Sign in to follow this  
Abtigiis

Saado Cali is better than Oodweyne

Recommended Posts

Saalax   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

Moholin is closer to Wardheer than to Qabridhahar. Aware iyo Danot intaad ka degtan waa less than 10% oo waad ogtahay.

Actually haadad sii ficaan uu firisiid the Southern Hargeysa folks are the majority in deegaanka awaare, you just have to look at rabaaso, kam abakor, kam omar, and many other small towns and villages, while the otherside(onlf folks wax siida uu badan kuma laha awaare.

 

 

Magalaada Awaare laakinse is divided into two parts, Northern Part= Garoodi, Southern part = ONLF.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Kaamasha aad shegayso imisa qof ayaa ku nool.

 

Sow kunaanu seexan jiray ee 8'da islaamood joogeen ma aha?

 

Hadaad Kaamam u ciil qabato, Adan Manayre iyo Ina-Guuxa iyana ku darso. :D

 

About Aware, waagan anigoo yar ku noolaa, Garoodi'gu Gaashanka ma soo daafi jirin. Hadda laakin waa runtaa way degaan, laakin kuma badna. 2006 baan tagay last.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

ma odhan. Adigu waxaad tidhaana adigaa jawaabteeda isu haya.

 

Laakin adigu waad hubaysantahay oo halgankan silmiga ah ee SOL sideed u wadi kartaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

War Kam Abokar wa magaalo google earth ka firi :D xogaha wax yar bii ka yartahay awaare, deegaanadas ayaga lahanjiiray waligood(since the suldaan guleed days :D laakinse wagi hore wii iska bananeyen haada wa la dagay oo wala camiiray dhuulkii.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

ma odhan. Adigu waxaad tidhaana adigaa jawaabteeda isu haya.

 

Laakin adigu waad hubaysantahay oo halgankan silmiga ah ee SOL sideed u wadi kartaa?

Hub casriya ayaan wataa. Waxa lagu sameeyay Koonfuur, wa hub dadka khalkhal galiya, waala, dhinac walba ka yimaada, lama fahmo, toos looma ridi, dhinaca aanad fileen ayuu kaga iman, kursina ma fariisto, dadka oo dhan wuu ku dhacaa, ma kala saaro. Waa hub waali caadiyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this