Sign in to follow this  
Jabhad

Qaxii Ethiopianka oo biloowday . Ethiopians flee from Somalia.

Recommended Posts

Jabhad   

Less than a month in Somalia, thousands of Dirty Tigree dead and Meles is now saying he will not wait African troops to arrive. The American envoy to Africa and Meles stayed away from Mog-Town for a reason . :D Yeey said Mog-Town is not a safe place after seeing his masters being hunted and killed in Mog-Town. Isku soo duuboo, Somali resistance too strong for the weak Tigree regime.

 

Ethiopia oo ka baxaya Magaalada Muqdisho iyaga oo isku uruursanaya Balli Doogle 16 Jan 2007.Kolonyooyin Ciidamada Xabashida oo u qaxaya Ethiopia."

http://www.kismaayonews.com/newsdetails.php?subaction=showfull&id=1168982247&archive=&start_from=&ucat=1&

 

From Aayaha.com

16.01.07 - Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka qaarkood ayaa tilmaamaya in ciidamada cadowga Itoobiya ee dhowrkii usbuuc ee lasoo dhaafay haystay dalka ay bilaabeen in ay isaga baxaan magaalooyinka muhiimka sida Muqdisho, Kismaayo, Beledweyne, Gaalkacyo, iyo Cadaado. Wararka ayaa intaa ku daraya in ciidankii ka baxay Muqdisho ay qeyb ahaan gaareen oo ay haatan ku sugan yihiin garoonka ciidamada ee Balidoogle.

 

Waxaa sidiisii u socon doona ololaha lagula dagaalamayo ciidanka cadowga, inta hal askari oo kamid ah uu ku sugan yahay ciidda Soomaaliyeed, sidii uu ku baaqay hoggaamiyaha xoogagga xaq u dirirka Soomaaliyeed Al-Sayid Sheekh Shariif Sheekh Axmed (Xafidahullaah).

http://www.aayaha.com/viewpage.php?articleid=3762

 

 

From Onkod:

Onkod News, Muqdisho: Ciidamada Ethopiya ayaa sheegeen in ay ka daabulanayaan ciidamadooda wadanka soomaliya maalinta bari ah wax ka bilawdo warkan ayaa waxaa hada ku dhawaaqay Raisul wasaaraha Ethobiya isagoo u sheegay saxaafada Caalmka waxaa uu sheegay in uusan sugi doonin wax ciidan ah oo nabad ilaalin ah isagoo sheegay in uusan ku sii jiri doonin soomaliya

http://www.onkod.net/

 

 

Dallasnews.com

Ethiopians to leave Somalia

 

Leader says country can't afford to be neighbor's peacekeeper

 

 

10:18 PM CST on Tuesday, January 2, 2007

The New York Times

 

ADDIS ABABA, Ethiopia – Prime Minister Meles Zenawi of Ethiopia said Tuesday that his country, one of the poorest in the world, couldn't afford to keep troops in Somalia much longer and that it was ill equipped to play the role of peacekeeper there.

 

 

Associated Press

An Ethiopian soldier had no shortage of ammo as he patrolled Kismayo, Somalia, on Tuesday. Ethiopian troops had been sent to check the rising threat by Islamic militants. Two hours after he spoke, two Ethiopian soldiers were gunned down in an ambush in southern Somalia in one of the first strikes of an anticipated anti-Ethiopian guerrilla campaign.

http://www.dallasnews.com/sharedcontent/dws/news/world/stories/010307dnintsomalia.11cfa81.html

 

From wabishabeelenews:

Meles Zenawi ayaa umuuqday nin culeys badan uu saaran yahay, isagoo carabka ku adkeeyey in kabixitaanka ciidankiisa ee dalka Soomaaliya uunan la sugi doonin ciidanka nabad ilaalineed ee laga baadi goobayo dalalka Afrika.

 

"Jadwalki inoo yiil baanu ku soconeynaa. Sugimeyno wax yar oo ciidan nabad ilaalineed ah oo ciidankeena badasha," ayuu ku adkeystay Meles

www.wabishabeele.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Warar Sheegaya In C/laahi Yuusuf Si dhuumaaleysi ah Uga baxay Muqdisho

Posted to the Web Jan 17, 02:18

 

Muqdisho (Aayaha.com) 17.1.07 - Warar aan ka helnay ilo kala duwan ayaa sheegaya C/laahi Yuusuf Axmed habeenimadii xalay si dhuumaleysi ah uga baxay magaalada caasimadda ah ee Muqdsho kadib markii la sheegay in qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ay isaga bexeen Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee sida xoogga ah ku soo galay dalka Soomaaliya.

 

Aayaha.com oo u kuurgalay jiritaanka warka sheegaya in C/llaahi Yuusuf uu habeenimadii xalay si dhuumaaleysi ah uga baxay Muqdisho ayaa ogaatay in dhab ahaanta warkaasi kadib markii ilo kala duwan ay xaqiijiyeen hadalkaa. Wararka qaarkood ayaa sheegaya in uu nafsaddiisa u baqay, mar haddii ay meesha ka bexeen gaaladiii uu isku haleynayey ee uu markii horeba shacabka Soomaaliyeed kusoo hogaamiyey.

 

C/llaahi Yuusuf ayaa bixitaankiisa dhuumaaleysiga waxaa la sheegay in idaacadaha Muqdisho lagu amray in aaney tabin karin warkaas, maadaama uu yahay mid si qarsoodii ah uga baxay Magaalada Muqdisho. Hadal haynta ugu badan maanta ee magaalada Muqdisho ayaa ah mid la xiriirta bixitaanka dhuumaaleysiga ah ee dagaal ooguhu uga baxay magaalada Muqdisho.

 

C/laahi Yuusuf ayaa la isla dhexmarayaa in uu aaday magaalda Baydhabo halkaas oo ay xarun ka dhigteen kooxda Mbagathi ee uu isagu hogaamiyo, halka warar kalena ay sheegayaan in aan la garaneyn meel uu aaday mar haddii bixitaankiisu uu ahaa mid dhuumaaleysi.

 

Ciidamada cadowga ayaa iyana isaga baxay qeybo badan oo gobolada dalka ah kadib weeraro qorsheysan oo ay kala kulmeen xoogagga xaq u dirirka Soomaaliyeed oo kaashanaya shacabka, iyadoo weerarkii ugu dambeeyey ee ay xoogagga xaq u dirirka la beegsadeen cadowga uu ku reebay uur kutaalo weyn iyo dhimashada sarkaal sare oo ka tirsanaa hoggaamiyeyaasha ciidamada Tigreeda, taa oo sabab u noqotay in ay si deg deg ah uga baxaan qeyb ahaan magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.

 

Aayaha.com

Xafiiska Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Ethiopia 'set for Somali pullout'

 

Mr Meles said the Ethiopians would withdraw in three phases

Ethiopian forces are to start leaving Somalia "in the next few days", Prime Minister Meles Zenawi has told the BBC.

Ethiopia helped Somalia's interim government oust Islamists from the capital but has always said it does not want to stay long.

 

Mr Meles said the first phase of the withdrawal could start now that several key warlords had disarmed.

 

The African Union is meeting to discuss sending a peacekeeping force to Somalia to replace the Ethiopians.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

Its very clear the Ethiopians dont have the strength and the means to stay for long in somalia, the only reason they where able to reach mogadisho was after the courts pulled out and changed their tactics because off the american involvement on the side of ethiopias.

Share this post


Link to post
Share on other sites

aayaha

onkod

kismaayonews

qaadisiya

webishabelle

 

A WHO'S WHO OF ANTI TFG PROGANDA LOOOL. " WE HAVE CAPTURED 10 american soldiers" LOOOL. How can anybody take these guys seriously with there huge slant?

 

Do you guys take idamaale seriously? NO. Same here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abdi2005:

Its very clear the Ethiopians dont have the strength and the means to stay for long in somalia, the only reason they where able to reach mogadisho was after the courts pulled out and changed their tactics because off the american involvement on the side of ethiopias.

U got to be kidding urself,three fools whose card's didn't work for them and instead got punished in the hand's of the TFG are not matyres and U can't know if Allah is pleased with them or not.Everything Good,is pleasing to Allah,but not the wicked things and these three abused Allah's Religion for their personal gain.Where are they now?They are Totaly liquidated!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this