Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president candidate meets with Somaliland Diaspora Pics.

Recommended Posts

795_muniir6.jpg

 

795_muniir1.jpg

 

Eglandh-{HNWS} Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye Mud: Axmed Maxamed Maxamuud {Siilanyo} ayaa wuxuu wadaa wali kulamo isdaba jooga oo u ku galaa bixinaayo Galbeedka Yurub hada wuxuu ku soo laabtay waddanka Boqortooyada Ingiriiska, Wuxuu hadaba maanta kulan balaadhan ku qaabilay Shacbiweynaha rer Somaliland ee ku dhaqan Caasimada labaad ee waddanka Ingiriiska Birmingham iyo dadweyne ka yimi magaaloyinka debedda ka ah Gobolka West Midlands, isu soo baxan wuxuu ahaa mid badi Shacabka rer Somaliland ee ku dhaqan Birmingham aanay u kala hadhin soo dhaweeynta Guddoomiyaha Kulmiye waxaad arkaysay dumarkii caruurti iyo dadii wayeelka oo socamiray shirka. Waxaa yana shirka joogay saxaafadda Sida TV-ga Universal iyo Shebekeda Hadhwanaagnwes.com waxaa kaloo jogay xubno ka socda wergeysyada ka soo baxa waddanka Boqortooyada Ingiriiska qaar kamida

 

795_muniir9.jpg

 

 

795_muniir17.jpg

 

 

Waxaa ugu horreyn shirka furay Guddoomiyaha Laanta Birmingham ee Xisbiga Kulmiye Mud: Cabdoo Aayir oo ku soo dhaweeyay Axmed-Siilanyo Magaalada Birmingham. Cabdoo wuxuu si kooban uyidhi "Ku soo dhawoow Guddoomiye magaalada Birmingham iyo shacabka rer Somaliland ee ku dhaqan waxayna ka kooban yahiin dhamaan shacabkii Somaliland mana aha rer Kulmiye oo kaliya".

 

 

795_muniir3.jpg

 

Waxaa yaguna halkaas hadal ka jeediyay madax kala gedisan oo ka mida Xisbiga Kulmiye waxaana kamid ahaa Guddoomiyaha Guddida fulinta ee Ingiriiska Ibrahim Xuseen wuxuuna ka waramay socdaalka Guddoomiyaha iyo arrimaha waddankii ka taagan. Maxamuud Xaashi Cabdi oo shirka xidhii dhinaayay ayaa wuxuu ku soo dhaweeyay Xoghayaha arrimaha debedda ee Xisbiga Kulmiye Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar xoghayuhu wuxuu ka hadlay Ictiraafka Somaliland halkay beesha caalamku ka taagantahay iyo hindisayaasha Xisbiga Kulmiye ee ku jihaysan balaadhinta saaxibada Somaliland ee beesha Caalamka. isagoo arrinta ka hadlayaa wuxuu yidhi " saxiibada ay Somaliland ku leedahay dawladdaha rer galbeedku waxay wakhti badan oo ay Somaliland taagero siyaasadeed ugu dooni lahayeen ku mashquulen iney Madaxweyne Riyaale kala hadlaan ilaalinta xuquuqda shacabka iyo inuu joojiyo meelkadhaca lagu sameynaayo siyaasiyinta iyo suxufiyiinta qarranka arrintaasi oo dhawac u gaysatay iney Somailand aqoonsi hesho".

 

 

795_muniir11.jpg

 

"hadeynu ka hadalno arrimaha barnamijka Xisbiyada waad ogtahiin waxay rer Somaliland u soo dagaalameen ey naf iyo maalba u horeen waxay ahayd iney ka xorobaan dawladd kali talisa oo cabudhisa dareenka shacabka oo joojisa dareenka xorriyada doorashooyinka waxaynu maanta u fadhinaa tii weye waxaanan ku kalsoonahay iney dhici doonto oo horteena iman doonto. Markaynu u nimaadno himilooyinkii shacabka iyo dalka runtii maanta wax badan oo lahigsanaayay may dhicin dhaqaalihi baa liita wadooyinkii ayaa liita, annagu waxaanu dhisi doonaa dawladd dhaqalaha xorta ah ee furan sameysa dekedeena maanta xolaheedi Jabuuti tagaan waanu furi doonaa oo cashuurta ayaanu dadka ka yareyn doonaa waxaanu nidaamin doona waxbarashad".

 

 

Guddoomiyaha Kulmiye isagoo ka hadlaya doorashadii hore wuxuu yidhi " dadka qaarba igu yidhaahda doorashadii {2003} waxaad ku weydey {80} wanad sii deysay hadii maanta laga helo masiideynaysaa waxaan ku idhaahda haa waayo shacabka Somaliland Wallahay Billahay dagaal cidna waxba kaga helimayso. isha Cumar ka laalada waynu aragnaa maanta walalaheen Somaliya waxa haysta waad aragtaan hadii manta alle inaguma keeno uu ina qabsado dabkaasi goormu bakhtiyi doono cid taqaana majirto, waxaynu soo marnay waynu ognahay in Hargaysa iyo Burco dawladd ku sheegi Somaliya markaa xukumaysay intay diyaarado ku soo kicisey matidii iyo dumarkii oo caruurti afka kusita ay rushaynaysay dadkii waxaa ogaa maanta dagaal iyo wax lamida kuma hoggaaminaayo, cod iyo warqad baan ku hoggaaminayaa yaguna wax ku dooranayaan. khudbadaas oo dhereyd dhinacyo badana taabanaysay wuxuu kusoo qadey Axmed-Silaanyo arrimo badan markale ayaanu qaybo kamida indin soo gudbin doona. Kulankani wuxuu ahaa kii ugu balaadhnaa ee Guddoomiyaha Kulmiye ku qabto waddanka Ingiriiska intuu jogay xaga baxada dadka iyo sidey ugasoo qaybgaleen. Waxaana ugu danbeyntii lawaydiiyay Su’aalo ay saxaafadda iyo dadweynihiiba waydiyeen su’aalaha iyo khudbada qaybteeda kale kala soco Hadhwanaagnwes.com.

 

 

795_muniir15.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

He is a candidate to a peaceful country a country he fought for its independence many decades ago , I think he will be a great leader, he led us during the hardest time during SNM struggle with the dawladii kaligii taliska ahayd.,

Share this post


Link to post
Share on other sites

failure of a leader. just like the rest. after 18 years of circus dancing he has got nothing to show for it.

SOL archives say you support him ,,,, ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

He is a candidate of a peaceful country a country he fought for its independence many decades ago , I think he will be a great leader, he led us during the hardest time during SNM struggle with the dawladii kaligii taliska ahayd.,

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

failure of a leader. just like the rest. after 18 years of circus dancing he has got nothing to show for it.

 

Your one line condemnation is lacking in all manner.

 

the leader in question is proud to be one of the the leaders of a successfull struglle. He was aginst dictatorship during barre time and is still against developing dictatorial trend in Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

I bet, they are all from ***** tribe :D

 

[ June 21, 2009, 11:14 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

struggle? what struggle?

 

the struggle to flee somaliland for a better life? the tahreeb? the drowning of somalis in the sea in a bid to escape the life in somaliland? you mean that struggle?

 

after 18 years of promise after promise and kissing galo *** they have nothing to show for it. Absolutely nothing. a poor tulo in a poor country living on delusions of grandeur.

 

The proof is in the pudding. you may fool some of the people at all times or all the people some times but never everyone at all times.

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

MR Hunguri. Such trivial comments woud not deaminor one of the surviving legendry leaders of the only and only successfull armed movement in the All SOMALI- LANDS.

 

I am also calling for the administartion(MMA) to crack down on this trend of tribal naming and trivial insults at SOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Hunguri:

I bet, they are all from ***** tribe
:D

:D:D ... waar malaa sidaa uma badna ,,, loool

 

[ June 21, 2009, 11:15 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

... waar malaa sidaa uma badna ,,, loool

 

War Mr JB, war muxaafidnimadii ma halkaas ay nala gaadhay? :D allahayoow sahal amuuraha

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

To mr Somali Pirate AKA "M" society. Iam sorry saxb anaa qaldamay I would have never replied to your irational arguments I always confuse you with somali Pride.

 

Apologise to somali Pride for the Mixup.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this