Sign in to follow this  
wacdaraha_aduunka

While Shabaab is busy in Muqdishu, Ahlu Sunnah is busy expanding

Recommended Posts

Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa Loogu Xoog-sheegtay Khawaarijta Afka Duubata { 12 May 2009}

waxaa la daabacay Tue 12 May 2009 12: 50: 29

Dagaalka ayaa galabta casirkii ka bilowday magaalada dhexdeeda ka dib marki khawaarijtu ay weerar daandaansi ah ku soo qaadeen rag culuma ah oo magaalada dhinac uga sugnaa.

Dagaalka ayaa si xowli ah ku bilowday ayadoo la isku adeegsanayey hubka noocyadiisa kala duwan. Kooxaha khawaarijta ayaa saarnaa baaburta dagaalka oo markii dambena qaar laga gubay qaarna ay dib ugu baqdeen.

 

Maydadka ay khawaarijtu ka carartay ayaa la soo sheegaya tira kala gedisan maadaama uu dagaalku joogsaday maqribnimadii ka dib. Dadka qaar ayaa sheegaya maydad 4 ah oo daadsan bartamaha magaalada ay arkeen halka xog kalena ay tibaaxayso in ilaa 10 laga dilay khawaarijta.

 

Culumada iyo shacabka ayaa waxaa ka shahiiday laba ruux tirada dhaawucuna waa 4 wadaado iyo shacab. Dadka magaalada ayaa la soo sheegaya iyagoo dib ugu soo laabanaya guryahooda habeenimada ka dib markii ay xaqiiqsadeen in kooxihii qarbudaadda laga saaray magaalada iyagoo u cararay dhanka Buula Burde.

 

Ilaahay ayaa u ballan qaaday inuu mu'miniinta u gargaarayo waa nasrigi noocaas ah oo la helay. Allahu Akbar!

 

 

Xafiiska Wararka ee Ahlusunna Waljamaaca

 

 

amin_arts_maxkamado.gif

 

SHAYDAAN.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this