Sign in to follow this  
Nomadic Activist

Ethiopia inside some parts of Somalia

Recommended Posts

The tigre army have come into some parts of Somalia (mainly western galguduud)and have even talked to some of the elders and people who reside there.

 

Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa lagu soo waramayaa iney dhaq dhaqaaq ciidan ay ka wadaan xadka u dhaxeeya gobolka Galgaduud iyo dhinaca dalka Itoobiya.

 

July 08, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

 

M.M. Dhoore. HornAfrik.

Muqdisho, Soomaaliya.

E-Mail: - dhoore162@hotmail.com

 

Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa lagu soo waramayaa iney dhaq dhaqaaq ciidan ay ka wadaan xadka u dhaxeeya gobolka Galgaduud iyo dhinaca dalka Itoobiya.

 

Sida ay sheegayaan wararka aynu ka heleyno dadka kusugan deegaanada Cabudwaaq iyo Balanbal, ciidamo Itoobiyaan ah ayaa lagu soo waramayaa iney soo buuxiyeen qeybo katirsan xuduuda gobolka Galgaduud uu la leeyahay ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

 

Wararkii ugu danbeeyey ee halkaasi naga soo gaaraya ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiyaanka ay iminka soo buuxiyaan deegaanka Axmed Gurey, oo la sheegay iney dhooban yihiin iyagoo wata qaar kamid ah gaadiidka dagaalka oo ay Taangiyadu kamid yihiin.

 

Ciidamadan ayaa sidoo kale horey u buuxiyey deegaanka Cilanle iyo deegaano kale oo katirsan gobolka Galgaduud oo la sheegay iney ciidamdaasi ay yimaadeen.

 

Ciidamadan ayaa horaantii todobaadkii aynu soo dhaafney waxa ay sidoo kale ay tageen deegaanada Xeraale iyo Balanbal, halkaasi oo ay dadku su’aalo ku weeydiiyeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this