Sign in to follow this  
Yoonis_Cadue

Preparations for the arrival of the Prez/PM Welcoming committe set up in Bosaso City

Recommended Posts

Madaxweynaha iyo ra'iisal wasaaraha Somaliya oo waftigoodii soo gaareen Magaalada Boosaaso

Posted to the Web Dec 20, 11:03

 

 

BOOSAASO : Wafti balaaran oo ay hogaaminayaan Madaxweynaha DKMG ah C/laahi Yuusuf iyo Ra’iisal wasaare Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Boosaaso. Waftiga oo saaka ka suu duulay caasumada KMG ah ee dawlada federaalka ee Jawhar ayaa waxay booqasho ku joogi doonaan dawlad goboleedka Puntland mudo dhawr cisho ah.

 

 

 

 

 

Waxaa waftigaas ku soo dhaweeyay garoonka dyaaradaha Dad watay sawirada madaxweynaha iyo ra'iisalwasaaraha, ruxayayna calanka Somaliya oo isugu jiray shicibweynaha magaalada, culamaa-udiinka, ardayda iyo dawweyne aad u fara badan. Waxaa kaloo iyaguna si weyn isugu diyaariyay soo dhaweynta madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha masuuliyiin ka socotay dawlada goboleedka Puntland iyo kuwa gobolka Bari.

 

 

 

 

 

Meelaha ay booqan doonaan waftiga madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha ayaa waxaa ka mida degmada Carmo oo lagu furi doono goob lagu tababaro ciidamada booliiska ee dawlada federaalka. Waxaa kaloo la filayaa in waftigaan booqoshadooda ku tagi doonaan magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdiga DFKMG oo caawa casho sharaf loogu sameeyey madaxtooyada Boosaaso.

 

DSCF0069.jpg

 

Boosaaso - 20.December.2005

 

Wafdiga Dawladda Federaalka Soomaaliya ee maanta soo gaarey magaalada

Boosaaso ayaa waxaa caawa lagu marti qaaday xarunta madaxtooyada magaalada Boosaaso.

 

Madaxweynaha Puntalnd ayaa casho sharaftan u sameeyey madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geeddi.

 

Kulanka dhex maraya mas’uuliyiinta ugu sarsarraysa ee dawladda dhexe ee Soomaaliya iyo Puntland ayaa waxaa sidoo kale lagu caasumey saxaafadda madax bannaan si ay iyana uga qayb talaan.

 

Maxamuud Faarax Bile

farahbile@hotmail.com

 

Also in SBC News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

yoyonis

 

but it must be desheartening for the president of buntland after two years of campaining to hear he is guest (prisoner) to megamaniac warlord in a dusty village :D so much for xamar cadey.

 

 

it seems the part time buntland president of cade is not happy at ina yey eigher cos he says "waar odaygii aan konfurta u dirnay sowkan labadii tuulo nagu qabsaday" :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qurac Jowhar isn't a village things are starting to look good down there.

 

It must be deshearting for you to see that this dusty village controlled by a megamaniac has now four foreign embassies. How many embassies are there in little dusty and windy Hargaysa after 15 years of campaigning? :D

 

Progress Ay? Wouldn't you say so.

 

Enough embarrassment for you today go and hide in your little hole now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this