Sign in to follow this  
General Duke

London: Puntland President meets with UK officials Somali's

Recommended Posts

London: Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Xubno ka tirsan dowladda Ingiriiska.

13. juli 2009

 

London(AllPuntland)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud oo booqanaya dalka Ingiriiska ayaa la kulmay Masuuliyiin ka tirsan wasaarada arimaha dibada ee dalka Ingiriiska, waxa ayna isla soo qaadeen waxyaabo kala gedisan oo ay ugu horeeyaan horumarka iyo Xiriirka labada dhinac.

 

Madaxweynaha Puntland oo casumaad ka helay dowladda Ingiriiska kuna jooga dalkaasi ayaa wada hadaladiisan waxa ay ku saabsanaayeen sidii ay dowladda Ingiriisku taageero usiin lahayd dowladda Puntland, sida ay utaageerto maamul gobaleedyada Soomaalida qaarkood.

 

Xubin sare oo ka tirsan wafdiga Madaxweynaha ayaa sheegay in uu Madaxweynuhu saraakiisha uu la kulmay oo dhan ay isla soo qadeen xaaladaha Soomaaliya, sidoo kale ayna go'aamo ka gaareen qodobadii ay isla soo qaadeen.

 

" Madaxweynaha iyo wafdigu waxa ay la kulmeen dad badan oo ay ka mid yihiin Masuuliyiinta Wasaarada arimaha dibada, waxaana laysku afgartay wada shaqeyn laga bilaabo waqtigan dhexmarta Puntland & Ingiriiska oo ku saabsan sidii looga wada shaqeyn lahaa danaha gobalkaas" Ayuu yiri Xubin.

 

Warar ka soo baxaya Aqalka Madaxtooyada ee Puntland ayaa lugu shaaciyey in ay wafdiga dowladda Puntland ay guul lataaban karo gaareen booqashada ay ku joogaan dalka Ingiriiska, waxaana wafuudan ay malmaha nagu soo aadan socdaal ku tagi doonaan meelo kale oo ay casumaad ka heleen, inkastoo aan tafaasiil dheeraad ah laga bixin wadamada ay booqan doonaan.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

duke I hope faroole tries to change puntland for good. nonsen meeting and pictures will not take us anywhere. Puntland needs complet change. It needs to be risen from the ground. south Galkacyo things are not looking good. fage ahlul suna wal jameeca has controll part of the city. those so called ahlul suna wal jameeca are the old qabqale from muqdisho. Faroole needs to go back to the city quickly and decalr stat of emergancy. somalidu waxeey tiraahdaa falaari galgalsho kaagama harto. biyaha inteeysan ku soo gaarin baa la iska muusaa. wax qabad baa loo baahan yahay. dalxiis waxbo ma qabto

Share this post


Link to post
Share on other sites

Brother, what happens in South Galkacyu is not a matter for Puntland. The admin has already sent all the MP’s, Ministers and even the Parliament speaker who all hail from Mudug back to Galkacyu. They are working on setting up a new admin and improving security. There is no need for emergency the one thing we need to concentrate is improving security and getting the support of the Diaspora. Galkacyu problem is crime, corruption and incompetent leaders and the tolerance of the Puntland population the city need more development a coherent admin and not to worry about their neighbors who they have had peace with for over 15 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this