Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Oo ka Hadashay Gabadh La Sheegay in la Mustaafuriyay

Recommended Posts

Hay’ad sheegtay inay u doodo xuquuqal Insaanka laguna magacaabo African Rights Monitor, ayaa hay’adaha ammaanka ee Somaliland ku eedaysay inay haweenaydaas oo la yidhaahdo Bisharo Wacdi Shaqlane, u gacan geliyeen hay’adaha ammaanka ee dawlada Itoobiya. Hay’adu waxa ay sheegtay inay haweenaydaasi magaalada Hargeysa ku joogtay qaxoontinimo, iyadoo ka diiwaangashan hay’adda qaxoontiga ee UNHCR.

 

Taliyaha ciidanka Boliska Somaliland Md. Maxamed Saqadhi Dubad, oo uu Geeska Afrika, xalay wax ka weydiiyay haweenaydan oo ay qoyskeedu sheegeen in Arbacadii la soo dhaafay goor ay ahayd salaadii subax lagala baxay guri ay ka deganayd Hargeysa, oo ku yaala xaafadda Oktoobar ee Waaxda Axmed-Dhagax, ayaa sheegay inaanay jirin cid uu ciidanka Bolisku qabtay amaba uu masaafuriyay. “Warkaas annagu ma hayno, idinka [Warbaahinta] ayuun baanu idinka maqlaynaa.” ayuu yidhi Taliye Saqadhi, waxaanu intaas raaciyay, “Waxna maanu masaafurin, wax dacwad ahna lanooma keenin.”

 

Taliye Saqadhi, waxa uu sheegay in warkaasi yahay been abuur, “Waa been oo waxba kama jiraan, wax aanu masaafurinay iyo wax aanu qabanay toona ma jiraan.” ayuu yidhi Taliyaha ciidanka Somaliland Md. Sqadhi.

 

Hoggaanka amniga dawladda deegaanka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa idaacadda VOA, laanteeda Afka Somaliga u xaqiijiyay in haweenaydaas la qabtay, waxase uu sheegay inaan magaalada Hargeysa laga qaban. “Waa gabadh laga qabtay Dhagaxbuur iyo Xarshin dhexdeeda, waxay ahayd budhcad ka baxsatay ciidamada, meeshii ay ka baxsatay ayuun baa la keenay, wax lanoo soo dhiibay ma jirto, dawladda deegaanka Somalida ayaa gacanta ku haysa, meeshii ay ka baxsatay ayuun baa lagu celiyay.” ayuu yidhi Md. Cumar, waxaanu sheegay in haweenaydaas loo haysto dambiyo dhinaca ammaanka ah oo ay ka gashay gudaha magaalada Jigjiga. “Miinadii lagu tuuray Jigjiga ee bamka ahaa, kaas ayay ku eedanaysd, iyadaa qaraxaas ka dambaysay oo gurigeeda lagu soo abaabulay.” ayuu yidhi Sarkaalkani.

 

Hay’adda warka haweenaydan baahisay ee sheegtay inay u doodo xuquuqal insaanka, waxa ay sheegtay inay gabadhan Bisharo, magac been ah ku joogtay magaalada Hargeysa, kaas oo ah Shamsa Cabdillaahi Xirsi, si ay u badbaado, waxaanay sheegeen inay muddo ka hor ka soo baxsatay kililka shannaad ee Somalida Itoobiya.

 

 

Wargeyska Geeska Afrika,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Originally posted by Jacaylbaro:

 

Hoggaanka amniga dawladda deegaanka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa idaacadda VOA, laanteeda Afka Somaliga u xaqiijiyay in haweenaydaas la qabtay, waxase uu sheegay inaan magaalada Hargeysa laga qaban. “Waa gabadh laga qabtay Dhagaxbuur iyo Xarshin dhexdeeda, waxay ahayd budhcad ka baxsatay ciidamada, meeshii ay ka baxsatay ayuun baa la keenay, wax lanoo soo dhiibay ma jirto, dawladda deegaanka Somalida ayaa gacanta ku haysa, meeshii ay ka baxsatay ayuun baa lagu celiyay.” ayuu yidhi Md. Cumar, waxaanu sheegay in haweenaydaas loo haysto dambiyo dhinaca ammaanka ah oo ay ka gashay gudaha magaalada Jigjiga. “Miinadii lagu tuuray Jigjiga ee bamka ahaa, kaas ayay ku eedanaysd, iyadaa qaraxaas ka dambaysay oo gurigeeda lagu soo abaabulay.” ayuu yidhi Sarkaalkani.

 

 

Wargeyska Geeska Afrika,

loooool waxa la yidhi beeni raad maleh, as usuall those that cry wolf constantly and shed crocadile tears have been exposed again....

 

the reall question is why are somalis in this region arresting and torturing these onlf agents.. i mean the number of ONLF agents in prisons in Jidjiga, dhagaxbuur amongs others is astounding. tolow dadkani miyaanay isla dadkii uun ahayn. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

^^^^^ lol@ "tolow dadkani miyaanay isla dadkii uun ahayn." Qudhacow of course wa isla daadki sxb laakinse they like 2 blame everything and their problems on others just like i have said before i know their little games.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

No one expected the culprits Dubad and Iley to come out and claim it.

 

Three months ago, there was a meeting in Dire Dawa where Somaliland security officers were summond and given orders. For those of us who are intimately aware of what is going on, it is clear what happened. Gabadha hargeisa ayaa laga soo qabtay waxaana loo dhiibay ciidanka jigjiga ee liyu boliska.

 

Media is something, the reality is something else. Anagu ku tiri ku teen ma aha. Somaliduna war iskuma seegana. Afka Ina-Iley laftigiisa ayaanu ka haynaa inay soomaliland u soo dhiibtay laakin uuna sidaa toos u odhanayn. Intiina danaynaysa runta Jigjiga cidda aad rabtaan eed isleeedihiin waa wargal lahadla oo waydiiya ama Hargeisa'ba.

 

It is amazing how the truth has been diminished to 'it is your word' against 'mine' these days just because I will declare I am a girl and Ngonge who spoke to me on the phone will say 'no your voice is that of a man'. Muran ayey soomalidu ka baratay xaaqiiqa raadinta. Itaabsii haday tahayna dee markaa wax la rumaystaa ma jiro.

 

I can simply claim Riayaale is not a Somaliland president because I didn't see him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I can simply claim Riayaale is not a Somaliland president because I didn't see him.

and i can claim Rayaale was kidnapped coz i didn't see him ,,,,, silly. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

I am with A&T on this one. You see, if this lady was my aunt and the SL authorities denied arresting her, I know that my own sources will not be lying when they tell me the opposite.

 

At any rate, all agree that the woman is real and that she was arrested; it's not a huge leap to also assume that the rest is true.

 

P.S.

The above does not mean that I've changed my mind about political expediency when it comes to male ONLF members and the way the Riyaale admin hands them on to the Xabashi authorities. In that case, I still say: live by the sword, die by the sword. You fight your own battles and I fight mine. But women are a no-go-area.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

I don't like to convince the Sacad's and Qudhac's of this world,who would wave the claims of someone on the BBC as the most damning forensic evidence against our case here.

 

But when Ayoub raises it and even feels to ask a question, when I am convinced he knows very well the behaviour of so-called somali politicians, I am worried.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

So far I am yet to say anything bad about somaliland. I have a soft spot for them, and the Piartes would be justified to accuse me of double-standard and bias.

 

But until I hear from Oodweyne, who has gone AWOL, on learning the atrocities committed by his kins, I am going to refrain from invective language.

 

JB, tooshka kor nooga ifi!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by AYOUB:

^ Dajiye and Co need to come out and explain this.

Naf firxada, marti kuu ahayd, isla markaas gacanyaraha gumaysiga Itoobiya kaala hoos baxay ka sheekayn uma baahnee gacanta iska qabta kuwa sumcadiina godka ku riday ee aan danaha umdda u adeegaynin.

 

Taariikhda halganka uun bay ku biiriye, tani cadeyn uma baahna.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

TO ABDILATIF,

 

Su'aashadii waan arkay. Lacag waa lagu soo dayn karaa but that means you must prepare a yearly budget. Mar haday bartaan, shaqo ayey ka dhigtaan.

 

Tan kale, laba nin oo waxaa jiraa Ina-Iley aad ugu dhow oo la qayila laakin xaafada ah oo xaalkiisa inoo soo sheegi kara. But the problem is telephone'ka dibada way ka cabsadaan oo waxay ku odhan waa nala dhagaystaa. Mid baan isku dayi bal inaan e-mailkiisa soo helo. Haddaan help it is a major breakthrough. Inaad taqaan baa laga yaabaa ama maqashay MARAYARE. Mustafe ama Feysal weydii iyagaa soo helayee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

The funny things is the local government in killinka 5 who arrested this woman (who is not even onlf) arrest, kill and torture and hand them over to addis more ONLF members than any other somali entity by far and yep they the same ones A&T keeps saying are fighting for freedom same region even same tribe.

 

i wonder why A&T is not going mad and started threads about this constant abuse and torture of onlf.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

A&T

Unfair of you to expect us to take the words of sworn enemies of Somaliland at face value - especially the ones who say amen when the mullahs put a curse on us. The ones who criticise Radio Hargeisa for playing Ethio songs one day only claim the music "transcend any barriers even political" are not examples of objectivity either. ;)

 

This kind of news is "he said - she said". If Ileys says Bishaaro was caught inside Kilil5, then it is time to contain the anti-SL venom or at least channel some the anger at Jigjiga. That's where the spies and torturers are. The "evil shisheeye" rants circulated by the Dajiyes and Zachs are just pathetic. I don't think the average Landers knew who Bishaaro was before her reported detention. I never heard of the lady till a few days ago, still don't know why she is some sort of "high value target".

 

Originally posted by NGONGE:

I am with A&T on this one. You see, if this lady was my aunt and the SL authorities denied arresting her, I know that my own sources will not be lying when they tell me the opposite.

 

At any rate, all agree that the woman is real and that she was arrested; it's not a huge leap to also assume that the rest is true.

That's fair reasoning and my exact initial thoughts.

 

Joking aside, as much as I trust A&T's integrity, he could also be wrong. Doolaal (AUN)'s widow believes ONLF killed her husband. I don't think likes of A&T necessarily agree with what Mrs Doolaal says she believes, do they? How did they come to those conclusions? Lajiifiya mabbanaana!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this