Sign in to follow this  
General Duke

New admin for Galgaduud declared..

Recommended Posts

Baydhabo: Madaxweynaha Dowladda Federaalka oo maamul cusub u magacaabay Gobolka Galgaduud.

 

Talaado, February 13, 2007

 

Baydhabo(AllPuntland)- Madaxweynaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa mar kale magacaabay maamul cusub oo uu yeesho gobolka Galgaduud iyo degmooyinka gobolkaasi hoostaga.

 

Magacaabistan ayaa waxay ku soo beegantay xili Madaxweynaha maalmo ka hor uu soo magacaabay maamulka gobolada Jubbooyinka iyo gobllka Bakool.

 

Maamulka cusub ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu Madaxweynaha u magacaabay sidan.

 

1- Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud Axmed Salaad Kulmiye.

2- Gudoomiye K/xigeenka 1-aad Maxamed Xasan Afrax.

3- Gudoomiye K/xigeenka 2-aad C/qani Warsame Jaamac.

4- Gudoomiye K/xigeenka 3-aad. Axmed Maxamed Jimcaale.

5- Xoghayaha Dowlada Hoose Macalin Siciid Axmed Xirsi.

6- Gudoomiyaha Dagmada Dhusa Mareeb. Cali jaamac

7- K/xigeenka 1-aad Xuseen Weheliye Jaamac.

8- Gudoomiyaha Degmada Cadaado Axmed Maxamed Cabdi.

9- K/xigeenka Degmada Cadaado Cabdalla Cali Guuleed.

10- Guddoomiyaha Degmada Ceel Buur Cali Maxamed Fiidoow.

11- K/xigeenka Khaliif Faarax Faahiye.

12- Gudoomiye K/xigeenka 1-aad C/laahi Barre Kulmiye.

13- Xoghayaha Dowlada Hoose C/laahi Abshir Faarax.

14- Gudoomiyaha Dagmada Cabud Waaq C/rasaaq Axmed Taakiro.

15- Gudoomiye K/xigeenka Jaamac Xuseen Cilmi.

16- Gudoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdi Maxamed Cabdulle.

17- Xoghayaha Dowlada Hoose Farxaan Daahir Guuleed.

18 - Guddoomiyaha Dagmad Ceel Dheer Xuseen Maxamed Cosoble.

 

Cali Sandheere

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think virtually all regions now have admin. Police stations are open in Many places including Xamar. All thats needed now is cessation of violence from ignorant parties whom think killing a father and a son is going to make their demented movement gain support.

 

Hopefully the reconciliation conference is coming up inshallah real soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mogadishu Anagoo ah Guurtida B/balle oo uu ku jiro Kusimaha Ugaaska Waqooyiga G/gaduud waxaana Cadaynaynaa in aan ka soo horjeedno diidanahayna Maamulka loo soo magacaabay B/balle kasoo ah mid ka fog xaqiiqda

 

Fiilo Gaar ah:

 

Waxaan ka Codsanaynaa Dawlada ku meelgaar ka ah in aysan noosoo magacaabin

Cid aysan Dooranin Degmada B/Balle dadkeeduna aysan doonayn

 

1- Kusimaha Ugaaska **** Barri Ugaas Axmed Barre Cali Xaabuun

 

2- Nabadoon Hure Max’ed Xirsi

3- Nabadoon Huri Cali Kooshin

4- Nabadoon C/llaahi Faarax Bille

 

5- Nabadoon C/nuur Cumar Cali (Dandaan)

 

6- Nabadoon Gaarane Max’ed Kaahiye

 

7- Nabadoon Xassan Nuur Xaashi (Jaacuur)

8- Nabadoon sh/Cabdullaahi Sh/Muuse

 

9- Nabadoon Xassan Caynab Aden

10- Nabadoon Sh/Xussen Weeydoon

11- Nabadoon Darawal Shiiq doon Cusmaan

12- Nabadoon C/llaahi Cali Rooblle

13- Nabadoon Axmed Muuse Yaayaale

14- Nabadoon Cumar Cilmi Bayle

15- Nabadoon Nuur Muxiyadiin Diini

 

16- Nabadoon Birmad Cigaal Talyan

 

17 Nabadoon Max’ud Baaxad

 

18- Nabadoon Xusseen LUgeey

19- Nabadoon Gureey Xaaji Max’ed

20- Nabadoon Faliir

21 Nabadoon C/risaaq Max’ed Cilmi

22- Nabadoon Xassan Caanood Gulaafe

23- Nabadoon Qodobeey Nuur waalid

 

Waxaan Cadeeynaynaa anagoo ah dhamaan Odayaashii dhaqanka Deegaanka B/Balle & wakiilkii Ugaaska waqooyiga G/gaduud in aan kasoo Daalnay Burbur & Jahwareer hadana aan doonayno in aan ka gudubno dhibtaas sidaas aw geed waxaan leenahay yaan nala ku celin dhibtaas taasoo ah mid sal ku leh Maamul lasheegayo in loo sameeyay B/balle ayadoon lala tashan Mas’uuliyuiinta Degmada Taasna waa mid aan Diidanaha dhamaanteen kana soo horjeedno waxa lagu soo dhoob dhoobay baydhabo

 

Sidaa daraadeed Waxaan U sheegaynaa Dawlada Fedderaalka ah in Reer B/balle Cidii ay Doorato ay Dooran tahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galgadud oo maamul yelatay

13 Feb 13, 2007 - 6:33:22 AM

 

 

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somalia Cabdilaahi Yuusuf Axmed ayaa lagu magacaabay Maamulka cusub ee Gobalka Galgaduud.

 

 

 

Wareegtada ayaa lagu sheegay in maamulka la magaacabay kadib markii Madaxweynaha wada tashiyo la sameeyay qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Gobalka Galgaduud.

 

 

 

Gudoomiyaha Gobalka Galgaduud Axmed Salaad Kulmiye.

Gudoomiye K/xigeenka 1-aad Maxamed Xasan Afrax.

Gudoomiye K/xigeenka 2-aad C/qani Warsame Jaamac.

Gudoomiye K/xigeenka 3-aad. Axmed Maxame Jimcaale.

Xoghayaha Dowlada Hoose Macalin Siciid Axmed Xirsi.

Gudoomiyaha Dagmada Dhusa Mareeb. Cali jaamac

K/xigeenka 1-aad Xuseen Weheliye Jaamac.

Gudoomiyaha Degmada Cadaado Axmed Maxamed Cabdi.

K/xigeenka Degmada Cadaado Cabdalla Cali Guuleed.

Gudoomiyaha Dagmad Cabud Waaq C/rasaaq Axmed Taakiro.

Gudoomiye K/xigeenka Jaamac Xuseen Cilmi.

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdi Maxamed Cabdulle.

Guddoomiyaha Degmada Ceel Buur Cali Maxame Fiidoow.

K/xigeenka Degmada Ceel Buur Khaliif Faarax Faahiye.

Gudoomiye K/xigeenka 1-aad ee Dagmad Ceel Buur C/laahi Barre Kulmiye.

Xoghayaha Dowlada Hoose C/laahi Abshir Faarax.

Xoghayaha Dowlada Hoose Farxaan Daahir Guuleed.

Guddoomiyaha Dagmad Ceel Dheer Xuseen Maxamed Cosoble.

 

 

Magacaabista Gobalka Galgaduud ayaa kusoo beegantey xilli Malishiyaad hubeysan ay maalintii shaley la wareegeen gacan ku heynta degamada Matabaan.

 

 

Cabdi Fatax Axmad,GO

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this