Sign in to follow this  
Gabbal

Caabudwaaq: We are pro-Islamic Sharia, but anti-ICU.

Recommended Posts

Gabbal   

Kulankii ka socday Caabudwaaq oo looga soo horjeestay MMI ee gobolada dhexe

 

 

Caabudwaaq 16, Nov.06 ( Sh.M.Network) – Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha Beesha **** ee degmada caabudwaaq ee gobolka G/gaduud ayaa si weyn uga soo horjeestay maamulka maxkamadaha ee gobolada dhexe ee Somalia.

 

Kulankaan oo ka mid ah kulamo wada tashi ah oo maalmihii la soo dhaafay wax garadka beesha **** uga socday degmada caabudwaaq ayaa waxaa looga gol leeyahay sidii beesha ay mowqif mideysan uga qaadan laheyd MMI oo ka arimiya bratamaha iyo Koonfurta inteeda badan ee Somalia.

 

Kulamadaan ayaa waxa ay ka dambeeyeen markii culuma udiin iyo waxgarad ay soo jeediyeen in ay ku dhawaaqayaan maxkamad islaami ah oo hoostagta MMI Somalia.

 

Sheekh Liibaan Xaaji Max'uud oo ah Gudoomiyaha golaha wadatashiga beesha **** ayaa waxa uu sheegay in dadka ku dhaqan degmada ay soo dhaweynayaan ku dhaqanka shareecada islaamka, isla markaana aanu dooneyn in maxkamado wata tikniko ay yimaadaan deegaankooda.

 

Inkastoo aanu jirin go'aano rasmi ah oo ka soo baxay kulamadaasi ayaa hadana waxagaradka iyo culuma udiinka ka qeyb qaadanaya kulanka waxa ay ayideen ku dhaqanka shareecada islaamka.

 

 

 

 

 

 

 

C/kariim Bulxan

 

Shabelle Media Network G/gaduud

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Kulan ka dhacay Caabudwaaq oo ay Beelaha Deegaankaasi uga hadleen arrimaha Maxaakiimta

Last Updated::2006-11-16 16:29:32

 

 

Caabudwaaq:- Kulan ka dhacay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayay Beesha **** uga xaajeysatay arrimaha la xariira Maxaakiimta gobalkaasi ku sugan.

 

Kulankan ayaa salka ku hayey talo ka timid Culumaa'udiinka beeshaasi oo soo jeediyey in ay dhistaan Maxkamad Islaami ah oo u gaar ah.

 

Inta badan Cuqaasha iyo odayaasha Beesha **** ayaa ka soo horjeestay in ay taageeraan Maxaakiimta Islaamiga ah ee ka jira gobalka kuwaasi oo hoostaga magaalada Muqdisho.

 

Balse cuqaasha kulankaasi isugu timid ayaa waxay isku raaceen in ay ku dhaqmaan shariicada Islaamka.

 

Magaalada Caabudwaaq ayey horey uga dhaceen mudaharaadyo looga soo horjeedo Maxaakiimta Muqdisho, gaar ahaan wakhtigii ay maleeshiyooyinka Maxaakiimta magaalada Bu'aale ku dileen 5 nin oo aan hubeysneyn oo dhaawac ahaa.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet | Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Caabudwaaq: Kulan looga wad tashanayay talaabada laga qaadanayo haddii maxkamaduhu yimaadaan oo ka dhacay degmada Caabudwaaq.

Arbaco, November 15, 2006

 

APL

 

Caabudwaaq (AllPuntland)- Wararka ka imaanaya magaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in kulan aad u ballaran oo looga wada hadalayay sidii looga hor imaan lahaa maxkamadaha magaalada Muqdsiho.

 

Kulankaasi oo ay ka soo qayb galeen odoyaal, Culimaa`udiin, Dhalinyaro, Haween iyo wax garad aad u fara badan ayaa waxaa lagu canbaareeyay maxkamadaha magaalada Muqdisho iyo dhul ballaarsiga ay wadaan.

 

Odoyaal halkaasi ka hadlay ayaa waxa ay sheegeen in ay si wayn uga soo hor jeedaan maxkamadaha magaalada Muqdisho iyo dhul ballaarsiga ay wadaan.

 

Waxaa sidoo kale kulankaasi laga sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan niman sheegay in ay dhowaan magaalada Caabudwaaq uga dhawaaqyaaan maxkamad taageersan maxkamadaha magaalada Muqdisho.

 

Sidoo kale waxa ay sheegeen wax garadkii isugu yimid goobtaasi in ay samaynayaan mudaharaad aad u ballaaran oo ay uga soo hor jeedaan maxkamadaha magaalada Muqdisho.

 

Waxaa halkaaso goob joog ka ahaa qaar ka mid ah saraakiishii ciidamada ee dawladdii Soomaaliya ee bur burtay 1990kii , waxaana ay sheegeen in ay la dagaalami doonaan haddii ay maxkamaduhu ku so gar ******aan dhulkooda.

 

Mahad Jama Koronto

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hort....i spoke to someone there and he said there is 150 askar oo hal laf kasoojeedo two other laffo na ma ayrabaa maxkamad..... reer w and Reer D so will see what happens. hope they will have peace there and i can go visit

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

Horn are you conscious?

 

Last time i heard of C/Waaq 13 MR were killed by Ethios under the name of ONLF.

 

So it seems that the Ethio bullet is more welcome in C/Waaq than the Gaashan(ICU)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kulan ka dhacay Caabudwaaq oo ay Beelaha Deegaankaasi uga hadleen arrimaha Maxaakiimta

Last Updated::2006-11-16 16:29:32

cabudwaaq_masaajid.JPG

 

 

Caabudwaaq:- Kulan ka dhacay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayay Beesha **** uga xaajeysatay arrimaha la xariira Maxaakiimta gobalkaasi ku sugan.

 

Kulankan ayaa salka ku hayey talo ka timid Culumaa'udiinka beeshaasi oo soo jeediyey in ay dhistaan Maxkamad Islaami ah oo u gaar ah.

 

Inta badan Cuqaasha iyo odayaasha Beesha **** ayaa ka soo horjeestay in ay taageeraan Maxaakiimta Islaamiga ah ee ka jira gobalka kuwaasi oo hoostaga magaalada Muqdisho.

 

Balse cuqaasha kulankaasi isugu timid ayaa waxay isku raaceen in ay ku dhaqmaan shariicada Islaamka.

 

Magaalada Caabudwaaq ayey horey uga dhaceen mudaharaadyo looga soo horjeedo Maxaakiimta Muqdisho, gaar ahaan wakhtigii ay maleeshiyooyinka Maxaakiimta magaalada Bu'aale ku dileen 5 nin oo aan hubeysneyn oo dhaawac ahaa.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet | Muqdisho

info@horseednet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ahmed_Guree:

^^^

Horn are you conscious?

 

Last time i heard of C/Waaq 13 MR were killed by Ethios under the name of ONLF.

 

So it seems that the Ethio bullet is more welcome in C/Waaq than the Gaashan(ICU)

Horn is conscious, and what else would you like to see happening when he was humitated and his fellow people were killed in Bu'ale by USC/ICU?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

You mean the 5 culprits who were killed by Horns ICU compatriots when they tried to flee.

 

K'Din

2 months ago 13 of Horns men were killed in cold blood by Ethios who claimed that those guys were ONLF.

Poor souls.

Anyway K'din did you get a zero in Maths which is more 13 or 5?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Enemy that you don't know is lot worest than enemy that you know. USC and Ethiopia is known enemies, and the ICU at this time we Somalian where ever we are call it not known enemy till it comes to our doorsteps and then we call it USC as it has been revealed in Kismayu/Sh.hoose. only support they have are Somalidoon just like you and Djabutians.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ahmed_Guree:

^^^

You mean the 5 culprits who were killed by Horns ICU compatriots when they tried to flee.

Dhig magaca, and reveal yourself Ethiopian somalidoon

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Kamalu Diin:

quote:Originally posted by Ahmed_Guree:

^^^

You mean the 5 culprits who were killed by Horns ICU compatriots when they tried to flee.

Dhig magaca, and reveal yourself Ethiopian somalidoon
:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am for Somaliland, puntland, Jubaland, hiiraanland, and Arlaadiland, and I am also anti union, anti domination, anti centralization, anti USC/ICU, and finally anti Somalidoon just like you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this