Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Puntland soldiers fight over their salary in tukaraq.

Recommended Posts

Iska Horimaad Tukaraq Kadhacay Oo Ay 4 Qof Ku Dhaawacmeen

 

{Tukaraq}5-05-09Afar qof ayaa ku dhaawactay tuulada tukaraq ee duleedka magaalada laascaanood kolkii ay is huwiyeen rasaas aad u xoog badan ciidamo kuwada shaahayay makhaayad yar oo kutaala Tukaraq............. ..............

 

afarta qof ee dhaawacan tay ayaa loo qaaday mid kamid ah oo dhaawiciisa magaalada Garoowe halka kuwii kalena lagu daweynayo goob caafimaad oo kutaala tukaraq. .

 

kooxdan oo ahayd ciidamo katirsan dowlad goboleedka puntland isla markaana qaybsanayay lacago mushahar ah ayaa waxaa soo kala dhexgalay muran iyadoo judhiiba ay rasaas ooda isaga qaadeen. .

 

xaalada Tukaraq ayaa degen iyoo shilkan aanu keenin wax dhhimasho ah hase ahaatee dhaawaca lagu sheegay inay yihiin ilaa 4 qof . .

 

israsaasayntan ayaa kusoo beegmaysa xili maantana buuhoodle ay kadhacday is rasaasayntan oo kale ah oo ay ku dhinteen dad kuwo kalena ku dhaawacmeen.

 

Widhwidh Online News Desk..Media Center

Share this post


Link to post
Share on other sites

higlada cumar wacays iyo yoocade 7 km bay isku jiiraan ciidanka qaranka hiiglada joogaan oo woqoyiga kaga beegaan tukaraq , laakin ciidamada puntland maxay mushaharkooda iskugu diileeyn

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^loool. Now you admit that whole story about the border was pure Riyaale bull?loool.

Worry about the taxes Riyaale is stealing from your women.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Go tell that to the kids lad. Riyaale is doing a fine job and we should help him as much as we can keeping the SNM under manners.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukummada ina rayaale snm selebaan gaal talaabo ina dhola yare, maad kala jeceshahay ileen doon baanu wada saranahay eeh , niyo lacag maxaad ugu weydeen ciiimaddiini ee jiida hore joogay. Siday bay lacagtu na ugu filnaan weyday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I dont much care, as long as the SNM are being taught a lesson. I just dont like the fake stamces people take.

 

Riyaale is just a minor goon from Siyad Barre's days but he is more than a match for the SNM.

Share this post


Link to post
Share on other sites

anaga ina riyaale jecel sxb anaga dooranay anaga na xiil oo dhiibanay laakin adigu siideed ciidankaagii mushahar ugu weyday ileen xammer na waad ka soo noqotay eeh manaad waxba meehsa ku hayan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The money is with AMISOM and Sharif. Puntland has been left out in the cold with no shade to hide under.

 

Let's see if it exists in 2 years time. Sool and Sanaag have been given up just like Kismayo/Jubba. The triangle gets smaller and the noose tightens from both West and South.

 

What to do, what to do??

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^loool. Desperate and confused you are. First Juba/Kismayu is not part of Puntland as even a simpleton can tell from a map thats the case. :D

 

The fact is Puntland never relied on any outside money and even supported the TFG with its own money. We have a new competent leader who is looking to develop the state.

 

As for SOOL, SANAAG, they are part of the state and Somaliweyn, and the secessionist have wasted money in a blackhole. Why should we worry?

 

Anyhow Riyaale has done a good job and the SNM seem depserate as usual. Hence the fake story last week. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this