Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

Generals: Guuxa Todobaaka: 28/06/03

Recommended Posts

Jeneraal Jamac Maxamed Qaalib: Labadii nin ee Siyaad Barre u qaabilsanaa Dabagalka iyo Nabad sugidda ayaa i xiray balse waxaan tusay in aan taageero ku leeyahay Somaliland.

 

Jeneraal Galaal: Tan iyo xukunkii la riday dadku waxay i leeyihiin xilkasta oo loo dhiibo Galaal fashil ayaa u dambeeya waxaana ugu dambeeyay kii Cabdiqaasim ii dhiibay markii laga dhigay madaxweynaha. War xaggee wax ka jiraan?

 

Jeneraal Gaanni: Maanta lama joogo wakhti la'ila xisaabtamo oo la'igu eedeeyo dambiyo aan horay u galay wayaa dad iga daran ayaaba yimid, USC way mahadsan tahay.

 

Jeneraal Naji: Cabdiqaasim waxaan tusayaa in aan ka mid noqon doono ciidamada hubka ka dhigi doona dalka haddii uu aniga i mooday Carab aan dad lahayn.

 

Jeneraal Maxamed Cumar: Aniga Soomaaliya arrinteeda waxaa iiga muhumsan tan ********ya waana la dagaalamayaa xabashada.

 

Jeneraal Morgan: Cabdi Bile-nimo dambe ma jirto markan ama waan ku dhimanayaa Kismaayo ama waan qabsanayaa.

 

Jeneraal Jilacow: Cid soo qaadi karta godka Jilacow ma maqli karo waxaa i difaacaya Muddullood eebaa mahad leh.

 

Jeneraal Axmad Ciriiri: Soomaaliyey aniga yaa dambi qaran iyo mid shaqsi ii haasta maanta. Ma arki doonaa mar uun ciidanka xoogga dalka oo dib loo soo celiyay.

 

La soco sabdiga dambe

 

Waxaa diyaariyay C. Cali, Ruunkinet, London

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this