Sign in to follow this  
Kamaavi

Siilaanyo oo Addiss Ababa Ka Degay..

Recommended Posts

Kamaavi   

2r7ycfs.jpg

 

 

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Addiss Ababa ayaa sheegaya in Axmed Maxamed (Siilaanyo), oo ah Madaxwaynaha Maamul Gobaleedka la Magacbaxay Somaliland uu booqasho Seddex Bari ah ku Tagay Dalka Itoobiya.

 

Silaanyo Ayaa waxaa Safarkiisa ku waheliyay Masuuliyiin ka mid ah Maamulka uu Madaxda ka yahay Sidoo Kale Marwadiisa, Marwo Amina Waris,Waxaana Garoonka Diyaaradda ee Magaalada Addiss Ababa ku soo Dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Itoobiya Hailemariam Desayle Iyo Saraakiil Kale oo Tirsan Wasaarada Arrimaha Dibadda.

 

Booqashada Silaanyo uu ku tagay Addiss Ababa ayaa la Filayaa inay Noqon Doonta Mid looga hadli Doono Iskaashiga Maamulkiisa Iyo Itoobiya Waxaana oogu Horeeya ee Wadda hadalka yahay Arrimaha Amniga Iyo Wada Shaqaynta Sirdoonka.

 

Silaanyo ayaa aaminsan in Arrimaha Gudaha ee Somaliland aysan Itoobiya soo Faragashan Midaas oo Maal-mahii oogu danbeeyay Itoobiya ka Caga-Jiidaysay Waxaase Haatan la ogayn Silaanyo Iyo Melez wax ay ku wadda Hadli Doonaan.

 

Balse waxaa Xusid Muddan in Faroole Muddo bil ah uu suganyahay Addiss Ababa Isagoo eedaymo u Jeediyay Maamulka Silaanyo kuna eedeeyay inuu Taageero Sheekha Lagu Magacaabo Ata oo ku Kacsan Maamulka Puntland.

 

Marka la eego Booqashada Silaanyo ee Addiss Ababa Iyo Safarkii uu Bisha ku Joogay Faroole Addiss Ababa ayaad moodaa in Silaanyo Doonayo inuu Faroole ku soo Xumeeyo uuna tusa in Addiss Ababa si Wanaagsan u soo Dhawayn Doonto.

 

Si kastaba ha ahaatee Booqashada Silaanyo ayaa ah mid la filayay Mudooyinkii oogu Danbaysay waxaana la filayaa in uu kadib ka sii aadi doono Waddanka Ingiriiska.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Kamaavi:

Silaanyo ayaa aaminsan in Arrimaha Gudaha ee Somaliland aysan Itoobiya soo Faragashan Midaas oo Maal-mahii oogu danbeeyay Itoobiya ka Caga-Jiidaysay Waxaase Haatan la ogayn Silaanyo Iyo Melez wax ay ku wadda Hadli Doonaan.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
PasserBy   

In fact what the Ethiopian Prime Minister said is stronger than that I translated. It was a matter of fact statement. what he said is Ethiopia WILL maintain its good relationship with Somaliland.. Meaning, regardless of who is in power in Somaliland, Ethiopia will continue to forge excellent relationship with the people and government of Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Muriidi

Bal waxaad ku turjumid lahayd un baan doonayay in aan ogaado. :D

 

You remind me the story of the "uncle" of yours who could not speak amhaaric. An "uncle" of mine volunteered to translate him. You uncle got angry and says; Aggah! ma id**r baa aniga iyo xabashi inoo kala turjumiya? :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this