Sign in to follow this  
General Duke

President Yusuf to retire to Puntland as an elder statesman

Recommended Posts

340x.jpg

 

Baydhabo: Ciro oo shaaca ka qaaday in laga yaabo in uu iscasilo Madaxweyne Yuusuf.

25. december 2008

 

Baydhabo(AllPuntland)- Xildhibaan Cabdirishiid Maxamed Cabdi (Ciro) oo ka mid ah Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya, ayaa sheegay in ay suuragal in uu iscasilo Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed, markii ay talo ahaan usoo jeediyeen Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya.

 

Ciro ayaa sheegay in ay taladan siiyeen Madaxweynaha Soomaaliya, markii ay Beesha Caalamku been ka abuurtay Mr. Yuusuf kuna eedeeyeen in uu ka soo horjeedo dadaalada nabdeed ee ka socda gudaha dalka Soomaaliya, waa sida uu sheegay Xildhibaan-kuye.

 

Mudahan baarlamaan ayaa usheegay dadkii wararkaasi faafiyey in ay arintaasi cadaan doonto, maalmaha fooda nagu soo haya, gaar ahaana Maalinta Sabtida ah oo lasheegayo in uu iscasiliyo Madaxweynaha dalka Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed.

 

Xildhibaanku wuxuu sheegay in iscasilaada ka dib Madaxweyne Yuusuf gaarayo deegaanada Puntland oo ay ka socdaan doorashooyinka Madaxweyne-nimo, markaasna uu doonayo in uu dusha sare kala socdo sida ay udhacdo doorashadaasi, wuxuuna horey uga sheegay Caasumada Puntland in uu goobta joogi doono Hadii Alle Idmo.

 

Mudane, Ciro ayaa beeniyey wararka sheegaya in ay dawlad gobaleedka Puntland ka go'ayso Soomaalida kale, markii ay Soomaalida kale waxba qaban waayeen ama ay raaci waayeen dadaaladii kala duwanaa ee la sameeyey.

 

Xildhibaanka oo la hadlayay Idaacada VOA-da qeybteeda Lahadasha Soomaaliya ayaa warkan ku sifeeyey, in Baarlamanaka Soomaaliya uu Madaxweynuhu hor tagi doono hadii Eebe yiraahdo Maalinimada Sabtida ah oo ay naga xigto beri oo kaliya, Hadii Alle Idmo.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxwayne Abdullaahi Yusuf oo diyaariyay warqadii uu xilka isaga casili lahaa Sabtiddana Barlamanka Horgaynaya.

 

Xildhibaan Cabdirashid Maxamed Cirro oo ka tirsan xildhibaanadda sida aadka ah ugu dhow Madaxweynaha Soomaaliya Cabdullahi Yusuuf Axmed ayaa VOA u xaqiijieyey in Madaxweynuhu uu xilka ka dagayo.

 

Xildhibaan Cirro, wuxuu sheegay in kadib markii kullan ay isaga iyo xildhibaano kale oo badan la qaateen Madaxweynaha ay u soo jeediyeen inuu iscasilo oo uu tanaasulaad sameeyo.

 

Xildhibaankan wuxuu sheegay in Madaxweynaha laga fidiyey warar been abuur ah oo lagu tilmaamay inuu carqalad ku yahay nabadda Soomaaliya taasina ay tahay mid aan waxba ka jirin.

 

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed, wuxuu sheegay inuu rajaynayo in Madaxweyne Yusuf uu iscasilaadiisa ku soo gudbiyo kulan ay yeelan doonaan barlamaanka Soomaaliya oo la rajaynayo inuu dhaco maalinta Sabtida ah.

 

Xildhibaan Cirro wuxuu sheegay in Madaxweyne Yusuf marka uu iscasilo uu tagi doono deegaanada Puntland oo asal ahaan ka soo jeedo, ugu danbeyn Xildhibaan Cirro wuxuu wax kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in maamul goboleed-ka Puntland ay ka go’aan Soomaaliya inteeda kale.

 

 

Email Story Printable View

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Guutada 14aad:

Good Riddance. Let him go in the disgrace he deserves.

Sxb he is not going ...ninkan calacalkiisa ha uu bixiin, wa riwayaad waxay wadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^What disgrace, the old man is resigning, nothing major adeer and he has his base and Villa in Garowe to live in. ;)

 

No Somali leader has achieved as much in the postwar years.

 

I wish the best for thsoe after him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xildhibaan C/rashiid Cirro oo Xaqiijiyey in Madaxweynaha DFKMG is casilayo

 

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Cirro oo ahxubin ay si weyn isugu dhow yihiin Madaxweynaha DFKMG ayaa idaacadda Codka Maraykanka oo waraysi la yeelatay isagoo joog Baydhabo u xaqiijiyey in madaxweynaha DFKMG Cabdullaahi Yuusuf Axmed uu go'aansaday in uu xilka isaga dego, ugu horayn Sabtida ama markii kale ee baarlamaanka DFKMG uu arrintaas ka ballamo...

 

Halkan ka dhegeyso Waraysiga Cirro ama soo rogo (mp3)

- waraysigii Idaacadda codka maraykanka...

C/Laahi Yuusuf oo Tegaya Garoowe kaddib is casilaaddiisa..

 

Warar laga helay ilo ku dhaw xafiiska madaxweynaha DFKMG, C/laahi Yuusuf Axmed, ayaa sheegay in uu tegayo Puntland kaddib marka uu iska casilo jagada madaxweynaha DFKMG. Waxaana uu gaar ahaan tegi doonaa magaalada Garoowe oo ay ka socoto ololaha doorashada madaxweynaha DGPL (doorashadaas oo dhic doonta Jan 8, 2009).

 

Waxaa sidoo kaleh warkaas ah in C/laahi Yuusuf tegi doono Puntland carrabka ku dhuftay Xildhibaan Cirro (waraysiga sare).

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by General Duke:

No Somali leader has achieved as much in the postwar years

1. Ensures invasion & occupation

 

2. Neglects the innocents caught up in the violence by holding up vital aid

 

3. Has his hands in the piracy off shore

 

4. Is an obstacle to peace

 

5. No progress made whatsoever

 

6. Makes his supporters gleem with pride

 

7. I think he supports Arsenal!

Share this post


Link to post
Share on other sites
COSTA   

Originally posted by Norf 1:

quote:Originally posted by General Duke:

No Somali leader has achieved as much in the postwar years

1. Ensures invasion & occupation

 

2. Neglects the innocents caught up in the violence by holding up vital aid

 

3. Has his hands in the piracy off shore

 

4. Is an obstacle to peace

 

5. No progress made whatsoever

 

6. Makes his supporters gleem with pride

 

7. I think he supports Arsenal!
YOU FORGOT ONE THING HE SAID ``DAD BAAN BADA KU DARAYAA``

 

WUUNA KAGA DHABEEYEY

Share this post


Link to post
Share on other sites

Norf adeer:

 

1. Yusuf a decorated war hero was the founder of Puntland state, that secured , stabilized and gave hope to 40% of Somalia and a huge chunk of its population.

2. He was elected to he highest office because of his determination and strength of character.

3. As president he never attacked any group and held a defensive posture , defeating his enemies in the bushes away from civilians

4. The president held the largest peace conference in Mogadishu, which lasted for 45 days and brought all the clans together.

5. Yusuf is on the verge of leaving office and retiring, a feet not achieved by any President of Somalia other than Adan Abdulla Osman.

6. He does not support Arsenal and is a fan of Man U, he likes Sir Alex’s no nonsense approach. Which is a shame.

Once a warrior always a warrior

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

It is not considered "retiring" when you're FIRED! This overrated egomaniacal pill popper needs to go away already.

 

Someone should just stab this annoying old man. :rolleyes:

 

:D @ Norf

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lool. Adeer the old man is retiring and leaving because he either gets his way or leaves. That’s called determination, as for being fired, one needs 189 MP’s and there are not even that figure in Baidoa, I know its not worth explaining anything to someone who will not be able to comprehend what’s going on. Hate is a deep thing, but you can do nothing to the man.

 

Norf: United though I hate them are winners, just like ina Yusuf Yey. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this