Sign in to follow this  
Shaakirullaah

Apostate soldiers of puppet administration attack bus, kill and injure civilians

Recommended Posts

Tacshiirad sababtay dhimasho iyo dhaawac oo saakay kooxo hubaysan ay ku fureen gaari BL-ah oo marayay qeybo ka mid ah degmada X/weyne ee gobolka Banaadir

 

Inta la ogyahay hal qof ayaa ku geeriyooday dhowr kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii rag ku labisan dareeska ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya ay rasaas kuy fureen gaadiid BL ah oo marayay qeybo ka mid ah degmada X/weyne e gobolka Banaadir.

Geerida ruux dhintay iyo dhaawaca ilaa sedax qofood ayaa timid kaidb markii kooxo hubaysan islamarkaana ku labisan dareeska askarta dowladda KMG ee Soomaaliya ay rasaas ku fureen gaarigaasi BL-ka oo marayay dhabarka dambe ee Kaniisadii degmada X/weyne waxaana halkaasi ku nafwaayay darawalkii gaariga waday iyadoo ay dhaawacmeen labo qofood oo rakaabka ka mid ahaa iyo ninkii caawiyaha u ahaa darawalka gaariga waday.

Kooxaha hubaysan oo ka kobnaa labo nin ayaa ugu horeyn darawalka gaariga waxaa ay ku amreen in uu joojiyo gaariga iyadoo uu ka dhaga adeegay darawalkii waxaana xiligaasi kadib kooxihii hubaysanaa ay fureen rasaas taasoo keentay in halkaasi uu ku nafwaayo darawalkii.

Xiligaasi kadib ayaa kooxaha hubaysan waxaa ay ka baxsadeen goobta ay falkaasi ka sameeyeen waxaana dadkii dhaawacmay loo qaaday isbitaalada Magaalada Muqdisho halkii meydka darawalkana lagu qaaday gaarigii uu horay u waday.

Goobta uu falkaasi ka dhacay ayaa waxaa soo gaaray ciidamo badan oo ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya kuwaasi oo aan waxba ka qaban kooxihii falkaasi geystay waxaana ay ku andacoodeen in ragaasi aysan ka tirsaneyn ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

''kadib markii rag ku labisan dareeska ciidamada ''

 

Those were undercover men from the extremist warlords.

 

They are ruthless and would not spare civilians, hence why such ruthless actions can be expected from them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

There was a time when the apostate tag carried special status since there were handful of genuine and self-confessed apostates. But nowadays, there are so many apostates (self-confessed or not) that I kinda of feel small and insignificant.

 

Missed the old days.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this