Sign in to follow this  
General Duke

Mortars kill civilians again..Misfire from cowards..

Recommended Posts

MUQDISHO: Warar dheeraad ah oo ku saabsan weeraro madaafiic oo lagu qaaday Madaxtooyada iyo Madaafiic ku dhacday qabo ka tirsan Muqdisho

Posted to the Web Mar 13, 15:54

Muqdisho (PP) - Ugu yaraan 3-qof ayaa ku dhimatay tiro gaaraysa 10-ruux oo kalena waxaa ka soo gaaray dhaawacyo kala duwan Madaafiic ku dhacday xaafado ka mid ah Muqdisho.

Madaafiicdaan ayaa waxay ahaayeen kuwo lala beegsaday Madaxtooyada Soomaaliya, waxaase la sheegay inay qaarkood ku dhaceen xaafado ku dhow Madaxtooyada, waxaan la sheegay sidoo kale ay madaafiic ka dhacday Madaxtooyada Jawaabna u ahaa kuwii lagu soo weeraray Madaxtooyada ya ku dhaceen xaafado ay ka mid yihiin Wardhiigley iyo Xamar Jadiid.

Dadka dhintay ayaa la sheegay inay ahaayeen dhammaantood rayid, waxaana ka mid ahaa oday uu Madfac habow ah kula dhacay agagaarka Hotel Towfiiq, waxaana la sheegay in madfacaas uu geystay dhimashada odaygaas oo marayay jidka iyo sidoo kale dhowr qof oo kale oo ka agdhawaa goobta uu ku dhacay

Sidoo kale Madfac ayaaku dhacay Xaafadda Xamar Jadiid gaar ahaan halka lagu magacaabo Misaanka Dhuxusha waxaana la sheegay inuu sababay dhimasho iyo dhaawac dad kale.

Dadka dhaawacmay qaarkood ayaa waxay ahaayeen kuwo ay guryahooda oo ku dhow Madaxtooyada ay ku dhaceen hoobiyeyaashii loo waday Madaxtooyada, waxaana warrarku sheegayaan in dhammaan socodka gaadiidka agagaarka madaxtooyada la jooojiyay, sidoo kalena ay billaabeen ciidammada Dowladda inay xiraan waddooyinka soo gala Madaxtooyada

Weerarradaan hoobiye ee lagu qaaday Madaxtooyada ayaa ku soo beegmay xilli Madaxweyne Yuusuf uu saakay soo gaaray Muqdsho, iyadoo weerarradaan ay argagax ku beereen dadka ka ag-dhow Madaxtooyada soomaaliya.

Dhibaatooyinka ka jiro caasimada Soomaaliya ayaa sii labo kacleeyey waqti baarlamaanka soomaaliya uu si buuxda u go'aamiyey inay dowladu ay ku shaqayso magaalada caasimada Soomaaliya , welina lama garan karo siyaasada dowlada ee ku aadan nabad ku soo daabaalida caasimada Soomaaliya , maadaama ay weeraro goos - goos ah ay ka wadaan magaalada Kooxo ka mida haraadigii maxaakiimta ee Soomaaliya looga awood roonaaday bilo ka hor.

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: jantiile@puntlandpost.com

Share this post

Link to post
Share on other sites

Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo goor dhow lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdsho

Qiyaastii 2-qof ayaa ku dhimatay 9-qofna way ku dhaawacmeen Madaafiic fara badna oo ku dhacay madaxtooyada Soomaaliya iyo qabo ka mid ah degmooyinka Muqdisho, waxaana dadka dhintay ay dhammaantood ahaayeen dad rayid ah.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lala beegsaday Madafiic dhowr ah oo lagu sheegay inay ahaayeen hoobiyeyaal, waxayna ku dhaceen xaafado ku dhow Madaxtooyada iyagoo sababay Dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah.

Dadka dhintay ayaa ahaa rayid, waxaana ka mid ahaa oday uu Madfac habow ah kula dhacay agagaarka Hotel Towfiiq, waxaana la sheegay in madfacaas uu geystay dhimashada odaygaas oo marayay jidka iyo sidoo kale dhowr qof oo kale oo ka agdhawaa goobta uu ku dhacay

Sidoo kale Madfac ayaaku dhacay Xaafadda Xamar Jadiid gaar ahaan halka lagu magacaabo Misaanka Dhuxusha waxaana la sheegay inuu sababay dhimasho iyo dhaawac dad kale.

Qaar ka mid ah dadka dhaawacmay ayaa madaafiicdu ku dhacday guryahooda oo ku dhow Madaxtooyada ay ku dhaceen hoobiyeyaashii loo waday Madaxtooyada, waxaana warrarku sheegayaan in dhammaan socodka gaadiidka agagaarka madaxtooyada la jooojiyay, sidoo kalena ay billaabeen ciidammada Dowladda inay xiraan waddooyinka soo gala Madaxtooyada

Madaafiicda lala beegsaday Madaxtoooyada ayaa ku soo aaday iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya uu saakay uun soo gaaray Muqdisho, muddo toddobaadyo ah kaddib.

Weerar lagu qaadey xarunta Villa Somalia

13 Mar 13, 2007 - 6:59:38 AM

Madaafiic ayaa lagu weeraray xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee Muqdisho, xilli maanta Madaxweyne C/laahi Yuusuf dib ugu soo noqdey magaalo madaxada.

Madaafiicdan oo aheyd dhowr madfac ayaa wararku sheegayaan in qaar ka mid ah ay ku dhaceen agagaarka Madaxtoyada.

Ciidamada dowladda Ethiopia oo fadhigoodu yahay xarunta Madaxtooyada ayaa jawaabo ka bixinayay madaafiicdan, iyagoo ku tuurayay meelaha ay qiyaasayeen in laga soo tuurayo Hoobiyaha.

Wararka ayaa intaas ku daraya in madaafiicdan leys weydaarsaney ilaa iyo hadda la ogyahay in ay ku dhimatey sadex qof kadib markii qaar ka mid ah madaafiicdaan ay haleeshey agagaarka sheekh suufi ee degmada Xamarweyne.

Madaafiicdaan la isku weydaarsaday caasimadda ayaa bilowday abaarihii Afartii galabnimo ee maanta, iyadoo socotey qadar daqiiqado ah.

Weerarkaan Madaafiicda ayaa ku soo beegmey xilli Madaxweynaha DFKMG ah Cabdulahi Yusuf uu maanta ku soo noqdey magaalada Muqdisho.

Barlamanaka DFKMG ah ayaa maalintii shaley codbixin ku aqbaley in xukuumada ku shaqeyso magaalada Muqdisho.

Garowe Online, Muqdisho

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^^Obviosuly Shabbele and its backers are fighting with propoganda as usual. However those who make attacks and kill civilians will be rooted out soon insha Allah.

They went from commanding armies and making threats to misfiring into populated areas and hiding in the city.

Their days are numbered much like the three stooges you parade around.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

We know who the real crimimals are firing on civilians deliberately because they cant get the fredom fighter, they are using nazi tactic by punishing the closest to the fighters and that is rer muqdisho. Inshallah this ugly forces will run one day with their tales between their legs.

Share this post

Link to post
Share on other sites
ansaar17   

Originally posted by General Duke:

^^^Obviosuly Shabbele and its backers are fighting with propoganda as usual. However those who make attacks and kill civilians will be rooted out soon insha Allah.

They went from commanding armies and making threats to misfiring into populated areas and hiding in the city.

Their days are numbered much like the three stooges you parade around.

Tell your uncle he is better of in baidoa. unless he wants a fast ticket to hell :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Northerner, what do you think of the five Somali's raping a 7 year old girl in Mogadishu who is now at the age of 11 being treated in Rochester Minnesota?

Rape is not a problem brought by "invaders" saxib..

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abu, tell the charcoal merchants & scrap merchants that President Yusuf is here to clean up the town, as he is known to do.

Anyhow a few noises does not bother an old warrior & and a master of war.

Dont cry when these groups are brought to justice saxib.

Mogadishu is the seat of government, wow a great sentence..

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^^Che, those who are making attacks are to blame, and yes it is propoganda since we never used to see these pics when the clown courts and warlords were shelling the city for weeks on end.

Remmeber the 7 days battle inside Si-Si led by Sharif Ahmed agains Nur Dhigle?

Oh now you want to see Pics of Yey? Funny that.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this