Sign in to follow this  
Juje

Gorgortan U Socda Muuse Caraale Iyo Al-Shabaab

Recommended Posts

Juje   

Gorgortan U Socda Muuse Caraale Iyo Al-Shabaab

thumbnail.php?file=MuseCarale_473774729.

 

Muuse Caraale oo ahaa afhayeenkii Xisbul Islaam kana soo baxsaday ururkisii hore, hadana ku biiray Al-Shabaab ayaa lasoo sheegayaa inuu la kulmay caqabado uusan filayn inuu kala kulmi doono ururka cusub ee uu ku biiray. Muuse Caraale ayaa markii uukusoo biirayay Al-Shabaab watay gawaari dagaal, waxana lagu amray inuu soo wareejiyo gawaaridaas isaguna uu aado xero dhaqan celin oo lagu soo barayo sharciyada ururka Al-Shabaab.

 

Muuse oo ka dooday amarka la siiyay ayaa soo jeediyay inuu fulinaya amarka la siiyay haddii loo sheego jagada loo dhiibayo marka uusoo dhamaysto tababarka. Hogaanka sare ee Al-Shabaab ayaa ugu jawaabay Muuse inaan hada loo sheegi karin wax jago ah oo loo dhiibayo, waxana lagu amray inuu fuliyo awaamirta haddii uu doonayo inuu ka mid noqdo Al-Shabaab, mana la oga talaabada uu qaadi doono Muuse.

 

Source: Wadanka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this