Sign in to follow this  
xiinfaniin

Farmaajo's Cabinet

Recommended Posts

Wasiirada DF oo la magacaabey

12 Nov 12, 2010 - 7:48:06 AM

 

 

 

Ra'iisul wasaaraha Somalia Maxamed Cabdullaahi Maxamed [Farmaajo], ayaa lagu wadaa inuu goordhow ku dhawaaqo golihiisa wasiirada oo ka kooban 18-xubnood oo u badan Qurbo-joog, iyadoo xubnaha uu magacaabayo ay ku jiraan saddex xubnood oo ka mid ahaa wasiirradiii hore.

 

Golihiisa wasiirrada ayaa waxaa ka mid ah: Ra'iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed C/llaahi Oomar iyo Ra'iisul Wasaare ku xigeen ah wasiirka Gaashaanhiddga Cabdixakiin Maxamed Xaaji.

 

Wasiirrada kale ayaa waxaa ka mid ah:

 

Wasiirka Maaliyada Xuseen Cabdi Xalane, Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdiweli Maxamed, Wasiirada Haweenka Maryan Qaasim, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Ammaanka Cabdishakuur Sheekh Xasan Faarax, Wasiirka howlaha Guud iyo dib u dhiska Cabdirashiid Khaliif Xaashi, Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Diinta C/llaahi Abyan

Nuur iyo Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdikariim Axmed Jaamac.

 

Ra'iisul wasaaraha oo lagu waday inuu ku dhawaaqo golihiisa maanta duhurkii, ayaa la sheegay in sababta uu dib u dhaca ugu yimid ay tahay iyadoo uu taagan yahay muran ku saabsan xubnahan oo u dhexeeya Madaxweynaha, Gudoomiyaha baarlamaana iyo Ra'iisul wasaaraha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Ceremony should have started at 2 PM Mogadishu time and the people who were supposed to be at the naming are still in awe.

 

The President, the Prime Minister and the Speaker are at loggerheads and the Parliamentarians cry foul.

 

Apparently the PM has threatened to step down.

 

The latest is the PM's supporters version. However it's much bigger.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Magacyada iyo xilalka qaar ka mid ah wasiirada cusub.

 

Muqdisho (RBC Radio Online):

 

RBC Radio ayaa ogaatay qaar ka mid ah magacyada iyo xilalalka ay qabanayaan wasiirada la doonayo in lamagacaabo.

 

Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa ayaa goor dhow waxaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo liiska golaha wasiirada.

Magacyada Masuuliyiinta iyo xilalka ay qabanayaan oo ay ogaatay RBC Radio ayaa waxaa ka mid ah.

 

Raysal wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibada Max’ed Cabdullaahi Oomaar

 

Raysal wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Max’ed Xaaji.

 

Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga Prof Cabdi Wali Max’ed.

 

Wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga C/shakuur Sheekh Xasan Faarax .

 

Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo isgaarsiinta C/kariim Axmed Jaamac.

 

Wasiirka Cadaalada iyo arimaha diinta C/laahi Abyan Nuur

 

Wasiirka howlaha guud iyo iyo dib u dhiska C/rashiid Khaliif Xaashi.

 

Wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane

 

Wasiirka Haweenka Maryan Khaasim.

 

Sidoo kale wasiirada waxaa ka mid noqondoona sida la sheegay Sheekh Cumar Maxamed Faarax oo dhinaca Ahlu Suna ka imaanaya.

 

Qaban qaabadii magacaabista wasiiradaan ayaa waxa ay wali ka socotaa xafiiska raysal wasaaraha waxaana goor dhow lagu wadaa in lagu dhaqaaqo.

 

RBC Radio Online

Xafiiska wararka Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NGONGE:

^^ Any surprises?
:D

Yes. Both Sharif’s chief staff and communication director jumped ship :D . If this list is final, both will be ministers.

Also Prof. Abdiweli is a fresh face---assuming he is the man i think he is.

 

edit: It appears save two, all ministers are new faces in Farmaajo's cabinet.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this