Sign in to follow this  
Jabhad

Yeey Axmaq in his own words!!!!

Recommended Posts

Jabhad   

C/lahi Yusuf 'Ma doonayo in Puntland Ay La Mid Noqoto Muqdisho Oo Kale, Waana ka

 

(Garoowe}29.7-7

C/laahi Yusuf “Dadka Muqdisho iyaga ayaa is dilay, mana aha dad wax isu ogol, anagana wax inoo ogol, si kastaba haddii aanu yeelnay oo xitaa hub dunida ka mamnuuc ah in la adeegsado aan u adeegsanay, weli rabshadaha ma deyinin, magaaladiina way qasan tahay, marka Puntland inay sidaas oo kale noqoto ma doonayo, waana ka damqanayaa waxa ka dhacay, tallaabo adag ayaana laga qaadi doonaa wixii sababay in dadweynuhu qayliyaan..............................

 

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo booqasho ku jooga magaalo madaxda Maamul Gobolleedka Puntland ee Garowe ayaa mar uu kulan la yeeshay odoyaal iyo waxgarad ka tirsan Puntland waxa uu u sheegay in uu si dhaqsi leh waxa uga qaban doono xaaladda ka taagan degaannada Puntland iyo xiisadda ka dhex aloosan maamulka Puntland ee la xidhiidha dhinaca nabadgelyada, maciishadda iyo is qabqabsiga siyaasadda.

 

C/llaahi Yuusuf waxa uu sheegay in wixii ka dhacay maamul Gobolleedka Puntland uu si aad ah uga damqaday, isagoo sheegay in aanu dooneynin in Puntland la mid noqoto Muqdisho oo kale.

 

“Dadka Muqdisho iyaga ayaa is dilay, mana aha dad wax isu ogol, anagana wax inoo ogol, si kastaba haddii aanu yeelnay oo xitaa hub dunida ka mamnuuc ah in la adeegsado aan u adeegsanay, weli rabshadaha ma deyinin, magaaladiina way qasan tahay, marka Puntland inay sidaas oo kale noqoto ma doonayo, waana ka damqanayaa waxa ka dhacay, tallaabo adag ayaana laga qaadi doonaa wixii sababay in dadweynuhu qayliyaan kana damqadaan maciishada cirka isku shareertay” ayuu yidhi C/llaahi Yuusuf oo odayaashaas si gaar ah ula hadlayay.

 

C/llaahi Yuusuf waxa uu sheegay in ay jiraan dad doonaya in ay qalqalgeliyaan ammaanka iyo xasiloonida ka jirta maamul Gobolleedka Puntland, wuxuuna carabka ku adkeeyay in dadkaasi wax laga qaban doono.

 

Waxgaradka iyo Odoyaashii kulanka la qaatay Madaxweyne C/llaalhi Yuusuf ayaa waxay ka codsadeen in uu tallaabo ka qaado dadka la doonaya Puntland rabshadaha iyo kuwa abuuray cunaqabateynta, waxay kaloo ka codsadeen in isbedel lagu sameeyo maamulka Puntland gaar ahaan maamullada hoose, iyagoo dalbaday in isku shaandheyn lagu sameeyo maamulka.

 

Sidoo kale Madaxweyne C/llaahi Yuusuf waxa uu kulan degdeg ah la yeeshay mas’uuliyiinta sarsare ee maamul Gobolleedka Puntland oo ay ka wada hadleen xaaladda ka taagan Puntland sida nabadgelyada iyo sicir bararka.

 

Widhwidh Online News Desk..Media Centter

 

widhwidhonline@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Dadka Muqdisho iyaga ayaa is dilay, mana aha dad wax isu ogol, anagana wax inoo ogol,
si kastaba haddii aanu yeelnay oo xitaa hub dunida ka mamnuuc ah in la adeegsado aan u adeegsanay, weli rabshadaha ma deyinin,
magaaladiina way qasan tahay, marka Puntland inay sidaas oo kale noqoto ma doonayo, waana ka damqanayaa waxa ka dhacay, tallaabo adag ayaana laga qaadi doonaa wixii sababay in dadweynuhu qayliyaan..............................

Yaab!!!Walee Doofaar ibidkii madaahiro:) smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadka Muqdisho iyaga ayaa is dilay, mana aha dad wax isu ogol, anagana wax inoo ogol, si kastaba haddii aanu yeelnay oo xitaa hub dunida ka mamnuuc ah in la adeegsado aan u adeegsanay, weli rabshadaha ma deyinin, magaaladiina way qasan tahay, marka Puntland inay sidaas oo kale noqoto ma doonayo, waana ka damqanayaa waxa ka dhacay, tallaabo adag ayaana laga qaadi doonaa wixii sababay in dadweynuhu qayliyaan ...

Haddee waxaan dhabtahay, oo war la rumeysan karo yahay, and I believe it is true since odeygaas qabyaaladda iyo Xabash u adeeg ku dhameystay noloshiis, afkiis kasoo bixi karaan ereyo saan iyo kuwa ka daran ah, then qabyaalad qurunimadiis waa dhaaftay meel laga soo noqon karo.

 

"Hub dunidda ka mamnuuc ah in la adeegsado aan u adeegsanay..." Waaw. What a shocker.

 

Xabashi's occupying forces using hub adduunka ka mamnuucan the wars that took place in Shaaqshiid and Towfiiq in Abriil even UNka ayaa caddeeye now.

 

Waaka ka "damqanayaa" dhibaatooyikna Bari ka dhacaayo, aha? Well, for your information, Xabashi Stooge, dad Soomaalinimada ku weyn ayaa ka damqanaayo waxa Xamar ka dhacaayo and anywhere Soomaali lagu xasuuqaayo, not qabiilkaaga deegaankiis kaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xargaga, every region of Somalia is composed of many clans, sub-clans or sub-sub clans with competing interest. Puntland is no exception and we have leaders who have confinced people that they have there clan interest at heart when that is not the case and these leaders are only interested in self-enrichment. this is the relationship between xaabsade and his supporters who's allegiance depends on their clan leaders position in the government or local administration.

Share this post


Link to post
Share on other sites

of course not, xaabsade is looking out for himself and will do anything to find work, i only feel sorry for the fools he convinced that he is looking out for their interest.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So once he is against the administration means he is not working for his sub-sub-clan ??

 

what is the measurement horta ??

 

 

I can see Yesterdays's HERE is now suddenly FOOL .....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this