Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Neighbouring countries attending the inauguration of S/lands president PICS

Recommended Posts

War Deg-deg ah: Waftigii ugu Cuslaa ee Jamhuuriyada Jabuuti u soo Dirtay Xil Wareejinta Xukuumadaha Somaliland oo Galabta soo gaadhay Hargeisa.

 

20100725055728.jpg

 

Wasiirka Warfaafinta Jabuuti ahna Afayeenka Dawlada Jabuuti oo Warbaahinta ugu Waramayay Qolka nasashada ee Madaarka hargeisa Daawo Sawirada

 

Hargeisa (GNS)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyada jabuuti Cali Cabdi Faarax ayaa galabta ka soo Degay Madaarka Caasimada hargeisa ee Cigaal International Airport,Waftigaasi oo ka koobnaa 16 xubnood oo isugu jiray laba Wasiir oo ka tirsan Xukuumada Jabuuti, Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka jabuuti iyo Xubno kale oo ka tirsan Baarlamaanka iyo Xukuumada jabuuti.

 

 

4826843797_6a5326c922.jpg

 

Waftigaasi oo si Diiran loogu Soo dhaweeyay Madaarka hargeisa ayaa Waxaa soo Dhawayntooda ka Qayb Galay Masuuliyiinta Xukuumada Cusub oo uu hogaaminayo Dr.Maxamed C/laahi Cumar, Wasiiro ka Tirsan Xukuumada Talada ka sii Degaysa, Gudoomiye ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland,Salaadiinta iyo Cuqaal tiro badan oo reer somaliland ah, iyo Marti Sharaf kale oo Tiro badan.

 

 

Wasiirka Warfaafinta Jabuuti ahna Afayeenka Dawlada Jabuuti oo Warbaahinta ugu Waramayay Qolka nasashada ee Madaarka hargeisa ayaa sheegay inuu Hambalyo ka sido Madaxwayne Ismaaciil Cumar geele iyo Shacabka Reer Jabuuti, Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in Somaliland u yimaadeen inay ka Qayb galaan Xafladda Xilwareejinta Xukuumadii hore iyo Ta Cusub ee Dadka reer somaliland soo doorteen.

 

Mudane Cali Cabdi Faarax Waxa uu Somaliland ku hambalyeeyay Qaabkii wanaagsanayd ee Doorashada somaliland u dhacday iyo sidii wanaagsanayd ee Masuuliyiinta Axsaabtu isugu hambalyeeyeen Guushii Doorashada madaxtinimada Somaliland.

 

 

4827458056_84158dfa06.jpg

 

 

Wasiirku waxa kale oo uu sheegay inay la soo jeedeen Shicibka reer somaliland wakhtigii doorashadu socotay, kana war hayeen ilaa intii lagu dhawaaqayay, waxaanu intaasi raaciyay in la farxeen kuna Faraxsanyihiin sida Walaaltinimada leh ee loogu soo dhaweeyay Caasimada somaliland ee Hargeisa.

 

4826849691_0713c1f222.jpg

 

Wasiirka Arimaha Dibada somaliland C/laahi Maxamed Ducaale iyo Xoghayaha Arimaha Dibada Xisbiga Kulmiye Dr.Maxamed C/laahi oo ku kala hadlayay Afka Xukuumada Madaxwayne Rayale iyo Xukuumada Cusub ee Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa halkaasi ka jeediyay kalmado soo dhawayn ah, Waxaanay ka warameen Xidhiidhka labada Dawladood ee walaaltinimada ah.

 

Waftigan oo Casuumad Rasmi ah ka helay Madaxwaynaha la Doortay ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) sida uu Gabiley News u Xaqiijiyay Xoghayaha Arimaha Dibada Xisbiga KulmiyeDr.Maxamed C/laahi Cumar ayaa Noqonaya Waftigii ugu Cuslaa ee Dawlada jabuuti usoo dirto somaliland, isla markaana waftigii ugu horeeyay ee ka yimaada wadamada jaarka ee ka qayb gal Xilwareejinta Xukuumadaha Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Djibouti could have send the Prime-Minister or atleast the Minister of Foreign Affairs. This a light weight delegation, nothing to write home about.

 

How about Ethiopia, who are they sending?

 

Why hasnt the TFG or Puntland and Galmudug State been invitited? Or at least some traditional elders from the region. I think this is a missed oppportunity to celeberate such an event with your real neighbours. Too bad.

 

If they would have asked me, then I would have invited all the Sultans, Boqors, Garaads,Ilaans, Aaqils and everyone with a title and cumaamad from the whole region. Men I would have even invite the Luo Kings, the Kikuyu traditional leaders all the traditional Kings from Ethiopian Omo-valley. Just to show them who is the real Lion and King in the region.

 

But this is here? this is a local gig. nothing special.

Share this post


Link to post
Share on other sites

niyow maxaad la qanaaqday. maybe I shouldnt have called you monkey. :D

 

dont throw stones at me now, I know monkeys tend to throw stones at everyone when they are angry.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What is my real name? You seem to know who I am?Why do you make every contribution I make a discussion on my idendity? Instead of answering the real questions I ask.'

 

And its true this delegation is nothing to be proud of, its a very light diplomatic mission with hardly any mandate. Nothing special. Does that make you angry.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Light weight visit highlights the esteem the NW is held.. :D In comparison how many President attended Yusuf, Sharif;s inauguration? :D

 

Yup we are still waiting for a single head of state for the "monumental" achievement.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Have some shame, son. Sharif & Yusuf's "inaugurations" took place in distant lands. No comparison. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NGONGE:

^^ Have some shame, son. Sharif & Yusuf's "inaugurations" took place in distant lands. No comparison.

Don’t be a pansy, you are still a region of Somalia, and not a single head of state will come to your clan party regardless of how many fictitious articles you compose.

 

From what I remember Ismael Umar Guled traveled to a far distant land to attend Yusuf party, he even attended the inaugaration of his Sultan in Zaylac, but wont come to the SNM OLD FARTS one, oh why? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Again, have some shame and think of some other examples. Don't remind people of the pig farm, adeer. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this