cali Mursal

114-Maxamud Cali Mursal

115-Nur Salax Cabdi (Doonyaale)

116-Ibraahim Mxamed Xaaji Huruse

117-Jamac Shire Mxamed (Dariiqo)

118-Ibraahim Caduur

119-Cismaan Maxamed Cali Gurey

120-Ibraahim Xasan Xuseen

121-Maxamud maxamed salax

122-Xasan *******

123-Sugule warsame Sugule

124-Dhimo cabdi Seed

125-Luul Xagaayo

126-Xaawo Gaboose Orad Dheer

127-Nadiifo farax Diriye

128-Cibaado Xaaji Xuseen

129-Saciid Xalwo

130-Maryan Xalwo

131-Maryan Baadi Cawl

132-Madiino farax Bashan

133-Sahro farxa cabdulle

134-Ayaan Sh Nur Maxamed

135-Caasha Sh Nur Maxamed

136-Sali Aadan farax

137-Xaawo Xaashi

138-Caasha Jaamac Mire

139-Nadiifo Nur xasan

140-Caash Jamac Libaax

141-Maryan Xaaji Xasan

142-Faadumo Xaaji Cabdulaahi

143-Faadumo Hirad

144-Ayaan Cali Bagaag

145-Faadumo Aadan gaas

146-Sahro Aadan gaas

147-Caasha farax cabdule

148-Saynab Cabdirixmaan gardaad

149-Shugri Cumar Bixi

150-Amina Xuseen Arre

151-Lulsalax Xaashi

152-Xaawo Dheel Cabdule

153-Safiyo Dubad

154-Idil Cismaan Dheel

155-Faadumo Dheel Cabdule

156-Ayaan Farax Cabdule

157-Nicmo farax Cabdule

158-Khadijo farax Cabdule

159-Sacido farax Cabdule

160-Siraad Afbuur

161-Dhool Afbuur

162-Ardo Axmed Nur

163-Faadumo Axmed Xalwo

164-Jamac Abshir Walde

165-Xasan Abshir Walde

166-Xaali Jaamac Nur

167-Ruqiyo Ashkir Gurac

167-Sahro Ashkir Gurac

168-Fowsiya Aadan Gurac

169-Barni Cabdi Aadan (Dalab)

170-Hodan Cismaan Aadan

171-Hodan Cabdi Carus

172-Canab Caga Biyood

173-Shugri Ciiro

174-Sacdiyo Cismaan Islaan

175-Sahro Xuseen xasan

176-Safiyo Xuseen Gure

177-Saynab Gafaaje

178-Khadijo Muuse Islaan

179-Sonkor Jaamac Geyre

180-Axmed Xasan

181-Cabdirixmaan Maxamed Jaamac

182-Cabdulaahi Xalwo

183-Cali Maxamed Aadan

184-Cabdiqani Shancad

185-Cali Maxamud Aadan

186-Cabdulahi Cismaan Dheel

187-Safiyo Cabdulqadir Cali Warsame

188-Ruqiyo Kaarshe

189-Faadumo Faarax

190-Xuseen Gure Xanaf

191-Edo Xaawo Muuro

192-Faadumo Cabdulaahi Caynab

193-Sundus Daahir Xasan

194-Faadumo Yaasin

195-Barni Muuse Islaan

196-Xalimo Xuseen Maxamud (Xalimo Jabuti)

197-Xaawo Caynab

198-Maryan Xuseen Godane

199-Sahro Raage

200-Jamailo Cabdi Yare

201-Sahro Qawdhan

202-Fadumo Abshir Muuse

203-Maryan Jaamac Salax

204-Saciid Abshir Haman

205-Maryan Cabdi Bixi

206-Sacid Cabdi Bixi

207-Xaawo Cabdi Bixi

208-Cabdi Cali Maxamed

209-Faadumo Cabdirixmaan Xasan

210-Mxamed Cabdi Maxamud

211-Farax Xirsi Yare

212-Maxamed Cabdi Carus

213-Maxamed Cadceed Hongor

214-Maxamud Xaashi Xalane

215-Cismaan Beeldaajiye

216-Maxamud Ciise

217-Cabdirixmaan Axmed Aaden

218-Cabdirisaq Cali Bixi

219-Dhagas Sahal Khalif

220-Maxamud Xirsi farax (Gaalooti)

221-Maxamud Diriye Faraweyne

222-Cabdinur Jamac Ganaje

223-Umal Dahir Dalac

224-Maxamed Maxamud Xaashi

225-Cabdicasiis Maxamed Aadan

226-Asad Dhoodi Timayare

227-Jaamac Warsame (Diyamiye)

228-Cabdikhadar Cabdullahi Cabdulle

229-Cabaas Cabdulaahi Cabdille

230-Mahdi Cabdulaahi Cabdulle

231-Jamaal Cabdirashiid (Cumar-Xayd)

232-Yaxye Waabari

233-Cumar Farax ( Qoordheer)

234-Bashir (Dhoonbe)

235-Salmaan Xirsi (dabataag)

236-Rooble Maxamed (Geele)

238-Xuseen Xasan Aadan

239-Yusuf Maxamed Aadan

240-Fardowsa Maxamed Dahir

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ujeedo:- Warqad Furan oo ku Socota DGPL ee Soomaaliyeed (OPEN LETTER)

 

Ku: - Gen. Maxamuud Muuse Xirsi CADE (Madaxweynaha DGPL) Garowe

 

Og:- Md. Xassan Dahir Maxamuud AFQURAC (M/Kuxigeenka DGPL) Garowe

 

Og:- Golaha Wakiilada DGPL Garowe

 

Og:- Golaha Garsoorka Garowe

 

Taariikh. Nov-13-2006

 

Mudanayaal ;

 

Aniga oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed si gaar ahna deegan ahaan u dhashay gayiga Puntland waxaa Sharaf ii noqotay inaan warqad furan u soo gud biyo Madaxa/ Hoganka DGPL ee soomaaliyeed maamulka hada Jira.

 

Mudanayaal waxaan indhaha laga qarsan karin Godka madoow ee u Janjeero Habka iyo Hanaanka ay ku dheehantay (ku dhisantahay) DGPL ee Soomaaliyeed ee aad hogaanka u haysaan

 

Waxaa jira dareen ay shacabku qabaan oo la doonayo inaad si mubaax ah uga qancisaan madama aad tihiin madaxdii hogaanka u haysay umada gobolka , waxaa xusid mudan in ay jiraan abaabul dhan ka ah maamulka aad hormuudka ka tihiin kasoo keeni kara in la wayo kaladameeynta iyo nadaamka hada jirta ( Law and Order ).

 

Guud ahaan soomaaliya waxaa ka jirta siyaasad soo cusboonaatay oo wadata moowjado siyaasadeed oo cadoow shisheeye heelinayo sababi karana bur bur horleh oo dalka iyo dadka soomaaliyeed u horseeda dagaal sokeeye , aniga oo taas ka duulaya waxaan talo ahaan u soo jeedinayaa qodobadan soo socada inaad si deg deg ah wax uga fulisaan:-

 

1. In xoog la saro Amaanka iyo Nabada Gobolka

2. In sharciga lala tiigsado cidii amaanka waxyeelayneesa una hanqal tagleeyneeysa Dabeeysha suntan ah (Maxkamadaha Mugadisho) ee koonfurta soomaaliya ka dhacaysa

3. In la yareeyo Hadal Haynta Maxakamada Mugadisho oo aan lala gelin tartan siyaasadeed (Political Challenge ) oo wayadan danbe ku soo laalaabaneeysay khudabada aad u jeedisaan Dadweynaha

4. In la kala diro Golaha Xukumda iyo Dhamaan Agaasimayaasha Guud ee DGPL ee hada jira

5. In sharciga la soo taago wasiirada iyo Agaasimayaasha lunsaday kuna karti falay hantida umada

6. Inaad qabtaan kulan deg deg ah oo looga tashanayo xaalada jira lagana qayb gelinayo Isimada , Waxgardka, Siyaasiyiinta , Aqoonyahanka Culima u diinka Iyo Qaybaha kale ee Bulshada.

 

Mudanayaal Waxaa sidoo kale xusid mudan in halka ay dadweynaha Puntland yar iyo weyn ka guuxayaan oo ay saluugsan yihiin ay tahay Golaha Xukuumada iyo Agaasimayashooda ee Dowlad Goboleedka Puntland , waxaa hubal ah oo aan indhaha laga qarasan karin in waxtarka Golaha Xukumada uu yahay mid aan nafac lahayn ama garsiisaneeyn halkii loogu tala galay.

 

Dastuurka DGPL Waxaa lagu saleeyey oo saldhig u ah Shareecada Islaamka , Habka wadatashiga iyo go’aan wadaagga Isu dheellitirnaanta awoodaha Dawladda; xeer-dejint, fulinta iyo garsoorka, Baahinta xukunka ,Habka xisbiyada Iwm.

 

Mudanayaal waxaa loo baahanyahy oo tubta iyo talada toosani ku jirtaa in maanka iyo maskaxda lagu hayo jirtanka DGPL iyada oo laga duulayo Dastuurka DGPL

 

Waxaa Dardaaran Talo iga ah in aad dadka kala bartaan Madaxdooda , Maxaan ula Jeedaa ? Waxaan ula jeedaaa xukunka waa in loo sinnaadaa, oo hadba qofof talada loo dhiibaa, si dadweynahu u kala bartaan madaxdooda iyo si ay u caddaato in qof/qofof ama reer/reero gaar ahi aysan si joogto ah u layn hoggaanka xukunka. Haddii aan si kale u dhaho., qabashada mas’uuliyad Maamulka “yuu yahay” aysan muhim ahayn ee “muxuu yahay” ay tahay su’aasha loo baahanyay.

Waa in la gaaraa maalin la’ ogaado in tiro qabiil aysan noqon karin Hal beeg (Unit) wax lagu jaangooyo, ee Hal beegu noqdaa heer aqooneed, daacadnimo, dadaal gaar ah, caddaalad, dammiir, Alle ka cabsi, iwm.

Faraqa ku jira “Yuu yahay” iyo “muxuu yahay” waxaa metaal ama markhaanti cad, oo la taaban karo, u ah Qab dhismeeda Golaha Xukumada DGPL oo runtii ku saleeysan “Yuu Yahay” waxaa in dhowaleba indhahayagu qabanayeen ama dhegahayagu maqalayeen Shakhsiyaad gaar ah oo ku soo laalaabanaya shaashada iyo Indhah Dawaynaha Gobolka

Haddii, sidaan rajaynayo, taladaasi saameyn yeelato, markaas waxaa lagama maar-maan ah in la helo madax leh tilmaamaha/sifooyinka kor ku xusan iwm, oo la rajayn karo inay kasbi karaan, haddii fursad la siiyo, kalsoonida dadweynaha, iyagoo mar kasta xasuusan sababta ay hoggaanga ku kasbeen iyo iyagoo ficil ku muujinaya in “muxuu yahay” ay ka khayr roonaan karto “yuu yahay”.

 

AlloowTalada Nootoosi

 

MAHADSANIDIIN

 

Md. Mohamoud Hayir Ibrahim (Caaqil)

Cell No + 92-300-2252724 ama + 92-345-2814232

Caaqil_hayir@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali diaspora has no say in Somalia's internal affairs. This applies to all sides.

 

Do you live there? No. Why, then, do you think you should have a say in what happens there? Your life is not and will not be immediately affect in any meaningful way. Surely that height hubris.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Walle Jenerale xariig aad heyso xolo kuma jiraan. Manteyna ma waxaad mareysa qaxootigi bananka jogey in aad so tirisiid. Ya is garey saxiibo, iska si dal-dalan mar dhow wa lagu so duldega, ama toll ba'aye dheh ama habarey manyo u waco, walagu so haya xaajiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

juje sxb. maxaa karabtaa odayga duke once askari always askari hee duke ma isbadalayo hadii xataa lasoo horfariis. they only person that can get out the problem that somali is in ...Mudane .president.. warlord. prison war. cabdulaahi yey. that is what i believe. with out war

Share this post


Link to post
Share on other sites

Juje & XoX, the post was to highlight that the diaspora community are supporting the defence of the Puntland state.

 

The Clan Court media have been going over the top with their fake petitions from the Puntland diaspora and anouncements that certain clans here and there are supporting the Mogadishu group..

 

Here is another alternative, so why the questions?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this