Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland Troops in Gelinsoor?

Recommended Posts

What are this reports saying, that Troops from Puntland are in Gelinsoor?

 

Bendiiradley is in control of the courts, who attacked Abdi-Qaybdiid's troops in the town, whilst he's in Bay/Bakool region area controlled by the TFG.

 

After the capture of Bandiiradley, courts moved forward but then they were confronted by PL troops, who came as aid for the militias of Abdi-Qaybdiid, heavy fighting was reported outside the city of Bandiiradley and courts were pushed back, now the war has cooled down!

 

It is said, that General Cadde Muuse will lead the Puntland troops into battle as he's right now at the front, accompanied by 50 or so technicals from Garoowe, the troops have got new military uniforms never seen in Puntland and new weapons never used in Somalia, this weapons, which were provided by outside forces, were designed for the defence of the state, as Abdullahi Yusuf already new, Aweys intentions to seek revenge and capture Puntland State, but he will fail inshallaah miserably as he did in 1992, although he boasts about foreign troops in his rank, doing the job, but Al-Qaida soldiers trained in classic guerilla warfare will have nothing on the troops of Puntland, who will fight to defend their honour, pride, wealth, relatives and homes!

 

Expect a war never seen like it in Somalia, the past 16years of war in Somalia, will seem like childplay, now we've entered the adult game, real war with weapons never seen before!

 

Those similiar weapons are also now coming from Mogadishu to aid their men, who are fighting in parts of Galgudud and Mudug region!

 

God help the people inshallaah! They totally miscalculated it, and were forced into action by the ban of Kenya on Mogadishu flights flying to Kenya both passenger planes and merchant ones!

 

They felt isolated and fear more to come, that's why they've moved in! BTW Puntland is not Gelinsoor nor Benaadiiraadley but Puntland State of Somalia's borders are well defined. Puntland starts upward from North-Galkacyo and Galkacyo was always the front! Inshallaah we will not bow down to the demands of drugs-barons and thieves!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The first time I have seen the Mogadishu media treding and choosing their words carefully.

 

Puntland will defend itself from the clan courts..

 

The clan courts embarked on a major offensive today and are still holed up in Bandiradlay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol. Barre Hiiraale nor Faratag are dead.

Dont get excited when you are losing the war, rememebr Aydeed, he too went to Buuale and Gedo and Galkacyu and he lost. Today dont lose the little peace you have in Mogadishu chasing after phantoms in Mudug.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidanka Puntland oo gaaray Gelinsoor.

 

 

{Galkacyo}12-11-06 Wararka naga soo gaaraya jidda hore ee Dagaalka aya sheegaya in Dagaalka Maxkamadaha iyo Maamulka Puntland oo ku fiday deeganka Gelinsoor maqxkamadahana laga qabsaday baabur dagaal oo badan.

 

Dagaalo aad u kharaar ayaa waxa ay wali ka soconayaan jidda hore ee deegmada Bandiiradle ayaa lagu soo waramaya in uu ku sii fiday oo uu gaaray deeganka Gelinsoor

 

Ciidamada maxkamadaha magaalada Muqdisho oo saaka soo qaaday dagaalka ayaa waxaa lagu soo waramayaa in dib loo riixay, iyada oo haatan dagaalku uu ka soconayo halka lagu magacaabo gelinsoor oo aad uga fog deegaanka

 

Saraakiil ku sugan jiidda dagaalka ayaa waxa ay inoo xaqiijiyeen in uu jiro khasaare labada dhinac ah iyada oo dagaalladii ugu danbeeyay ciidamada maxkamadaha looga qabsaday gawaari dagaal oo aad u fara badan.

 

Waxaa soconayo gurmadyo aad u fara badan oo ka baxaya magaalada Gaalkacyo, iyada oo haatan xaaladda magaaladu ay dagan tahay Dadkuna ay iyagoo hubaysan ku siii qulqulayaan jidda dagaalka ee Gelinsoor kuwaaso dhamaantood ah Shacab hubaysan.

 

Qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada maxkamdaha oo diiday in magacooda la soo xigto ayaa waxa ay inoo xaqiijiyeen in uu jiro khasaare aad u ballaaran oo soo gaaray ciidamadooda, dagaaladii ugu danbeyay isla markaana ay jiraan maxaabiis laga qabsaday iyo 9 Gaari oo 6 kamid ah ay yihiin kuwa dagaalka.

 

Wali waxaa soconaya dagaal aad u wayn iyado oo aan si rasmi ah loo ogaan karin khasaraha dhabta ah laakin la xaqiijiyay in isbitalka gaalkacyo la keenay 6 ruux oo dhaawac ah.

 

C/raxmaan Maxamed (Bankax) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa sheegay in Ciidanka Puntland ay soo weerareen Ciidamo ka kala yimid gobolad Banaadir iyo Shabeelooyinka ku waa soo cadow ku ah jiritaanka Puntland.

 

Bankax wuxuu ballan ku qaaday in Ciidanka Puntland uu isdaafici doono islamarkaasna ay cawaaqibxumo ay la kulmi doonaan maxkamadaha.

 

Radio Nugaal News Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is the clan court mouth piece Shabbele latest....

 

MG Puntland oo sheegay in uu dib u qabsaday deegaanadii laga qabsay

 

Mogadishu 12, Nov.06 ( Sh.M.Network) Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in dagaalka lagu soo qaaday, ayna iska difaaceen, iyadoo madaxweynaha Puntland Gen. Cadde Muuse iyo ciidamo fara badan ay soo gaareen magaalada Galkacyo.

 

Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Puntland oo ragga wararka fidiya la hadlay ayaa waxa uu ku eedeeyay maxkamadaha islaamka Somalia in ay soo weerareen meelo ay joogeen ciidamadooda, deetana ay iska difaaceen, dibna ay u qabsadeen deegaanadii laga qabsaday.

 

Dhinaca kale banaanbaxyo iyo abaabulo ayaa waxa ay ka jiraan magaalooyinka Garoowe, Boosaaso iyo Galkacyo oo lagu doonayo sidii la isaga difaaci lahaa maxkamadaha islaamka,

 

Hadal heynta ugu weyn ee gobolka Puntland ayaa waxa uu noqday xiisadaha dagaal ee ka oogan gobolka Mudug iyo dhaq dhaqaaqa ciidamada maxkamadaha islaamka ee ku sii siqaya magaalada Galkacayo

 

 

 

 

 

Shabelle Media Network Somalia

E-mail us: info@shabelle.net

Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacyo gaaray Jidda horena u gudbay.

 

caddetuuto.jpg

 

 

 

{Galkacyo}12-11-06 Wararka naga soo garaya gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi uu gaaray madaxweynaha Puntland oo goor dhoweyd ka ambabaxay Magaalada Garowe isagoo u sii gudbay.................

 

Jiida hore ee dagalka Gelinsoor waxaana Madaxweynaha wehliya gadiid dagaal oo gaaraya 50 kuwaasoo qaarkood ay ahayeen kuwa saakay la saaray Qoryo oo ay cusbaayeen

 

Madaxweynaha ayaa sheegay in Puntland aysan ka gaban doonin Dagaalka ka soconaya Jiida hore kaaso uu ku tilmaamay mid gardaro ah.

 

Madaxweynaha ayaa watay dharka tuutaha Dagaalka loo yaaqan waxaana socdaalkii Maanta ku wehliyay Wasiirka warfaafinta C/raxmaan Bankax iyo qaar badan oo kamid ah saraakiisha Puntland.

 

Wararka naga soo gaaraya halkaasi ayaa sheegaya in gelinsoor ay gacanta ku dhigeen ciidanka PL isla markaana ay qabsadeen 9 Gaari oo 6 kamid ah ay ahayeen kuwa dagaalka.

 

Radio Nugaal News Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland Troops not involved in actions directly as put by Horseednet.com, they still stationed west of Bandiraadley, where most of Qaybdiid's soldiers have fled to after their defeat by the courts!

 

Ciidamada Puntland oo heegan sare la geliyey iyo wararkii ugu danbeeyey

Last Updated::2006-11-12 18:28:36

 

Gaalkacyo:- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland Gen.Cadde Musse iyo ciidamo

aad u xoog badan ayaa caawa fiidkii soo gaaray magaalada Gaalkacyo.

 

Madaxweynaha Puntland oo ay wehliyaan cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo.

 

Madaxweynaha ayaa markii uu soo gaaray shir deg deg ah la yeeshay dhamaan Saraakiisha Ciidamada, ayadoo magaalada Gaalkacyo laga dareemayo dhaq dhaqaaq xoogleh oo ciidan.

 

Ciidamada Puntland ayaa wararka ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya ay sheegayaan in ay weli ku sugan yihiin deegaankii ay horey difaaca uga jireen oo 10km dhinaca Galbeed ka xiga magaalada Bandiiradley.

 

Maleeshiyooyinkii Col.Cabdi Qeybdiid oo ayagu horey ugu sugnaa magaalada Bandiiradley ayaa la sheegay in ay halkaasi isaga baxeen ayagoo lagu sheegay in ay ku sugan yihiin Galbeedka magaalada Bandiiradley.

 

Ciidamada Puntland oo aan xiriir la sameynay ayey sheegeen in aysan ayagu wax dagaal ah gelin balse ay hada diyaar garowgii ugu danbeeyey ay ku jiraan.

 

Dagaalka ayaa la sheegay in ciidamada Cabdi Qeybdiid looga qabsaday labo gaari oo tikniko ah.

 

Sarkaal ka tirsan ciidamada Puntland oo caawa aan kula kulmay xili uu kasoo noqday duleedka Bandiiradley ayaa sheegay in ay soo gaareen goobaha ay ku sugan yihiin qeybo kamid ah maleeshiyooyinkii Cabdi Qeybdiid, halka qaar kale la sheegay in ay dhinaca Galbeed iyo Bari ay ka fadhiyaan magaalada Bandiiradley.

 

Weli wax war rasmi ah kama soo bixin dhinaca Col.Cabdi Qeybdiid.

 

Waxaa sidoo kale jira labo qofood oo dhaawac ah oo la keenay Isbitaalka magaalada Gaalkacyo, tirada dhimashada ayaa lagu sheegay sidoo kale labo illaa iyo sadex ruux oo labada dhinac ee dagaalka dhexmaray ee maleeshiyooyinka Maxaakiimta iyo kuwa Col.Cabdi Qeybdiid.

 

Col.Cabdi Qeybdiid ayaa asagu horey u qabsaday magaalada Bandiiradley oo dhinaca Koonfureed magaalada Gaalkacyo uga beegan illaa 70km taariikhdu markay ahayd 22kii bishii Agoosto ee sanadkan kadib markii ay shacabka deegaankaasi kacdoon uga soo horjeesadeen maleeshiyooyinka Maxaakiimta oo markaasi damacsanaa in ay usoo gudbaan dhinaca Gaalkacyo.

 

Balse Maxaakiimta ayaa magaaladaa dib u hantay kadib markii ay saaka arooryadii weerar kadis ah kusoo qaadeen maleeshiyooyinkii halkaasi fadhiyey ee kasoo jeeda koonfurta Mudug.

 

Cabdifutaax Shirwac

HorseedNet.com - Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^^ Easy now. The man made a legitimate point. From the looks of it, Adeer is legally obese. Not the best thing for a wartime leader attempting to project an image of strength. Think about it. You think this is the man that one(one being a passionate qabiliste) would follow to the end of the Earth, the sacred flag of Puntland in one hand, and a Double Quarter Pounder with Cheese and a mardoof in the other ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^^ Good enough. Lead by example, brother. Stop calling the Islamic Courts, 'clan courts' and stop claiming exclusive rights on who rules Puntland and the rest of Somalia( memo: it's for all Somalis).

 

Otherwise, you'll prove to be nothing more than a partisan hack.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Wow, now they are insulting our leaders. Well at least he is on the front lines, where the fight will take place, he is not holding an AK-47 100s of kilometers away from the battle, looking for photo opportunities. I dare your clan court leaders to come to the front lines, if they were true wadaads they'd have no fear of dying. But they will never do that. So insult our leader all you want, that's fine. At least he is where the action is. Sharif or Aweys would never ever lead anyone into battle.

 

[ November 13, 2006, 04:06 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^^ Ethiopian forces are in Somalia playing the oldest game in the book: Divide & Conquer, and here you are saber-rattling, salivating at the prospect of tribal civil war. If 16 years of statelessness hasn't cured you, nothing will.

 

[ November 13, 2006, 04:07 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this