Sign in to follow this  
General Duke

Abdullahi Yusuf vindicated, its clear now who killed, maimed uprooted Mogadishu

Recommended Posts

Maxaa Loo Lahaa Madaxweynihii Hore ee Somalia C/llaahi Yusuf Ayaa Xasuuqay Shacabka Reer Muqdisho >>>>>

Arbaco 13 May 2009

Kooxaha haatan isku hardinaya Xamar ayaa labadii sano ee la soo dhaafay Shacabka

Xamar si dadban Xasuuq ugu waday, mas'uuliyada Xasuuqaasna Dusha ka saarayay Dowladii TFG-da ee uu madaxweynaha ka ahaa Mudane Cabdullahi Yuusuf Axmed.

Waxaa Cadaatay in ay iska ahayd marmarsiyo laga lahaa dano gaar ah.

Runtii marka aad fiirisid Dagaalada Xamar ka soo cusboonaaday ayaaan ahayn dagaalo ku cusub shacabka, dagaalada ayaa ahaa kuwa taxana ah oo labadii sano ee la soo dhaafay si joogta ah uga kor socday shacabka, lakiinse lahaa magacyo kale iyo wajiyo kale.

Dhamaadkii 2004 markii la doortay Madaxweyne Cabdullahi Yusuf axmed Ayaa dad aan rabin in Soomaaliyo yeelato Dowlad iyo kala danbeyn ayaa abaabulay dagaalo ka dhan ah dowlada dadkiina ku kiciyay caadifad qabiil iyo mid diinba.

Markii la aas-aasay MMI oo ay isku balaariyeen Magaalada Xamar iyo gobolada Konfurta in ay gaysteen Xasuuq aan caadi ahayn cid is weydiisay iyo cid ka hadashay ma jirin, bal mas'uuliyiintooda qaar aya lahaa awalba dadkaan waa iska dhiman lahaayeen wax macna ah ma leh dhimashadooda iyo barakicintoodaba!

Madaxweynihii hore ee Somaaliya Mudane Cabdullahi yusuf axmed Ayaa bilaabay in uu dowladiisa u soo raro gudaha Soomaaliya Wuxuuna saldhig ka dhigtay Magaalada Jowhar, halkaas ay daganayd muddo kooban kadibna u soo wareegay Baydhabo.

Ciidamadii Maxkamadaha oo qooqan ayaa dagaal culus ku soo qaaday magaalada baydhabo, dowlada oo kaashanaysa ciidamada Itoobiya ayaa dharbaaxo culus u geysatay Maxkamadahii oo qooq jabiyay, kadibna gudaha u soo galay magaalada Xamar.

Sadaxdii Bilood ee u horeysay ayaa laga dareemayay magaalada Muqdisho deganaasho iyo hanaan dowladeed, kadib waxaa magaalada dib ogu soo laabtay haraagii Maxkamadaha, kuwaas oo halkaas ka bilaabay dagaal joogta ah iyo weeraro gaadma ah, kuna Qasbayay Dowladii Madaxweyne Yusuf in ay iska difaacaan weerarada sida joogtada loogu hayo, tasoo sababtay in dhibaato soo gaarto shacabka.

Dad badan oo dano gaara leh ayaa Idaacadaha iyo rugaha internetka ka bilaabay dacaayad iyo kicin shacab ayagoo dusha ka saaray eedeyn weyn Madaxweyne Yusuf kuna eedeeyay in uu wado xasuuq ka dhan ah beelaha ****** tasoo keentay in dagaal culus lala galo Madaxweyne Yusuf iyo dowladiisa.

Maanta ma Cabdulaahi Yusuf iyo Xabashi baa joogta? meeyay Odayaashii Sheegan jiray in ay yihiin Odayaasha beelaha ****** ee la soo taagnaa 24 saac cabdullaahi iyo ciidamo puntland ah ayaa xasuuq wada.

Maanta waxa shacabka Xasuuqaya waa kuwii shalay sabab u ahaa in shacabka la xasuuqo kuna qasbay in madaxweyne Yusuf isago tago shaqadii uu umada soomaaliyeed u hayay.

Maalintii Cabdulaahi Yusuf is casilay, nin kamid ahaa Qabqablayaashii Hore ayaa yiri hadal mudan in lagu qoro Qalin dahab ah oo ahaa:

"Bal Haday Somali caano ka lisayso in Cabdullahi isaga tago Usanna noqon nin Hortaagan Aad baan ogu farxsanahay."

Runtii dad badan ayaa ku maadaystay hadalka ka soo yeeray ninkaas oo u arkay nin uu jirray jeceyl uu uqabo Cabdullahi Yusuf, maanta markaad fiirisid 7 bilood kadib tagi taankii Cabdulllahi Yusuf maxaa ku soo kordhay Xamar?

Runtii waxaa la oran karaa Dhamaan inta maanta isu haysata qoryaha Shacabkana barakicinaya waxaa aad iyo aad oga fiicnaa Cabdullahi yusuf, saa waxaa Hubaal ah in Cabdullahi Xamar Dowlad iyo kala danbeyn ku soo celin lahaa haduu heli lahaa taageerada la siiyay ragga mufsidiinta ah.

Dhinaca kale waxaa xusid mudan rag kamid ahaa kacdoonkii looga soo horjeeday Cabdullahi Yusuf, in ay maanta qaateen hanaankii dowladnimo ayna diyaar u yihiin in ay cidkasta la soo fadhiistaan miiska wada hadalka, lakiin nasiib daro waxaa arintaas ka biyadiiday kooxo sheeganaya in ay yihiin mujaahidiin, xaqiiqdiina ah mufsidiin aan u naxayn shacabkooda dhibaataysan.

Awaay raggii meel kasta la soo taagnaa waanala xasuuqay waanala barakiciyay, miyaysan maanta u damqanayn dadkii shalay ay u doodayeen, mise ujeedo kale oo qarsoon baa laga lahaa?

Waxaa la yiri qofka caaqilka ah tilmaamta ayuu wax ku fahmaa taasoo la macna ah, in qofkasta oo il cadaalad ah ku fiiriya arimaha ka socda Soomaaliya uu fahansanyahay aysanna u baahnayn in wax looga qoro.

Warku wuxuu iskugu biya Shubanayaa in maanta Xasuuqa Shacabka iyo dagaalada joogtada ah aysan ku salaysnayd diin iyo dal ilaalin bal ay yihiin dagaalo aan macno lahayn ujeedada laga leeyahayna tahay in uusan dalkaan yeelan dowlad hanata guud wadanka.

Hadii aan la joojin dagaalada macna darada ah waxaa dhici doonta in la yiraahdo duqii doona ducana ogu dara.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Axmed%20Diiriye%20Cali%20oo%20si%20weyn%

Dad badan oo dano gaara leh ayaa Idaacadaha iyo rugaha internetka ka bilaabay dacaayad iyo kicin shacab ayagoo dusha ka saaray eedeyn weyn Madaxweyne Yusuf kuna eedeeyay in uu wado xasuuq ka dhan ah beelaha ****** tasoo keentay in dagaal culus lala galo Madaxweyne Yusuf iyo dowladiisa.

Maanta ma Cabdulaahi Yusuf iyo Xabashi baa joogta? meeyay Odayaashii Sheegan jiray in ay yihiin Odayaasha beelaha ****** ee la soo taagnaa 24 saac cabdullaahi iyo ciidamo puntland ah ayaa xasuuq wada.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Dhamaadkii 2004 markii la doortay Madaxweyne Cabdullahi Yusuf axmed Ayaa dad aan rabin in Soomaaliyo yeelato Dowlad iyo kala danbeyn ayaa abaabulay dagaalo ka dhan ah dowlada dadkiina ku kiciyay caadifad qabiil iyo mid diinba.

Markii la aas-aasay MMI oo ay isku balaariyeen Magaalada Xamar iyo gobolada Konfurta in ay gaysteen Xasuuq aan caadi ahayn cid is weydiisay iyo cid ka hadashay ma jirin, bal mas'uuliyiintooda qaar aya lahaa awalba dadkaan waa iska dhiman lahaayeen wax macna ah ma leh dhimashadooda iyo barakicintoodaba!

How many people died in the months long wars inside the city between the warlords and Clan courts?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Meiji   

Silly emotions by silly people who want to sugarcoat the incompetence and utter failure of the men they support.

Siyadist people use the same arguments, and tell us ''if only Abe Siyad was around we would not witness the terrible war after 1991''.

Warlord-supporters in Mogadishu use the same arguments, and tell us ''if only Muse Suudi/Qanyare were around we would not live under the destructive influence of religious pretenders''.

Warlord-supporters like yourself like yourself tell us ''if only A.Yusuf was around the current s.hit would not happen bla bla''.

Silly arguments can never vindicate those men with a dark legacy. They failed, and belong to the dustpin of history so move on and get with the program.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Meiji:

what this man said.

Although i do disagree with the siyad bit. If siyad won his battles then the country would have never descended into anarchy

Share this post

Link to post
Share on other sites

Its divine justice that today the culprits of the long 20 years civil war have again emerged to prove once and for all hype and lies have come back to haunt them.

Abdullahi Yusuf was in Mogadishu for two years and faced on a daily basis what every other Somali leader faced. The difference was he was more competent, skilled military leader and focused on restoring the republic. The other major difference that he was from a specific clan and had a strong power base, that easily irked the gullible and clan conscious laymen and those easily manipulated. Thus they deferred their own interest of security, jobs and a future to one of utter despair.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Indhocadde-sharif1.jpg

Happless warlords who lied about the faith

Obviously the eight days of fighting, the 300 dead, the 1000 maimed, the near million who have fled. The children who are without school.

Today in the middle of the month of May 2009 is the fault of who?

Xasan Dahir Aways, Sharif Ahmed, Al Shabaab and others. The same group who fought inside Mogadishu in 2005-2006 who then waged a clan/Jihad inside the city from 2006-present, it is this group who are responsible for the deaths and destruction of the city and its people.

Share this post

Link to post
Share on other sites

sheikh-xasan-dahir.jpg A bitter old man who never builds anything but kills other people children

Runtii waxaa la oran karaa Dhamaan inta maanta isu haysata qoryaha Shacabkana barakicinaya waxaa aad iyo aad oga fiicnaa Cabdullahi yusuf, saa waxaa Hubaal ah in Cabdullahi Xamar Dowlad iyo kala danbeyn ku soo celin lahaa haduu heli lahaa taageerada la siiyay ragga mufsidiinta ah.

Dhinaca kale waxaa xusid mudan rag kamid ahaa kacdoonkii looga soo horjeeday Cabdullahi Yusuf, in ay maanta qaateen hanaankii dowladnimo ayna diyaar u yihiin in ay cidkasta la soo fadhiistaan miiska wada hadalka, lakiin nasiib daro waxaa arintaas ka biyadiiday kooxo sheeganaya in ay yihiin mujaahidiin, xaqiiqdiina ah mufsidiin aan u naxayn shacabkooda dhibaataysan.

Awaay raggii meel kasta la soo taagnaa waanala xasuuqay waanala barakiciyay, miyaysan maanta u damqanayn dadkii shalay ay u doodayeen, mise ujeedo kale oo qarsoon baa laga lahaa?

Waxaa la yiri qofka caaqilka ah tilmaamta ayuu wax ku fahmaa taasoo la macna ah, in qofkasta oo il cadaalad ah ku fiiriya arimaha ka socda Soomaaliya uu fahansanyahay aysanna u baahnayn in wax looga qoro.

Warku wuxuu iskugu biya Shubanayaa in maanta Xasuuqa Shacabka iyo dagaalada joogtada ah aysan ku salaysnayd diin iyo dal ilaalin bal
ay yihiin dagaalo aan macno lahayn ujeedada laga leeyahayna tahay in uusan dalkaan yeelan dowlad hanata guud wadanka.

Share this post

Link to post
Share on other sites

dukey,

don't hide from history. the tenure of the traitor coward yusuf visited the most destruction on xamaar since the ali mahdi/aideed era.

yusuf was a failure from both a leadership and personal point of view. His thirst to be a ruler of somalia has consumed him and made him in the end nothing more broken man somewhere in yemen.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abdinasir Kadawo: The biggest traitors are those who sold the sea to Kenya, a sea bed full of oil and gas sold away on their first agreement.

Yusuf never handed anything over.

Anyhow he has been away for 5 months and already history is on his side.

You can cry all you want.

Share this post

Link to post
Share on other sites

SomaliPirate: The present type of fake religious groups warfare started before the legend stepped into Mogadishu in 2005, resulting in many deaths and destruction and hundreds of thousands fled.

Yusuf defeated these ****** outside Baidoa and entered Mogadishu without a fight. Then they started a strategy of clan wailing with mortars inside heavily populated areas. This continued and many like yourself illinfomred and full of clan hatred led the propaganda campaign and the fairytale story that is Its all Yusuf fault.

Now he has left and the wars are as bad if not even more, with 200 dead in eight days and a bear million according to the UN having fled their homes.

It was never Yusuf fault he was a scapegoat for ill-informed clanist fools

The fact is you can not deny it today.

Share this post

Link to post
Share on other sites

2_290249_1_252.jpg

Desperate residents of Mogadishu rest on the road between the Somali capital and Afgoi yesterday

Thousands of residents yesterday fled bomb-blasted north Mogadishu where the worst fighting in months between Islamist militants and the government has killed at least 113 civilians, according to a rights group.

Hardline Islamist group al Shebaab and the government have been battling for control of the capital and south Somalia, where 18 years of war has destabilised the region, created hundreds of thousands of refugees, drawn in foreign armies and militants, and spawned an unprecedented wave of piracy.

The Elman Peace and Human Rights Organisation said clashes between Shebaab and pro-government forces had also wounded 330 people in the Horn of Africa state since the end of last week.

It said at least 27,000 civilians had fled the city.

The bloodshed has caused splits in both heavily armed sides: there was a deadly clash on Monday between police and soldiers, then a rift broke out in the opposition after a veteran warlord stoked rivalries between two insurgent factions.

Sheikh Yusuf Mohamed Siad, also known as “Inda’ade” or “white eyes”, handed control of his hundreds of fighters and 19 battle wagons - pickup trucks mounted with heavy weapons - to Sheikh Hassan Dahir Aweys, another senior opposition leader.

That angered Shebaab leaders, who are also fighting the country’s fragile new government. Washington accuses both Aweys and the Shebaab group of having links to Al Qaeda.

A relative of Inda’ade said Shebaab wanted to behead the warlord and had ordered Aweys to hand him and his weapons over.

Separately, a Shebaab official admitted foreigners were operating with the group. A local elder said he had seen many “long-bearded Arabs” in the weekend’s clashes.

“We sent an alarm to the Muslim world when Ethiopia invaded our country, and they sent us brothers to help us,” Shebaab official Sheikh Ali Hussein Fidow told reporters in the capital.

“Some of them have been martyred, others were injured while the rest are still ready to fight for the sake of their Muslim brothers.”

A senior official in the embattled government confirmed the presence of foreign fighters on Somali territory.

“Our country is at war with foreign mercenaries who are destabilising Somalia,” said the official on condition of anonymity.

“We will fight them and defeat them. We are also urging the Somali people to support the government,” he added.

Ethiopia sent thousands of troops into Somalia in late 2006 to crush the Islamic Courts Union led by Aweys and current President Sheikh Sharif Ahmed, which ruled much of the south.

At stake in Somalia is control of Africa’s longest coast. Apart from pirate ransom revenues, Somalia’s main source of income comes from cattle exports to the Gulf, although experts say it may have interesting oil fields in the north.

President Ahmed has accused the rebels of working for unnamed foreign nations to try to undermine his administration.

Regional nations and outside powers have long battled for influence in Somalia, with its view of strategic shipping lanes linking Europe to Asia. Since 1991, it has suffered internal conflicts and occasional interventions by neighbouring states after dictator Mohamed Siad Barre was overthrown.

The Shebaab, whose name means “Youth” in Arabic, said in a statement on Sunday that it planned to “cleanse” the capital. “With permission (from God), we will liberate Mogadishu sooner or later and cleanse it from these filthy people,” it said, according to a translation by the SITE Intelligence Group.

The UN envoy to Somalia, Ahmedou Ould-Abdallah, yesterday urged all parties to support the Western-backed government in a statement for an end to the violence, which he blamed on “irresponsible elements backed by foreigners ... in an attempt to seize power by force”.

More than 16,000 civilians have been killed by fighting since the start of 2007, more than 1mn have been driven from their homes and about 3mn survive on food aid.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Abdinasir Kadawo:

Haduu durdur iyo dabaalba galo doofaar weligii ma daahiro.

Tixda gabayga ah ee ee Abwaan Timcade ee saxeex kuu ah haddayna ishayda ku dhici lahayn waxaan ku oran lahaa maah maahdan aad is ticmaashay halkan kuma haboona.

Waxa koonfur ka taagan waa wax Somalidoo dhani masuul ka tahay. Nin ama qabiil gooni ah in eeda dusha laga saaro maahan aan kaahayn garabyada siyaasada isku mari la.

Dhibka iyo qaska taagan waxaa keentay siyasada guruxan ee sida ka fiirsasho la'aanta leh loo istic maalayo.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this